London4May14(SDN)Barnaamijka Bandhiga somalichenel oo ka hadlaya dadka la heeb sooco baraamijkan oo xiiso badan iyo wariyaha iyo martida oo si kalsooni ku jirta uga hadlay oo dacad nimo ku jirto bal daawasho wacan.
Barnaamij Xiiso badan oo looga hadlayo Waa Maxay Midgaan iyo dadka la heeb sooco daawasho wacam
