Category: Wararkii ugu Dambeeyay
Suurtagalnimada UCID iyo Waddani oo midooba iyo Faysal Cali Waraabe oo xulafo ogol
Hargeysa. 17 September, 2022. (QJ)- Mucaaradka Somaliland ayaa la filayaa in markii ugu horaysay taariikhda ay midoobaan iyaga oo leh hadaf kaliya oo ah in Muuse Biixi la dhaafiyo kursiga madaxweynaha, kadib badi shacabka Somaliland oo qaba in lagu hungoobay hogaaminta madaxweynaha Somaliland oo lacag adagi aanay ka bixin 5-tii sanno ee uu xilka hayay…
Muuse Biixi oo Oodweyne mar kale ka sheegay in Doorashada Ururada la galayo
Hargeysa. 16 September, 2022. (QJ)- Madaxweynaha Somaliland ayaa mar kale ku celiyay go’aankiisa khilaafka wayn dhaliyay ee ah doorashada ururada siyaasadda oo kasoo horaysa doorashada Madaxtooyada, isagoo ku adkaystay go’aankaas. Muuse Biixi oo shacabka Oodweyne maanta la hadlay ayaa xusay in imika loo diyaar garoobayo doorashada ururada intaas wixii ka danbeeyana uu diyaar u yahay doorashada…
Soomaaliya oo curyaaminaysa xidhiidhkii la naawilayay ee Maraykanka iyo Somaliland
Hargeysa. 16 September, 2022. (QJ)- Dawladda Soomaaliya ayaa saddexdii bilood ee u dambeeyey ka shaqaynaysay sidii ay isu hortaagi lahayd qorshihii heshiiska Iskaashi ee Somaliland iyo Maraykanka, kaas oo hindisihiisa ay wadaan Xildhibaanno ka tirsan Barlamaanka Maraykanka. Xukuumadda Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sharci-yaqaano iyo dad magac leh oo Maraykanka ah oo dhinaca galaan-galka siyaasadda Mareykanka…
SNA and local forces destroyed Al Shabaab bases in Hiiraan
Mogadishu September 15, 2022 (SD) – Somalia National Army, Danab Military Special Unit carried out operations targeting Al-Shabaab base in Buq-Aqable, last night in Hiiraan region Gen. Odawaa Yusuf Raage, the commander of the army, who spoke to Somali National News Agency said, that during the operation, 18 of Al-Shabaab fighters were killed, destroying their base…
Xasan Sheekh oo Maraykanka u safraya iyo kulamada madaxda difaaca dalkaas
Muqdisho. 15 September, 2022. (QJ)- Madaxweynaha dalka Soomaaliya ayaa u safraya dalka Maraykanka oo uu kaga qayb galayo Kulanka Guud Ee Qaramada Midoobay, kaas oo kulminaya madaxda dunida. Ugu horayn, Xasan Sheekh wuxuu la kulmi doonaa Xoghayaha Difaaca Maraykanka Lloyd Austin oo la filayo in uu Maraykanka kusoo dhaweeyo. War kasoo baxay Pentagon-ka Maraykanka ayaa lagu…
Siidhi iyo kabo lagu soo dhaweeyay Muuse Biixi oo Burco gaadhay maanta
Hargeysa. 15 September, 2022. (QJ)- Dadweynaha magaalada Burco ee gobolka Togdheer ayaa mudaharaad kala hor tagay madaxweynaha Somaliland oo safar Khamiista maanta ku tegay magaalada Burco. Aaga Zero-ga loo yaqaano ee badhtamaha Burco ayaa lagu arkayay dad badan oo siidhi afuufaya isla markaana kor u taagaya kabo ay ku muujinayaan dareen diidmo ah oo ay…
Burco oo u eg jiida Tukaraq saaka kadib milatari meel walba la dhigay
Hargeysa. 15 September, 2022. (QJ)- Magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer ayaa saaka u eg jiida Tukaraq ee milatariga Somaliland ay isku hor fadhiyaan ciidamada Puntland, kadib milatarigii ugu badnaa oo la dhoobay wadooyinka magaalada Burco si ay u ilaaliyaan madaxweynaha Somaliland oo saaka gaadhay halka hore loo filayay in uu Sabtida tago. Muuqaalo iyo…
