Gudoomiyaha Maxkamadda Sare ee Somaliland oo Labada Xisbi ee Kulmiye Iyo Waddani Fariin adag oo Digniin ah u Diray DAAWO

Hargaysa 29. September 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Maxkamadda Sare ee Somaliland Garyaqaan Aadan Xaaji Cali ayaa Fariin digniin ah waxa uu u Diray Labada Xisbi Qaran ee Kulmiye Iyo Waddani. Gudoomiyaha Maxkamadda sare ee Somaliland Garyaqaan Aadan Xaaji Cali ayaa Madaxda sare ee Labadaas Xisbi ku booriyey inay u hogaansamamaan Sharciga dalka u Yaala,hadalka Gudoomiyaha ayaa…

Read More

Dardaaran uu Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Faraqa ugu Guntay Gudoomiye Muuse Biixi Cabdi DAAWO

Hargaysa 29. September 2017 (SDN/QJ):- Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo Dhawaan Sheegay inuu ka Baxay Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa shalay si rasmi ah waxa uu dib ula Midoobay Xisbigiisii hore ee Kulmiye. Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble ayaa ka sheekeeyay sababaha keenay inuu dib ugu noqdo Xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye waxaa kale…

Read More

Urur ay ku Midaysan yihiin Telefishanada ka hawl gala Somaliland oo Shaaciyey inay qabanayaan Dood u dhaxaysa Sadexda Murashax Madaxweyne DAAWO

Hargaysa 29. September 2017 (SDN/QJ):- Urur ay ku bahoobeen Telefishanada ka hawl gala Somaliland ayaa daboolka ka qaaday inay qaban qaabinayaan dood ay ku kulansiinayaan sadexda murashax madaxweyne ee Xisbiyada Ucid,Kulmiye iyo Waddani, https://www.youtube.com/watch?v=wfEVQ8Eg5sA

Read More

Ciidammada Laanta Socdaalka Somaliland Oo Sheegay Inay Toddobaad Walba Gobolka Sanaag Ku Qabtaan, Dhallinyaro Hargeysa & Burco Ka Ambo-baxay

Hargaysa 29. September 2017 (SDN/QJ):- Ciidammada Laanta Socdaalka Somaliland, ayaa ka dayriyey Tirada Dhallinyarada Reer Somaliland ee Dalka ka Tahriibaya oo ay sheegeen inay aad u korodhay bilihii u dambeeyay. Taliyaha Laanta Socdaalka Somaliland ee Gobolka Sanaag Gaashaanle Siciid Cige, ayaa sheegay inay aad u soo kordhayaan Dhallinyarada ka Tahriibaya Magaalooyinka Somaliland, gaar ahaan Hargeysa,…

Read More

Diyaarado Nooca Qumaatiga U Kaca Ah Oo Joog Hoose Ku Duulaya Oo Dul Heehaabayay Deegaano Somaliland Kamid Ah

Saylac 29. September 2017 (SDN/QJ):- Saddex Diyaaradood oo lagu sheegay kuwa Qumaatiga u kaca, ayaa Habeen hore illaa Shalay Waaberigii dul-heehaabayey deegaannada hoos taga Degmada Lughaya Gobolka AWDAL.   Waxaana xoguhu noo sheegeen in diyaaradahan la arkay Abbaaro 11-kii habeenimo, halka mar kalena la arkay Salaaddii Subax ka dib, iyagoo joog hoose ku duulaya, taasina…

Read More

Wafti Ka Socda Dawlada Itoobiya Oo Soo Gaadhay Magaalada Hargeysa Iyo Ujeedada Socdaalkoodu Daaran Yahay Oo Xogo Laga Helay

Hargaysa 29. September 2017 (SDN/QJ):- Warar aan helayno kana helayno madaxtooyada Somaliland ayaa waxay sheegayaan in shalay galab ay dalka Somaliland soo gaadheen wafti balaadhan oo ka socda dawlada Itoobiya.   Waxaana waftigan ka socda dawlada Itoobiya ee shalay galab dalka soo gaadhay hogaaminaya safiirka dawlada Itoobiya u fadhiya dalka Masar Maxamed Dirir,waxaana sidoo kale…

Read More

Ciidammada Booliiska Boorama Oo Dhirbaaxo Ku Dhuftay, Dad Rayid Ah Oo Isku Dayey Inay Sharciga Gacmahooda Ku Fushadaan

