Shabaab oo lagu eedeeyay qafaalasho
Mogadishu December 17, 2022 (QJ) – Afhayeenka ciidamada milateriga Soomaaliya ayaa sheegay in kooxda Al-Shabaab ay bilowday afduubashada qoysaska ciidanka macwuusleyda ee qeybta ka ah gulufka ka dhanka ah kooxdaasi. S/guuto C/llaahi Cali Caanood ayaa sheegay in kooxdu ay ka falcelinayaan in qoysaska ay caruurtooda afduubteen in ay hubka qaateen. Dowladda Soomaaliya ayaa hore u…