Ciidamadii ugu badnaa oo Muuse Biixi Burco u galbinaya iyo dad aan deegaanka ahayn oo la gaynayo
Hargeysa. 14 September, 2022. (QJ)- Ciidamo tiro badan oo ku qalabaysan hubka noocyadiisa kala duwan ayaa la socda madaxweynaha Somaliland oo magaalada Burco gaadhaya maalinta Khamiista, sida qorshuhu yahay iyadoo ciidamadani ay u badan yihiin ciidamada gaarka ah ee koofiyad-casta loo yaqaano waxaana safarka ku wehelinaya taliyaha Ciidamada Qaranka Nuux Taani. Magaalada Berbera ayaa lagu…
Qorshaha Muuse Biixi ee inta uu Berbera joogo iyo Khamiista oo uu Burco ku wajahan yahay
Hargeysa. 14 September, 2022. (QJ)- Madaxweynaha Somaliland ayaa safar ugu baxay gobolada Saaxil iyo Togdheer isagoo qorshayaal kala duwan leh, kana bilaabmaya magaalada Berbera ee gobolka Saaxil. Muuse Biixi ayaa xadhiga ka jaraya qaybo cusub oo dekedda Berbera ay ka hir galisay shirkadda DPWorld, iyadoo uu booqan doono maalinta berri ah sida qorshuhu yahay. Madaxweynaha…
Maxay ka wada hadleen Xasan Sheekh iyo William Ruto oo Nairobi ku shiray
Nairobi. 14 September, 2022. (QJ)- Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Kenya ayaa ku kulmay magaalada Nairobi ee caasimadda waddanka Kenya, kadib Xasan Sheekh oo ka qayb galay caleemo saarka William Ruto. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u sheegay madaxweyne William Ruto inay dawaladdiisa ka go’an tahay in ay heshiis buuxa la yeelato dhammaan dalalka Gobolka oo Kenya ka…
Qaylo-dhaan Muuse Biixi u dirtay beeshiisa iyo xogta kulamadii Gabiley
Hargeysa. 13 September, 2022. (QJ)- Madaxweynaha Somaliland ayaa laba maalmood ka hor wuxuu shir la yeeshay madax dhaqameedka iyo wax garadka deegaankiisa, gaar ahaan deegaanka Gabiley oo uu safar ku tagay xili uu ka qayb galayay qalin jabinta jaamacada Timacade isagoo dhanka kalana mashaariic kala duwan xadhiga ka jaray. Muuse Biixi ayaa u sheegay beeshiisa…
Madaxweynaha cusub ee Kenya oo maanta la caleemo saaray iyo waxa laga filayo
Nairobi. 13 September, 2022. (QJ)- Dalka Kenya ayaa yeeshay maanta madaxweynaha shanaad ee Jamhuuriaydda Kenya, iyadoo si rasmi ah loo dhaariyay William Ruto oo hore usoo noqday madaxweyne ku xigeenka dalkaas. Ruto ayaa ku guulaystay doorashooyinka la qabtay bishii hore isagoo codad aan badnayn kaga adkaaday murashaxa la tartamayay Raila Odinga, oo isna deedafeeyay guusha…
Xogta mudaharaad laga la hor tagayo Muuse Biixi maalinta Khamiista iyo Burco
Hargeysa. 13 September, 2022. (QJ)- Magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer waxa ka socda abaabul xoogan oo lagu qabanayo dibad bax laga la hor tago madaxweynaha Somaliland oo ku wajahan magaalada Burco maalinta Khamiista ee todobaadka danbe. Muuse Biixi ayaa qaatay go’aanka ah Burco oo uu kaga qayb galo qalin jabinta jaamacadda Burco, walaw uu wajahayo…
Madaxweynaha Somaliland oo sameeyay isku-shaandhayn kooban
