Weftiga Maraykanka ee Hargeysa iman lahaa oo dib u dhacay
Hargeysa. 5 December, 2022. (QJ)- Warbaahinta Qurbejoog ayaa ogaatay in ay dib u dhaceen wefti ballaadhan oo ka socday dalka Maraykanka gaar ahaan safaaradda Soomaaliya oo Hargeysa iman lahaa, kuwaas oo la filayay maalintii Sabtida in ay soo gaadhaan Hargeysa. Maraykanka ayaa ku gaabsaday in duruufo u gaar ah iyo kuwo ammaan aanay wakhtigan suurtagal…
