Muuse Biixi oo diiday dhammaan ergooyin kale oo u tegay
Hargeysa. 15 August, 2022 (QJ)- Madaxweynaha Somaliland ayaa ergo badani ay u tagtay saacadihii lasoo dhaafay iaydoo illaa shalay ay jireen dad shirara gaar gaar ah la qaadanayay, kuwaas oo rabay in uu bedelo mawqifkiisa madaxweynuhu. Muuse Biixi ayaa diiday dhammaan ergooyti nka kala duwan ee u tegay isagoo ku adkaystay mawiqfyadiisii hore kuna dooday…
