Category: Wararkii ugu Dambeeyay
Somaliland Poet laureate calls Presidential place in Gabiley useless
Hargeisa September 11, 2022 (QJ) – Prominent Somaliland Poet laureate Weedhsame raised questions about the need and benefits of building a presidential palace in Gabiley, which he said could use better schools. Poet Weedhsame said that 80 students sit in each class in Tima-Cade Gabiley high school and that instead of building a Presidential palace it would…
Madaxda maamul goboleedyada Soomaaliya oo si deg-deg ah Muqdisho uga degaya iyo sababta
Muqdisho. 10 September, 2022. (QJ)- Hogaamiyayaasha maamul goboleedyada dalka Soomaaliya ayaa ku wajahan magaalada Muqdisho, iyagoo ka qeyb galaya shir ay la yeelanayaan madaxweynaha dalka Xasan Sheekh Maxamuud, kaasoo xal loogu raadinayo muran hadheeyay dowladda dhexe iyo maamulada. Arinta keentay shirkan degdega ah ayaa ah si xal loogu helo khilaafka maaliyadeed ee dawladda dhexe iyo maamul goboleedyada….
Muuse Biixi oo xisbiyada mucaaradka wakhti u qabtay
Hargeysa. 10 September , 2022. (QJ)- Madaxweynaha Somaliland ayaa maanta ku dhawaaqay hadal ay dad badan qariibsadeen oo ku aadan xisbiyada imika jira iyo sharciga ay kusii jiri karaan wixii ka danbeeya bishan. Muuse Biixi ayaa u yeedhiyay xisbiyada mucaaradka ah in ay sharciyadooda keenaan oo ay ku meel gaadh yihiin, isla markaana ay dhici doonaan…
President Bihi Inspects Borama Police facilities
Borama September 09,2022 (QJ) Somaliland President Muse Bihi Abdi, today paid a short inspection visit to central station and the Police Headquarters in Borama district, and was fully briefed during the visit by the Police force commanders, regional and district leaders. The president observed the general condition of the station and the guards of the…
Dhaq-dhaqaaqyada maaliyadeed oo istaagay gudaha Somaliland iyo sababta
Hargeysa. 9 September, 2022 (QJ)- Gudaha Somaliland waxa istaagay meelaha qaarna gaabis galay dhammaan dhaqdhaqaaqyada maaliyadeed ee ka socda gudaha dalka, iyada oo sababtu tahay hubanti la’aanta Somaliland wajahayso ee ka dhalatay go’aanka Muuse Biixi ee ah doorashada ururada oo si khasab ah loo qabto. Warbaahinta Qurbejoog ayaa u kuur gashay waaxaha kala ah bangiyada…
Maxaa ka jira shirkadda sheegatay qamadida Yukrayn ugu deeqday Soomaaliya
Hargeysa. 9 September, 2022 (QJ)- Shirkadda daqiiqda soo saarta ee fadhigeedu yahay magaalada Berbera, alWataniyah, ayaa sheegtay in ay leedahay markab sida qamadi oo Yukrayn kasoo shiraacday. Markabka ayay dawladda Yukrayn sheegtay in uu u socda Soomaaliya oo ay ugu deeqeeen si xaaladaha abaarta wax looga qabto. Guddoomiyaha Shirkada Daqiiqda Al-Wataniya Axmed Faarax Xarbi, ayaa…
Mucaaradka Somaliland oo mar kale mudaharaado dhigaya
Hargeysa 9 September, 2022. (QJ)- Mucaaradka Somaliland ayaa mar kale ku dhawaaqay in ay samaynayaan dibad baxyo waawayn oo lagu dalabanayo doorashada madaxtooyada oo wakhtigeeda lagu qabto, kadib dedaaladii dhex dhexaadinta oo dhammaan fashilmay. Baaqa mucaaradka Somaliland ayaa yimi kadib markii Muuse Biixi ku dhawaaqay isla markaana faray gudida doorashooyinka in ay qabtaan doorashada ururada…
Dibad-bax Khamiista ka dhacaya Hargeysa iyo waxa uu daaran yahay
Hargeysa. 7 September, 2022 (QJ)- Magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland waxa ka socda abaabul xoogan oo lagu samaynayo dibad baxyo ballaadhan oo laga dhigi doona caasimadda, kuwaas oo lagu dalbanayo sii daynta dad xidhan. Dibad baxa ayaa looga golleeyahay sidii loo sii dayn lahaa Suldaan Axmed Cismaan CadaGude oo u xidhan Muuse Biixi, iyo dad…
Golaha Wakiilada Somaliland oo ansixiyay xubnihii Komishanka ee ay diideen
Hargeysa. 6 September, 2022 (QJ)- Golaha Wakiilada Somaliland ayaa maanta ansixiyay xubno saddex ah oo ka tirsan Komishanka Doorashooyinka, kuwaas oo ay hore u diideen. 70 xildhibaan oo kasoo xaadiray kalfadhiga maanta ayaa dhamaantoodba gacanta u taagay Muuse Xasan Yuusuf, Axmed Cismaan Xasan iyo Axmed Yuusuf Maxamed, oo kamid noqon doona Guddida Doorashooyinka Somaliland. Hadaba, madaxweyne…
Drought Envoy: the public is fed up with Al Shabaab
Mogadishu Monday, September, 4, 2022 (SD) – In a press conference, MP Abdirahman Abdishakur stated-that The Federal Government of Somalia Should come up with a national organised clear Strategic plan to combat Al-Shabaab, And that the population is desperately struggling with severe vast drought can’t support to be massacred at the same time by Al-Shabaab group….
