Weli ma is weydiisay Sababta Xiliga farxada badan & Wakhtiga Murugada ee Qofku Ilmeeyo Xidhiidhka ka dhexeeya?

Hargaysa 29. September 2017 (SDN/QJ):- In badan ayaa aynu aragnaa qosol indhaha ilmo ka keena, ama war farxad leh oo bishaaradiisu kaa oohisay, laakiin waxaa laga yaabaa in aynaan aad isu weydiin sababta keentay in ilmada oo aynu ku ogeyn in ay murugada iyo cadhada xidhiidh la’ leedahay ay markan farxaddiina sababto ilmo. warkan oo…

Read More

Madaxweynaha Ruushka oo Socdaal ku Tegay Caasimadda Turkiga ee Ankara & Ujeedada Booqashadiisu la Xidhiidho

Ankara 29. September 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Ruushka Mr Vladamir Putin ayaa booqasho ku Tagay Caasimada Turkiga ee Ankara, isagoo halkaasi Kulan muhiim ah kula yeelanaya Madaxweynaha dalkaasi Mr Rajab Dayib Erdogan. Waxa la filayaa in labada Masuul kawada tashadaan Xoojinta xidhiidhka Labada dal ka dhaxeeya iyadoo Turkigu markii u horaysay uu ka Iibsanayo Ruushka gantaalaha…

Read More

Madaxweynaha Kuuriyada Koonfureed oo Sheegay in Dalkiisu Gaadhay Heer Lagu Kalsoonaan Karo awoodiisa Mileteri!!

Seoul 29. September 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Koonfurta Kuuriya  Mr Moon Jee, ayaa ka sheegay Xaflad lagu Xusaayay Ciidamada Dalkiisa, in Ciidanka qaranku gaadheen Heer lagu Kalsoonaan karo Awoodooda Milatari Iyagoo kala wareegay Ciidamada Maraykanka Xarunti Hawl galka Milatari ee Xaalada Deg dega ahayd. Xaruntan oo lagu Magacaabo “OPCON” Ayaa  markii  hore  Gacanta ugu jirtay Ciidamada…

Read More

Dalka Japan marka uu Weelku Jabo ee dib loo kabo ayuu ka qaalisan yahay oo uu ka qurux badan yahay markii hore ee suuqa laga soo iibiyay isaga oo cusub & Xikmada Ku jirta (Warbixin)

Japan 29. September 2017 (SDN/QJ):- Dalka Japan oo ka mid ah dalalka wax soo saarka wershadaha ku hor maray ayaa hadana waxaa Jirta in Weelku marka uu jabo ay dib u kabaan kaas oo ka qaalisan markii aanu Jabin. Taa waxa Sabab u ah weel ka Jaba waxa lagu laxaamadaa ama lagu Kabaa Dahab, Wuxuu…

Read More

Murrashax Muuse Biixi oo Jawaab Adag ka Bixiyey Hadallo Laf-jab ku ah Distoorka Dalka oo Kasoo Yeedhay Guddoomiyaha WADDANI DAAWO

Hargeysa  28. September 2017 (SDN/QJ):-Guddoomiyaha KULMIYE, ahna murrashaxa madaxweynaha xisbiga Md. Muuse Biix Cabdi, ayaa jawaab adag ka bixiyey hadallo laf-jab ku ah distoorka iyo shuruucda dalka oo uu dhawaan Guddoomiyaha xisbiga WADDANI Md. Cabdiraxmaan Cirro ku dalbaday in hoggaaminta ciidamada qalabka sida oo sida uu ku cad dastuurka qaranka uu masuuliyadooda u wakiishay Madaxweynaha…

Read More

“Niman ayaa inaga leexiyay majarihii oo ina xaraashay oo ilaa dhulkii ilaa xabaalii maanta lagu soo noqday, waynu noolayn doonaa Berbera” Gudoomiye Jirde DAAWO

Berbera 28. September 2017 (SDN/QJ):-Guddoomiye ku xigeenka ku meelgaadhka ah ee xisbiga Waddani Xildibaan Cabdiqaadir Jirde ayaa xukuumada kulmiye ku tilmaamay mid xaraashtay magaalada Berbera iyo dhulkeedii. Cabdiqaadir Jirde waxa uu xusay  dhibaatooyin uu sheegay in la gaadhsiiyay dekeda iyo guud ahaan Berbera,waxaanu balan qaaday inay ka xisbi ahaan wax badan ka qaban doonaan dhibaatooyinka…

Read More

Madaxda Sare ee Xisbiga Ucid oo Xisbiga Kulmiye ku eedayay Falalka Lidka Ku Ah Tartanka Doorashada Kadib markii la waxyeeleeyay Xafiiskoodii Degmada 26 June ee Hargaysa DAAWO

