London 29Nov14(SDN/QJ)Baraamijka Daahir iyo Dalka Hooyo oo aad ka dawataan Tvga qaranka somaliland ayaa waxa Marti ku ah aqoon yahano reer somaliland waxana looga hadlayaa horumarka Somaliland waxana idiin fududaysay shabakada qurbejoog daawasho wacan
