DANAB oo 67 Al Shabaab ah ku dilay Sh/Dhexe
Ceel-Bacaad December 23, 2022 (QJ) – Ciidamada DANAB ayaa sheegay howlgallo qorsheysan ka fuliyay xadka gobolada Shabeellaha dhexe iyo Galguud dhanka Waqooyi Barri kaga beegan degaanka Ceel-bacad. Taliye-kuxigeenka Guutada 16-aad ee Danab Gaashaaanle Xasan Maxamed Cismaan (Xasan Tuure) ay sheegay in howlgalka lagu dilay 67 dagaalame oo katirsan Ururka Al-Shabaab, isla markaana ay bur buriyeen…
