London 19Mar2015(SDN/QJ) Baraamjika Dareenka shacabka oo waraysi Xiiso badan la yeshay Foosiya Xaji Adan kana hadashay wada hadaladii Somaliland iyo Somaliya iyo Arimo badan oo xiiso badan baraamijkan oo shabakada qurbejoog idiin soo gudobiso Habeenkasta oo Talaado Daawasho Wacan.
