Madaxweyne Cirro oo Magacaabay Taliyeyaasha ciidamada qaranka iyo Booliska
Hargeysa (QJ) – Madaxweynaha Somaliland, C/raxmaan Maxamed C/laahi (Cirro), ayaa maanta magacaabay xilal muhiim ah oo si weyn loo wada sugayay tan iyo markii uu xilka la wareegay Madaxtooyada Somaliland. Madaxweyne Cirro waxa uu Taliyeyaal cusub u magacaabay Ciidammada Millateriga iyo Booliska, ka dib markii uu xilalka ka qaaday Taliyayaashii hore, kuwaas oo intii ay…
