Webmaster

    Daawo:Afhayeenka Shirkadaha Qaadka Ka Ganacsada Ee Somaliland Oo Cabasho Ka Muujiyey Dawlad Deganka Somalida Etopia Oo Ganacsigodii Shirkado Kale Ku Wareejisay

    Hargeisa 1/12/2014(SDN/QJ)Afhayeenka shirkada ka ganacsada qaadka  somaliland uga yimaada  etopia ayaa cabasho  ka muujiyey  ganacsigoodii oo  laga joojiyyey  iyadoo shirkado kale lagu wareejiyey  shirakdihii qaadka taasi  oo afhayenku  sheegay  inay  u gudbiyen  dawlad deeganka somaliyed  ee itopia balse  aanay  cabashadooda waxba ka qaban  iyagoo shegay  inay  hadi dawlada dhexe ee itopia  waxba ka qaban waydo…

    Read More

      Daawo:Madaxwayne Ku Xigenka Somaliland Oo Ka Qayb Galay Xuska Maalinta HIV/AIDSka Oo 1Decenber Laga Xuso Aduunka Oo Dhan

      Hargeisa 1/12/2014(SDN/QJ)Madaxwayne Ku Xigenka Somaliland c/raxman c/lahi saylici ayaa maanta ka qayb galay xuskii malinta  HIVAIDSka  Oo maalintan o kale laga xuso guud ahaan adunka iyadoo uu madaxwayeyne ku xigenka somaliland (Saylici)uu dadka la nool cudurkan uu ugu bushaareyey in  dawadii dhimaysay xanuunkan ay  soo gaadhay  somaliland Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

      Read More

        Golaha Guurtida oo Durduro ku ansixiyay Xeerkii Muranka dhaliyay ee Codbixiyeyaasha Doorashooyinka

        Hargaysa 01.Dec 2014 (SDN/QJ)- Mudaneyaasha  Golaha  guurtida Somaliland, ayaa maanta cod aqlabiyad ah ku ansixiyay ka dib markii ay kaabis iyo wax ka bedel ay ku sameeyeen Xeerka diwaangalinaha Codbixinta iyo Madaniga ee Xeer Lambar 37/2007 ka dib markii Shir gudoonka guurtidu sheegay inay saxeen qodobo khilaaf adag galiyay xeerkan. Fadhiga maanta oo uu shir…

        Read More

          Mudaharaad Rabshado Wata oo Maanta ka Dhacay Boorama, Maayarkii Hore ee Boorama oo Xabsiga la dhigay

          Boorama 01.Dec 2014 (SDN/QJ)- Boqollaal ka mid ah Dadweynaha ku dhaqan magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal, ka dib markii Ciidanka Ammaanka Somaliland Xabsiga u taxaabeen Maayerkii hore ee magaaladaas Cabdiraxmaan Shide Bile. Dadka Muddaharaadka dhigay oo u badnaa Dhalinyaro iyo Haween, ayaa ka soo horjeeday Xadhigga Maayerkii hore ee magaalada Boorama Cabdiraxmaan Shide Bile…

          Read More

            Marwo Faadumo Siciid oo dalka ku soo laabatay,Xisbiga Waddani oo ay ku biirtay iyo Dhaleecayn ay u Jeedisay Siyaasiyiin ka Tirsan Golayaasha DAAWO

            Hargaysa 01.Dec 2014 (SDN/QJ)- Xoghayihii Hore ee Maaliyada ee Xisbiga Ucid Marwo Faadumo Siciid ayaa maanta dalka ku soo laabatay Kadib markii ay Socdaal ku soo martay dalal door ah oo ka tirsan adduunka . Faadumo Siciid Ibraahin oo dhawaan Iska Casishay Xilkii ay Xisbiga Ucid ka Haysay ayaa la filayaa inay si rasmi ah…

            Read More

              DAAWO:Shalay iyo Maanta Madaxweyne Siilaanyo iyo Afhayeenkiisa Dhuxul iyo isbedelka habdhaqankooda

              Hargeysa Dec 01, 2014(SDN/QJ)-Goobtu waa Madaarka Hargeysa, madashu waa shir jaraaid oo madaxweynahii hore ee Somaliland Md Daahir Riyaale Kaahin uu saxaafada uga waramayay safar uu markaa dibedda uga soo noqday, werriyeyaashii suaalaha weydiinayay waxa ka mid ahaa Axmed Saleebaan Dhuxul oo xiligaa ka mid ahaa saxaafada isla markaana Suaal qalafsan weydiinayaa Madaxweynaha. Intaa waxa raaca…