Hargeysa  28. September 2017 (SDN/QJ):-Masuuliyiin ka mid ah Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, ayaa sheegay in la waxyeeleeyay Xafiis uu Xisbigoodu ku leeyahay Degmada 26-ka June ee Magaalada Hargeysa, gaar ahaan Xaafadda Boqol iyo Kontonka. Xoghayaha Golaha dhexe ee Xisbiga UCID Mr. Jiir iyo masuuliyiin kale oo ka mid ah Xisbigaasi oo Saxaafadda kula hadlay…

Read More

Xisbiga KULMIYE oo Munaasibad Ilyartu Is-qabatay ku Qaabilay Siyaasiyiin iyo Haldoor culus oo Kasoo Digo-rogtay WADDANI SAWIRO

Hargeysa  28. September 2017 (SDN/QJ):-Xisbul-xaakimka Midnimada iyo Horumarka Somaliland ee KULMIYE, ayaa madal si weyn loo agaasimay oo ilyartu isqabatay kusoo dhaweeyey xildhibaanno iyo siyaasiyiin miisaan leh oo kamid ahaa bud-dhigayaashii xisbiyada WADDANI iyo UCID oo si rasmi ah ula midoobay KULMIYE. Soo dhaweyntan loo sameeyey ku dhawaad 30 xubnood oo siyaasiyiin miisaan leh oo…

Read More

Somaliland Oo Jawaab adag ka bixisay eedo ay Dawlada Itoobiya u Jeedisay oo Ku Saabsanaa inay Baro Kicisay Qaxoonti ka soo Jeeda Qoomiyada Oromada oo Somaliland ku Sugan

Hargeysa  28. September 2017 (SDN/QJ):-Dawladda Somaliland ayaa waxba kama jiraan ku tilmaantay eed ay dawladda Itoobiya u jeedisay oo ahayd inay Somaliland si qasab ah ku baro-kicisay dad qoomiyada Oromada ka soo jeeda oo tiradoodu gaadhayso saddex kun oo ruux. Wasiirka warfaafinta Itoobiya Dr. Ngeri Lencho oo saxaafadda kula hadlay Addis Ababa, ayaa sheegay inay…

Read More

Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland oo ka Hadlay Dareenka Bulshadu isku Weydiinayso Sababta uu Loolanka Sadexda Xisbi uga soo dhex muuqdo

Hargeysa  28. September 2017 (SDN/QJ):-Suldaanka guud ee beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir, ayaa ka hadlay sababta uu saddexda Xisbi-ba u wada taageeray, uguna qayb galo Munaasibadahooda, waxaanu tilmaamay in Xisbi waliba iyo Musharax walba uu damaciisa ku taageerayo, oo uu dhiirigelinayo. Suldaanka guud ee beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir, oo u waramay Wargeyska Geeska…

Read More

Siyaasi C.laahi Jawaan oo Guud ahaanba Iska Casilay Xubin-nimadii Xisbiga Kulmiye Kadib Markii Gudoomiye Muuse Biixi Wax ka qaban waayay Talooyin uu u Jeediyey Iyo Halka Geedigiisa Siyaasadeed Ku Wajahan yahay DAAWO

Hargeysa  28. September 2017 (SDN/QJ):- Siyaasi C.laahi Jawaan oo hore u ahaa La taliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha Doorashooyinka ayaa Maanta Shaaciyey inuu Guud ahaanba Iska Casilay Xubin-nimadii Gudida Fulinta ee Xisbiga Kulmiye.

Read More

Madaxweynaha Oo Shacabka Ka Tacsiyadeeyay Xildhibaan Cabdiraxmaan TALYANLE Oo Hindiya Ku Geeriyooday

Hargeysa  28. September 2017 (SDN/QJ):- Alle ha u naxariistee waxa habeen hore Dalka Hindiya ku Geeriyooday Cabdiraxmaan Maxamed Talyanle oo ka mid ahaa Mudaneyaasha Golaha Wakiillada Somaliland. Marxuum Xildhibaan Cabdiraxmaan Talyanle oo ka mid ahaa Siyaasiyiinta Qunyar socodka ah oo Maalmihii u dambeeyay Xaalad Caafimaad u joogay Dalka India ayaa habeen hore ku Geeriyooday halkaasi,…

Read More

Musharax Cirro Oo Si Murugo Leh Uga Haddley Geerida Naxdinta Leh Ee Ku Timi Marxuum C/raxmaan Maxamed Maxamuud Talyanle Iyo Tacsida Uu Diray

