Category: Wararkii ugu Dambeeyay
Military justice trapped in Dolow Airport
Mogadishu Feb 27, 2023 (QJ) – An armed conflict that took place today at the airport in Dolow district in Gedo region has resulted in casualties. According to reports, the conflict started when armed militias attacked the Dolow airport during a hearing of a case related to a police detective who is accused of killing…
Somaliland oo ciidamadeedii kala baxday Laascaano
Hargeysa Feb 26, 2023 (QJ) – Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland, Cisse Keyd, ayaa ka hadlay ka bixitaanka ciidamada Somaliland ee magaalada Laascaanood, ka dib dagaal toddobaadyo socday. Warsaxaafadeed uu soo saaray wasiir Keyd ayaa sheegay in ujeedka dowladda uu tahay sidii beesha caalamka iyo shacabka Soomaaliyeed ay u tusi lahaayeen in ay nabadda ka go’an tahay….
Duqeynta Laascaano waxa amray Muuse Biixi
Laascaanood Feb 26, 2023 (QJ) -Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland C/Risaaq Khaliif Axmed oo warbaahinta la hadlay ayaa ka hadlay colaada ka taagan magaalada Laascaanood oo uu dhiig badan ku daatay saddexdii toddobaad ee u dambeeyay. Guddoomiyaha ayaa sheegay in magaalada Laascaanood uu ka jiro khasaare naf iyo maalba leh oo ka dhashay colaadaasi, wuxuuna sheegay…
RW Xamse oo la kulmay isuduweyaal
Muqdisho Feb 26, 2023 (QJ) – Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa shir-gudoomiyay kulan ay isugu yimaadeen isku-duwayaasha mashaariicda horumarineed ee dalka ka socda, kaasi oo ujeedkiisu ahaa dar-dar gelinta qorshayaasha iyo barnaamijyada Dowladda ee sanadka 2023-ka, waxaana kulanka looga hadlay horumarka dalka. Mashaariicda dowladda ee qaybaha kala duwan ee bulshada…
PM Hamze meets with projects coordinators
Mogadishu Feb 26, 2023 (QJ) – The Prime Minister of the Federal Government of Somalia, Mr. Hassan Ali Khaire, chaired a meeting of the coordinators of various development projects in the country aimed at accelerating the implementation of the Government’s plans and programs for the year 2023. The meeting discussed the progress of government projects in…
Aqoonyahanka reer Somaliland oo Xukkumada Biixi ku dhaliilay colaada Laascaano
Hargeisa Feb 25, 2023 (QJ) – Shan iyo konton qof oo ka kala socda qaybaha kala duwan ee bulshada Somaliland oo isugu jira abwaano, qoraayaal, hawl-wadeennada bulshada iyo aqoonyahanno ay ka mid yihiin macalimiin jaamacadeed, dhakhaatiir, Qareeno iyo Injineero ayaa si wada jir ah u soo saaray war-murtiyeed ku saabsan xaaladda Laascaanood. Waxa ay ku booriyeen…
Xisbul xaakimka Jabuuti oo ku shubtay doorashadii Baarlamaanka
Djibouti Feb 25, 2023 (QJ) – Natiijada hordhaca ah ee doorashadii baarlamaanka ee shalay ka dhacday dalka Jabuuti ayaa muujisay in xisbiga talada haya ee madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle ee xisbiga Midowga Aqlabiyadda Madaxweynaha (UMP) uu guul weyn gaadhay. Doorashada ayaa lagu qabtay duruufo muran badan dhaliyay, iyadoo labo xisbi oo kaliya ay ku tartamayeen 35-ka…
Reer Galbeedka oo ururinaya xogta Maaliyada iyo Mulkiileyaasha xukuumada Muuse Biixi
Hargeysa Feb 25, 2023 (QJ) – Dawladaha reer Galbeedka ayaa bilaabay ururinta xogta maxkamadeynta mulkiileyaasha xukuumada Muuse Biixi ka dib kolkii uu ka dhego adeygay soo jeedimihii joojinta dagaalka Laascaano. Reer Galbeedka ayaa helay xogo uu moodayay Muuse iyo adeegayaashiisu in ay u xafidan yihiin, waxaana la doonayaa in loo adeegsado maxkamadeynta isaga iyo inta…
Mareykanka: Waa lala xisaabtamayaa cida amartay dilka Shacabka Laascaanood
Washington Feb 25, 2023 (QJ) – War qoraal ah oo ka soo baxay Xafiiska Arrimaha Afrika ee Wasaaradda Arrimaha Dibedda Maraykanka oo lagu baahiyey barta Twitter-ka ayaa lagu sheegay in lala xisaabtami doono dadkii ka dambeeyey dagaallada magaalada Laascaanood oo socda muddo saddex todobaad ah, isla markaana ay ku lug lahaayeen ciidamada Somaliland iyo xoogagga ka…
Tirakoobka dadka ku dhintay Laascaanood oo la shaaciyay
Laascaanood Feb 24, 2023 (QJ) – Dagaalo ka dhacay magaalada Laascaanood ee gobolka Sool oo u dhexeeya ciidamada Somaliland iyo kuwa deegaanka ayaa sababay dhimashada in ka badan 96 qof, sida uu sheegay agaasimaha isbitaalka Laascaanood. Axmed Maxamed Xasan oo ah madaxa isbitaalka weyn ee magaalada Laascaanood ayaa sidoo kale ka warbixiyey dhaawacyada in ka badan…
