Xisbiga Kulmiye oo Maanta Ku soo Khatimay Ololihii Doorashadda Madaxtooyadda Isu Soo Baxyo Balaadhan oo ay Cuddudooda ku Muujinayaan ,Murashixiinta Madaxweyne & Ku Xigeen oo Taageerayaashooda la Damaashaaday!!
Hargaysa 09 November 2017 (SDN/QJ):- Xisbiga talada Somaliland haya ee Kulmiye ayaa Maanta Guud ahaan Gobolada iyo Degmooyinka dalka ku soo bandhigay khatimaada 7 Cisho ee ay u lahaayeen ololaha doorashadda Madaxtooyadda ee qabsoomi doonta 13-ka bisha November ee sannadkan. Ololaha xisbiga Kulmiye uu Maanta soo Khatimay ayaa waxaa taageerayaasha dareenkooda la wadaagay hogaanka Xisbiga…