Hargeysa  28. September 2017 (SDN/QJ):-Guddoomiyaha Xisbig micaaradka ah ee WADDANI ahna musharax Madaxweyne ee Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI C/raxmaan Maxamed C/laahi Cirro,isagoo ku haddlay magaciisa ka Xisbiga WADDANI wuxuu dhammbaal Tacsi ah u dirrayaa , Golaha wakiilada, Golaha guurtida, Xisbiyada Qaranka Somaliland, siyaasiyiinta wax-garadka aqoonyahaynka, asxaabtii, eheladii, qaraabadii, qoyskii iyo guud ahaanba shacabka reer…

Read More

Doorashadda Madaxtooyadda,Loolanka Xayndaabka Sharciga Dhaafay ee Xisbiyada Siyaasadda,Dar daar werinta Komiishanka,Baqaha Beesha Caalamka & Dareenka Shacabka!! DAAWO

Hargeysa  27. September 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Somaliland ku soo fool leh doorashadii ugu xamaasada xumayd ee abid soo marta taas oo ah Doorashadda Madaxtooyadda oo ku astaysan inay qabsoonto 13-ka bisha November ee Sannadkan,Waxaa xoogaystay habka qabaliga ah, Murashixiinta ku loolamaya ayaa weedho aan wanaagsanayn iska waydaarsada qalabka warbaahinta, Waxaa kale oo Saluug weyn laga…

Read More

“Wajaale Waxaannu Ka Dhigi Doonaa Xarunta Ganacsiga Bariga Afrika”..Khudbaddii Musharrax Cirro Ee Wajaale DAAWO

Wajaale  27. September 2017 (SDN/QJ):- Wafdigii Balaadhnaa ee uu hogaaminayay Musharaxa Madaxweyne ee Xisbigga Mucaaradka ah ee WADDANI, Cabdiraxaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) oo ay weheliyaan Ku-Xigeenkiisa Ambassador Maxamed Xaaji Cali, ayaa si si weyn loogu soo dhaweeyay deegaanka GEED-BALAADH Iyo Magaaladda WAJAALE ee Gobolka Gabiley. Wafdiggan ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay dhinaca deegaanka Geed-balaadh…

Read More

‘’Muuse Biixi Waa Gudoomiyaha ugu aqalada badan Somaliland Waa Nasiib daro inuu Maxamed Kaahin soo hadal qaadi waayo’’ Siyaasi Aadan Dhoola Yare DAAWO

Hargeysa  27. September 2017 (SDN/QJ):- Siyaasi Aadan Dhoola yare oo ka mid ah saraakiisha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa Jawaab ka bixiyey hadal dhawaan ka soo yeedhay Gudoomiye ku xigeenka 1aad ee Xisbiga Kulmiye Maxamed Kaahin Axmed oo sheegay in Xukuumadu guryo u dhistay Labada Gudoomiye Xisbi ee Ucid Iyo Waddani.

Read More

Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani oo Wax ka Bedel ku sameeyay qaabka ay Siyaasiyiintiisu Warbaahinta uga hadlaan DAAWO

Hargeysa  27. September 2017 (SDN/QJ):- Xoghayaha Warfaafinta Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa ka hadlay Socdaalka Wefti uu hogaaminayo Murashaxa Madaxweyne ee Xisbigaasi ku marayaan Gobolada galbeedka Somaliland oo loo arkay olole ka hor imanaya Xiligii Komiishanku u cayimi lahaayeen kaambaynka axsaabta.

Read More

“Dalkii Waa La Iibiyey Oo Waa La Liqay Mana Jirto Meel Innoo Fayoobi”…..Siyaasi Abiib Timacad DAAWO

Wajaale  27. September 2017 (SDN/QJ):- Siyaasi Abiib Diiriye Nuur oo haatan ka mid ah Saraakiisha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo Iyo Xisbigeeda Kulmiye ku eedeeyay inay iibisay dalka isla markaana aanay Jirin meel bedqabta. https://www.youtube.com/watch?v=vE6fI5hyPjY

Read More

Xukuumadda Somaliland oo Jawaab ka Bixisay Dalab ka soo Yeedhay Hay’adda WFP oo Sheegtay inay ka Wareegayso Dekedda Berbera Kadib Saluug ay ka qaadeen adeega dekeda DAAWO

Hargeysa  27. September 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Qarshaynta Qaranka Maxamed Ibraahim Aadan “Qabo” ayaa ka hadlay Cabasho ay u gudbisay Hayadda W.F.P. kaas oo ay kaga dalbanaysa in Haddii wax laga qaban waayo raagista rogista rashinka mucaawimadda ah eek u habsaamaya dakadda Barbara ay ka wareegi doonto https://www.youtube.com/watch?v=12fkw8tDagk

Read More