Doorada Baarlamaanka Jabuuti oo la qaadacay
Djibouti Feb 24, 2023 (QJ) – Shacabka Jabuuti ayaa maanta u dareeray goobaha codbixinta doorashada baarlamaanka dalkaas oo ay qaadaceen xisbiyada mucaaradka ah ee dalkaas. Xisbiga talada haya ee UMP oo uu hoggaamiyo Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle ayaa ah xisbiga kaliya ee ugu weyn ee ku tartamaya doorashada, waxaana la filayaa inuu ku guuleysto. Ku dhawaad…
Mareykanka oo ku adkeystay joojinta dagaalka Laascaano
Hargeysa Feb 24, 2023 (QJ) Wafdi ka socda safaaradda Mareykanka ee Muqdisho oo uu hoggaaminayo Siihayaha Safaaradda Tim Trenkle ayaa maanta soo gaaray magaalada Hargeysa. Kulan dhexmaray Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo Tim Trenkle, ayaa looga hadlay sidii xal looga gaari lahaa colaadaasi iyo gurmad loo fidin lahaa dadka ku dhibaateysan magaalada Laascaanood. Dawladda…
Gollaha Amaanka oo dhegeystay warbixin ku saabsan Laascaanood
NY Feb 23, 2023 (QJ) – Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Kiki Gbeho ayaa Gollaha Amaanka ee Qaramada Midoobey uga wartay xaalada Magaalada Laascaanood Hadalkeedan waxa ka mid ahaa “Magaalada Laascaanood ee gobolka Sool, waxaa weli ka socda dagaalladii ka bilowday 6-dii bishan February, waxaana ay sababeen baahiyo bini’aadantinimo oo kordhay. Qiimayn ay…
Xildhibaano ku eedeeyay Muuse Biixi denbiyo dagaal
Mogadishu Feb 21, 2023 (QJ) – Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka oo ka soo jeeda Gobolka Sool ayaa ku baaqay in uu baaritaan lagu sameeyo, isla markaana uu wax laga qabto dhibaatooyinka ka taagan Magaalada Laascaanood. Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Madaxweynaha Somaliland ku eedeeyay in uu amar ku bixiyay in la weeraro magaalada Laascaanood….
Federal MPs demand Las Anod accountability
Mogadisho Feb 21, 2023(SD) – A group of parliamentarians from Sool region has called on the President of Somaliland to investigate and bring to justice those responsible for the recent violence in the city of Las Anod. A member of the Somali Parliament, Abdullahi Roble, accused the President of Somaliland of ordering his troops to attack…
Las Anod fighting continues into 15th day
Las Anod Feb 20, 2023 (SD) – News Laascaanood indicates that the conflict between the Somaliland army and the local militias in the Sool region continued into its 15th day. Today, the clashes erupted again in the outskirts of Laascaanood, and reports indicate that this latest attack has the potential to cause further damage to the…
Puntland leadership to face parliament over Las Anod violence
Garowe Feb 20, 2023 (QJ) – The Speaker of the Parliament of the State of Puntland, Mr. Abdirashid Yusuf Jibril, chaired the 2nd meeting of the Standing Committee today, which was held at the Parliament. During the meeting, the Members discussed various issues including the situation in the city of Laascaanood and the upcoming Puntland election….
Himilo Party rejects federal and local term extentions
Mogadishu Feb 20, 2023 (QJ) – Himilo Party, led by the former president of Somalia Sheikh Sharif Sheikh Ahmed, has opposed the plan to extend the tenure of the Federal and Local Government of Somalia. A statement issued by the Himilo Party stated that it is unfortunate that the Federal and the regional governments of the…
Beel iyo xildhibaan ka deyriyay dagaalka Laascaanood
Hargeysa Feb 19, 2023 (QJ) – Madax dhaqameedka beesha Garxajis ee Somaliland ayaa soo saaray bayaan ku saabsan colaada ka taagan magaalada Laascaanood ee gobolka Sool. Waxa ay ugu baaqeen xukuumadda Somaliland ee uu gadhwadeenka ka yahay madaxweynaha xilka ka sii degaya ee Muuse Biixi Cabdi in ay xil iska saarto arrimahan. Kulan ay maanta…
Somalia’s President attends AU summit
Addis Ababa Feb 18, 2023 (QJ) – The President of the Federal Republic of Somalia, Hassan Sheikh Mohamud, is in Addis Ababa to participate in the 36th session of the African Union Summit. The summit, attended by African Heads of State and other leaders, aims to review the African Union’s progress, the implementation of the…