The Mounting Fear and Concerns of Al-Shabaab
After been sworn as President, Hassan Sheikh Mohamud distinctly stated that his government primary urgent focus is to deracinate Al-Shabaab group and their ideologies from Somalia. After the 30 hours long of Hayat Hotel siege by Al-Shabaab Militants and the recent attack on the night of September, 3rd, , 2022 in which Al-Shabaab killed 20 innocent civilians…
Muuse Biixi oo qaadaya isku-daygii ugu waynaa ee uu ku kala jabinayo Garxajis
Hargeysa. 5 September, 2022 (QJ)- Madaxweynaha Somaliland ayaa la filayaa in uu qaado tallaabo culus iyo go’aan adag oo uu ku rabo in uu kala reebo beesha Garxajis gaar ahaan Ciidagale iyo Habaryoonis, kuwaas oo wakhtigan si isku mid ah ugu muujiyay sida ay uga go’antahay talada dalka oo lagu wareejiyo. Xogo kala duwan oo…
Maxkamadda Sare Ee Kenya oo ayiday guusha madaxtinimada ee William Ruto
Nairobi. 5 September, 2022 (QJ)- Maxkamadda sare ee waddanka Kenya ayaa xukuntay in William Ruto si sax ah loogu doortay madaxweynaha, iyadoo meesha ka saartay dacwado dhowr ah oo la doonayay in lagu baabi’iyo natiijadii doorashadii 9-kii August. Raila Odinga, ayaa ku eedeeyay guddiga doorashada in ay sameeyeen wax isdaba marin wayn, oo ay ka mid tahay…
Golaha Wakiilada Somaliland oo Kal-fadhiga 4aad ka reebay Xeer n.14
Hargeysa. 5 September, 2022. (QJ)- Golaha Wakiilada Somaliland ayaa maanta kasoo laabtay fasax ay ku maqnaayeen iyagoo guda galay Kalfadhiga 4aad ee Golaha. Ajandaha Kalfadhiga 4aad ayay xildhibaanadu cod aqlabiyad ah ku ansixiyeen, balse dad badan ayaa wax iska waydiinaya ajandayaasha oo xeerka ugu muhiimsanaa laga reebay. Xeer n.14 oo ah xeerka qeexaya arimaha muranku…
Golaha Guurtida oo qirtay in ay ku fashilmeen xalinta khilaafka Somaliland
Hargyesa. 4 September, 2022 (QJ)- Golaha Guurtida ee Somaliland ayaa maanta shaaca ka qaaday in ay gabi ahaanba ay ku fashilmeen in ay xaliyaan ama in uun wax ka qabtaan xaaladda adag ee khilaafka Somaliland ka taagan, iyada oo gudoomiyaha goluhu uu sheegay. Saleebaan Gaal ayaa Golaha oo fasax kasoo noqday u sheegay in ay…
AlShabaab oo gubtay booyado shidaal oo loo waday saldhiga Maraykanka ee Ballidoogle
Muqdisho 4 September, 2022 (QJ)- Kooxda alShabaab ayaa sheegtay inay gubeen saddex gaadhi oo booyad ah oo shidaal u siday garoonka diyaaradaha ee deegaanka Balli-doogle, halkaas oo ay saldhig ciidan ku leeyihiin Maraykanku isla markaana lagu tababaro fadhina u ah ciidamada Danab ee Maraykanku tababaro. Afhayeenka howlgallada kooxda Alshabaab, Cabdicasiis Abuu Muscab, ayaa sheegay inay…
The PM of Somalia condemns Al Shabaab attack on civilians in Afar Irdood
MOGADISHU Saturday, September, 3, 2022 (QJ) – Somalia Federal Government Prime Minister, Hamsa Abdi Barre send his deepest condolences to all the families that have lost their loved once last night that has been attacked and killed by Al-shabaab in Afar-Irdood, 35 kilometer South-east from Baledweyne, and also sent his deepest condolences to Somalia whole…
South Wales Police apology 70 years after hanging injustice
Mahmood Mattan spoke very little English and could not read or write in the language The family of a father who was wrongly convicted of murder have been given a police apology 70 years after he was executed in a British prison. Mahmood Mattan, a British Somali and former seaman, was hanged in 1952 after…
Xogta maayir Mooge oo la filayo in uu xisbiga Kulmiye ku biiro
Hargeysa 3 September, 2022 (QJ)- Maayirka magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland ayaa la filayaa in uu ku biiro xisbiga talada Somaliland haya ee Kulmiye, sida ay sheegayaan xogo kala duwan oo Qurbejoog ka helay ilo lagu kalsoonaan karo. Xogtan ayaa ah mid tilmaamaysa in maayirku Kulmiye ku biiri doono inta lagu jiro Shirka Golaha Dhexe…
AlShabaab oo sheegatay weerar lagu dilay 20 qof badhtamaha Soomaaliya
Muqdisho 3 September, 2022 (QJ)- Kooxda Alshabaab ee ka dagaalanta Soomaaliya ayaa sheegtay masuuliyadda weerar lagu dilay in ka badan 15 qof iyo gubida 8 gaadhi oo lagu gubay deegaanka Afar-Irdood oo ku yaalla inta u dhaxaysa Maxaas iyo Baladweyne. Ururka Alshabab ayaa saraakiil u hadlay waxay sheegeen in dadka ay dileen ahaayeen maleeyshiyaadka Macaawisleyda…