              Read More

                Nuxurka Kulan Madaxweyne Gaas Markab Dushii Kula yeeshay Saraakiil Ka Tirsan Isbahaysiga Nato

                Bosaso:Dec,01,2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha Maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali(gaas), ayaa Xeebta Bosaso kula yeeshay Kulan saraakiil ka tirsanayd  Isbahaysiga Nato, iyadoo kulankaasina  ka dhacay Markab dagaal dushiisa. Saraakiisha uu shalay Madaxweyne Gaas la kulmay ayaa ahaa qaar ka tirsanaa ciidamada NATO ee howl galka ka dhanka ah budhcad badeeda kawada xeebaha Soomaaliya gaar ahaan saraakiisha hogaamiya ciidanka Dawladda…

                Read More

                  Madaxweynaha Ruushka Oo Muujiyey Awoodo iyo Xirfado uu Dheer yahay Madaxweyneyaasha Caalamka

                  Moscow:Dec,01,2014(SDN/QJ)-Vladamir Putin oo ah Madaxwenaha Dalka Ruushka, ayaa Dunida u muujiyey quwadiisa jidheed iyo sida uu u yahay nin aan ka fogaan dhallinyaronimadiisii, waxana uu wacdaro ka dhigay ciyaar nooca Barafka Dushiisa lagu ciyaaro ah oo uu shalay ka qaybqaatay. Madaxweynuhu waxa uu ka qaybqaatay ciyaarta Hocky-ga oo ka dhacday Magaaladii ciyaarihii Olympic-da qabowga lagu…

                  Read More

                    Shir Muhiim u ahaa Bulshada Bariga Afrika Oo Si Kedis ah Loo Joojiyey Xili Nairobi Ka Socday

                    Nairobi:Dec,01,2014(SDN/QJ)-Waxa si kedis u joogsaday Shir Bulshada Rayidka ah ee Bariga Afrika uga socday Magaalada Nairobi, iyadoo  Shirkaasna uu muran hadheeyey. Madaxweyne ku xigeenka dalka William Ruto oo matalayay madaxweyne Uhuru Kenyatta ayaa galinkii hore ee  Maallinimadii Sabtidii kulankan ka furay magaalada tan Nairobi. Hase ahaatee madaxweyne Kenyatta oo markii hore la filayay in uu…

                    Read More

                      “Madaxweyne Waa Inaad Hanaysaa Hadii Doorashada soo Socota lagaaga Guulaysto” Xaaji Cabdi Waraabe oo dardaaran u Jeediyay Madaxweyne Siilaanyo {DHAGAYSO}

                      Hargaysa 01.Dec 2014 (SDN/QJ)- Xaaji Cabdikariim Xuseen Yuusuf (Cabdi Waraabe) oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Guurtida, ayaa madaxweynaha Somaliland ugu Baaqay inuu si sharaf leh xilka u wareejiyo haddii laga helo doorashadda fooda innagu soo haysa, haddii uu ku guulaystana looga baahan yahay in axsaabta mucaaridka ahi u hanayso kursiga madaxweynenimadda Somaliland. Xaaji Cabdi…

                      Read More

                        Somaliland oo Sheegtay inay Xuquuqda Maxaabiista Jeelasha ku Jira Aqoontooda Kor u qaadi Doonto DAAWO

                        Hargaysa 01.Dec 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka wasaaradda Cadaaladda JSL Eng Xuseen Axmed Caydiid oo uu wehelinayey Taliyaha Ciidanka Asluubta Sareeye Guuto Maxamed Xuseen Faarax (Xiirane) ayaa  tababar u furay qaybo ka kala yimid Ciidamada ilaalada xabsiyada, hay’adaha garsoorka iyo wasaaradda cadaalada, tababarkaas oo ay ku qaadanayaan aqoon la xidhiidha ilaalinta Xuquuqda maxaabiista.

