Al Shabaab oo weeraray xarunta Gobolka Banadir
Muqdisho January 22, 2023 (QJ) -Kooxda Al Shabaab ayaa manta weerar ismiidaamin ku bilowday ku qaaday xarunta Gobolka Banaadir. Qarax ka dib ayaa dagaal saacado socday waxa uu dhexmaray dagaal yahanada halka weerar iyo ciidamada amaanka. Ciidamada amniga ayaase markii danbe soo afmeeray duulaanka oo halka ku laayay rag ay sheegeen in ay lix ahaayeen,…