Hargeysa. 13 September, 2022. (QJ)- Madaxweynaha Somaliland ayaa maanta sameeyay isku shaandhayn kooban oo xukuumadiisa ah, iyo magacaabis. Agaasime cusub oo Wasaaradda Arimaha Dibadda yeelanayso iyo isku bedelka agaasimayaal kale. 1. Agaasimaha cusub ee Wasaarada arimaha gudaha MD.Maxamed Yuusuf Agaasimihii hore ee wasaarada warfaafinta 2. Agaasimaha cusub ee Wasaarada Warfaafinta Cabdikariim Aadan Cade agaasimihii hore…
Somali forces take back territories from Al Shabaab
Monday, September, 12, 2022 (QJ) – Somalia Federal government issued a statement yesterday detailing Somalia National Army and The Local Community joint forces, liberated more than 20 Districts in Galmudug, Hirshabelle and South-West. The press statement stated that more than 100 Al-Shabaab fighters were killed in the operations that were undertaken in three Federal States. The…
Xogta baadhitaano xoogan oo ka socda gudaha Somaliland iyo cabsida jirta
Hargeysa. 12 September, 2022. (QJ)- Gudaha Somaliland waxa sii kordhaya baadhitaanada ciidamada kala duwan ee amnigu ay samaynayaan iyo hubinta gaadiidka iskaga kala gooshaya gudaha gobolada Somaliland iyo kuwa kasoo gala deegaanada xadka ee Somaliland ay la wadaagto wadamada jaarka la ah, gaar ahaan Soomaaliya iyo xadka dheer ee Itoobiya. Qurbejoog ayaa heshay xogta baadhitaanadan…
Soomaaliya oo sheegatay dilka 100 Shabaab ah iyo faahfaahinta
Muqdisho. 12 September, 2022. (QJ)- Dawladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa sheegatay in ay dishay illaa 100 dagaalame oo ka tirsan kooxda alShabaab ee ka dagaalanta badhtamaha ee koonfurta dalka Soomaaliya, iyadoo tiradan badan lagu dilay deegaano kala duwan sida ay dawladdu sheegatay. Sida lagu sheegay bayaan kasoo baxay dawlada Soomaaliya, mudada ay socdeen dagaalo lagaga…
Wada hadalka TPLF iyo Dawladda Itoobiya oo Jabuuti ka furmaya
Jigjiga. 12 September, 2022. (QJ)- Magaalada Jabuuti ee caasimadda waddanka Jabuuti ayaa la filayaa in uu ka furmo wada hadal u dhexeeya kooxda TPLF ee waqooyiga Itoobiya maamusha gaar ahaan gobolka Tigray iyo dawladda Itoobiya, waxaana lagu rejo wayn yahay in wada hadaladani qabsoomaan. Dawladda Maraykanka ayaa imika wada dedaalada lagu fududeeyay in ay dhinacyadu…
Muuse Biixi oo ka cabsi qaba tegista qalin-jebinta Jaamacadda Burco ee Khamiista
Hargeysa. 11 September, 2022 (QJ)- Madaxweynaha Somaliland ayaa la sheegayaa in uu aad uga cabsi qabo isla markaana ka werwersan yahay ka qayb galka qalin jabinta ardayda dhammaysatay Jaamacadda Burco, kuwaas oo la filayo in ay qalin jabiyaan 15 September. Waa maalinta Khamiista ee todobaadkan iyadoo ay ilo xog ogaal ah noo xaqiijiyeen in Muuse…
Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay qarax ka dhacay deegaanka Milxo ee Sanaag
Hargeysa. 11 September, 2022 (QJ)- Wararka naga soo gaadhaya deegaanka Milxo ee gobolka Sanaag ayaa sheegaya in qarax lala beegsaday deegaanka, halkaas oo tiro 5 qof gaadhaysaa ku dhinteen halka dhaawacuna ka badan yahay. Xogaha hordhaca ah ee Qurbejoog ka helay deegaanka ayaa sheegaya in qaraxu ahaa mid qorshaysan balse wararka ayaa iskaso daba dhacaya iyadoo…
