Golaha Wakiilada Somaliland oo ansixiyay xubnihii Komishanka ee ay diideen
Hargeysa. 6 September, 2022 (QJ)- Golaha Wakiilada Somaliland ayaa maanta ansixiyay xubno saddex ah oo ka tirsan Komishanka Doorashooyinka, kuwaas oo ay hore u diideen. 70 xildhibaan oo kasoo xaadiray kalfadhiga maanta ayaa dhamaantoodba gacanta u taagay Muuse Xasan Yuusuf, Axmed Cismaan Xasan iyo Axmed Yuusuf Maxamed, oo kamid noqon doona Guddida Doorashooyinka Somaliland. Hadaba, madaxweyne…
