“Gabiley haddii la yidhaahdo Gobol halloo Ictiraafo oo Baarlamaanku ha Ansixiyo Anigu ma Oggoli, Waayo..?” Musharrax Muuse Biixi Cabdi DAAWO
Gabiley 11 November 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye ahna Musharraxa Madaxweynaha ee Xisbigaas Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay inaanu oggolayn in Gabiley loo aqoonsado gobol ka go’an Maroodi-jeex, waxaanu Sharraxaad ka bixiyey sababaha uu uga soo horjeedo inay Gabiley noqoto gobol. Gabiley, ayaa 22-ka bishii 3-aad ee sannadkii 2008-dii, ayuu Madaxweynihii hore ee Somaliland Md….
