ATMIS oo hanbalyeysay SNA
Muqdisho January 18, 2023 (QJ) -Ergeyga gaarka ah ee madaxa midowga Africa isla markaana ah madaxa ATMIS Maxamed Al-Amiin Souefayaa ciidamada Soomaaliya Soomaaliy ku hanbalyeeyay guulaha ay Al Shabaab kaga saareen degaanada teedsan bartaha Soomaaliya. “Howlgalka ATMIS waxuu sii wadi doonaa inuu bixiyo taageerada loo baahan yahay si loo gaaro Soomaaliya oo ka caaggan argagixisanimada…
