Al Shabaab oo xanibtay Hormuud
Muqdisho December 27, 2022 (SD) -Kooxda Al Shabaab ayaa la shaaciyay in ay xayiraad ku soo rogtay Shirkada isgaarsiinta Hormuud. Ilo wareedyo ay xigatay iddaacada Mareykanka ee VOA ayaa arinkan sheegay. Shirkada iyo kooxda Al Shabaaba arinkan weli may ka hadal. Xayiraada la baahiyay ayaa imaneysa xili Al Shabaab laga saaray degaanada hoostaga maamulka Hirshabelle….
