Mareykanka oo 41 million ugu deeqay Soomaaliya
Muqdisho January 29, 2023 (QJ) –Safiirka Mareykanka u fadhiya QM Linda Thomas-Greenfield oo manta booqatay magaalada Muqdiaho ayaa kulan ay la yeelatay madaxweyne Xasan Sheekh waxa ay ku dhawaaqday kaalmo dheeri oo Mareykanku ugu yaboohay Soomaaliya. Safiirada ayaa sheegtay in Mareykanku Soomaaliya siin doono 41 million oo dollar oo lagula tacaali doono xaaladaha biniaadamnimo ee…