                        Read More

                          Wada Hadalo Madhalays ah oo Mar kale Heer Madaxweyne Turkigu u Golaynayo

                          Hargaysa 01.Dec 2014 (SDN/QJ)- Iyadoo xubno loogu yeedhay u sii gogolxaadhka shirka Somaliland iyo Somalia ay ku maqan yihiin Turkiga, ayaa lagu wadaa inay dhawaan iyana dalkaa gaadhaan Madaxweynayaasha labada dhinac Axmed Siilaanyo iyo Xasan Sheekh Maxamuud, kuwaasoo la filayo inay gudagalaan meerto kale oo wada xaajoodka. Inkasta oo aanay jirin warar si rasmi ah…

                          Read More

                            Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo Sheegay in Berbera ay Kaalinta Kowaad u hayso Mashruuca Maamul Daadejinta DAAWO

                            Berbera 01.Dec 2014 (SDN/QJ)- Madaxweyne Ku Xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici ayaa Maanta Xadhiga ka jaray Mashaariic laga hirgaliyay Magaalada Berbera,Isla markaana Kormeer ku soo maray Qaar ka Mid ah Hay’adaha Laamaha dawlada. Mudane Saylici ayaa Sheegay in Magaalada Berbera ay Noqotay Ta Kaalinta 1aad u haysa Mashaariicda JPLG ee Horumarinta Degmooyinka…

                            Read More

                              “Muddo ayaanu joognay waxaanu ka wada hadalnay sidii aanu uga wada shaqayn lahayn danaha labada dal” Labada Taliye Ciidan ee Qaranka Somaliland Iyo Jabuuti oo Lawyacado Kulan ku Yeeshay DAAWO

                              Lowyacado 01.Dec 2014 (SDN/QJ)- Taliyaha ciidanka Qaranka Somaliland Gen. Ismaaciil Cismaan Shaqale oo uu weheliyo taliyaha ciidanka qaranka Jabuuti Kornayl Maxamed Jaamac Ducaale, ayaa  wadajir u booqday xadka labada dal ee magaalada Lawyacado. Badhasaabka Gobolka Selel Cabdirisaaq Waaberi oo warbaahinta la hadlay ayaa soo dhawayn kadib yidhi, “Waxa soo gaadhay Lawyacaddo taliyaha ciidamada qaranka, isagoo…

                              Read More

                                Wasiir Samaale oo Waxqabad ku Majeertay Kastamka Kala baydh oo uu sheegay oo ka Kor maray Qorshihii ay markii hore ka rabeen

                                Hargaysa 01.Dec 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Maaliyadda Cabdicasiis Samaale oo hadal ka jeediyey Munaasibad lagu soo gebo-gabeeyey Shir saddex cisho ka socday Gabiley oo lagaga hadlayey qorshaha horumarinta gobolka Gabiley, waxaanu sheegay inuu gobolkaasi yahay gobolka horumarka Somaliland, loona baahan yahay in dedaalka dadkiisu ku jiraan ay intaas ka sii badiyaan. “Waxaan halkan ka sheegayaa oo…

                                Read More

                                  “Waxaan Madaxweyne kaa Rajaynayaa Laamaheena Garsoorka oo Cadaaladu ka Mid tahay inaynu Suuska ka Saarno” Drs Edna Aadan Ismaaciil DAAWO

                                  Hargaysa 01.Dec 2014 (SDN/QJ)- Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda Somaliland Drs Edna Aadan Ismaaciil, ayaa munaasibad uu madaxweyne Siilaanyo goob-joog ka yahay ku soo qaadday sida ay bulshadu u tabayso doorkii ay dawlnimada ku lahaayeen laamaha Garsoorka dalka, waxaanay ku baaqday in la toosiyo nidaamka Caddaaladeed ee dalka oo ay saluug xooggan ka muujisay. Marwo…

                                  Read More

                                    Sheeko Xiiso Leh Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland iyo Ardayda Dhagoolayaasha ee Burco oo Wada hadal lala Yaabay Yeeshay DAAWO

                                    Burco 01.Dec 2014 (SDN/QJ)- Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland abdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil(Saylici) iyo Wefti uu hoggaaminayo oo booqasho shaqo ku jooga magaalada Burco,ayaa booqday dugsiga dhegoolayaasha ee magaalda Burco halkaasoo ay ku dhex martay Madaxwene ku-xigeenka Somaliland iyo weftiga uu hoggaaminayo iyo ardayda dhegoolayaasha ah ee dugsigaas dhigta. Hadaba halkan ka daawo ardayda iyo weftiga Saylici sheekada…

                                    Read More