Daacish oo weerartay xero ciidan
Bossaso January 12, 2023 (QJ) – Kooxda Daacish ayaa la sheegay in ay xalay iska hor imaad ku dhex maray ciidamada Puntland ee ku sugan deegaanka Balidhidin ee gobolka Bari ee Puntland. Weerarkaas ayaa la sheegay in ay ku geeriyoodeen labo katirsan Daacish iyo hal askari oo katirsan Puntland. Daacish oo mar hore u qabsatay degaankan…