Boorama 29. September 2017 (SDN/QJ):- Saddex Qof oo midkood Askari Booliis ah yahay, ayaa ku dhaawacmay Iska Hor-imaad Shalay Subaxdii hore ka dhacay Magaalada Boorama, kaasi oo u dhexeeyay Ciidammada Booliiska iyo Dablay diiddanaa in la dhiso Dhul muran ka taagan yahay oo Magaaladaa ku yaalla. Taliyaha Qaybta Booliiska Gobolka AWDAL, ayaa Warbaahinta u sheegay…

Read More

Weftigii Kowaad ee Ka Socda Qaramada Midoobay oo Booqanaya Gobolka ay ku dhaqan yihiin Qoomiyada Rohinga ee Dalka Myanmar

Myanmar 29. September 2017 (SDN/QJ):- Wefdi kasocda Haayada Qaramada Midoobay ayaa markii ugu Horaysay gaadhay Gobolka Rohinga ee Dalka Mayan-maar iyadoo halkaasi ay ka baro kaceen dad lagu Qiyaasay wax ka badan Afar Boqol oo kun, kuwaasoo u Gudbay dhanka Dalka Bangaala-dheesh. Wefdigan oo ay weheliyaan Saraakiil ka socota dalkaasi ayaa u kuur gali doona…

Read More

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Kurdistan oo Raysal Wasaaraha Ciraaq ugu Baaqay inuu u Hogaansamo Rabitaanka aftidii Shacab ee Gooni isu taagooda

Baghdad 29. September 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha maamul goboleedka Kurdistan Mr Mascuud Barzani ayaa ugu baaqay Ra’iisal wasaaraha Ciraaq iyo Xukuumadiisa in ay Ictiraafaan Aftida Dadweynaha Kurdiyiinta Ku muujiyeen Rabitaankoda Gooni’ugosadka ah. Mr Mascuud Barzani Waxaa uu intaasi ku daray inay wada hadal Diyaar u yihiin Madaxda Kurdiyiintu iyadoo la qadarinaayo Rabitaanka Malaayiinta Kurdiyinta ah ee…

Read More

Sawir Laga Sheegay Muuqaalka Wiilkii Nabi Maxamed NNKHA Awowga U Ahaa Ee Xuseen Binu Cali Oo Doodo Iyo Buuq Ka Dhex Dhaliyey Shiicada Iyo Sunniga Dalka Lubnaan!!

Beirut, 29. September 2017 (SDN/QJ):-Doodo badan iyo buuq ayaa ka dhashay gudaha waddankaasi Lubnaan gaar ahaan dadka shiicada iyo sunniga ah kadib markii si weyn baraha xidhiidhka Bulshada ee Internetka loogu faafiyey sawirro ay soo saareen Ururka Xizbullah oo dhawaan xus diimeed gaar ah oo ay u dabbaal dagayeen dadka shiicada ahi ku baahiyey sawir…

Read More

Madaxweyne Donald Trump oo Iftiimiyey Qorshe uu isbedel ku samaynayo oo la Xidhiidha Cashuuraha Maraykanka & Cida uu dan u yahay

Washington 29. September 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in qorshaha isbeddelka loogu sameynayo canshuurta Mareykanka ee xisbiga Jamhuuriga ay soo bandhigeen uu yahay naxariis u timid dadka dabaqadda dhexe. Trump ayaa qorshahan shaaca ka qaaday isaga oo kumanaan qof kula hadlayey magaalada Indianapolis ee gobolka Indiana, halkaasi oo uu ka sheegay in…

Read More

Xukuumada Hindiya oo Diyaaradaha aan Duuliyaha lahayn ka soo Iibsanaysa Maraykanka & Qorshaha ay u rabto

Delhi 29. September 2017 (SDN/QJ):- Dawlada Wadanka Hindiya ayaa Damacsan inay Maraykanka ka Iibsato Diyaaradaha aan Duuliyaha lahayn ee loo yaqaano Drones’ka si ay ula Socdaan dhaq-dhaqaaqa Milatari ee u  Shiinuhu ka wado Badweynta Hindiya. Diyaaradahan ay Hindiya ka Iibsanayso Maraykanka oo tiradooda lagu qiyaasay 24 midh oo wata Xaruumahii laga hagayay ayaa bishii june…

Read More

Xogo run ah oo Suurto gal ay tahay in aanada uga aqoon dalka Iyo Dadka Faransiiska

Paris 29. September 2017 (SDN/QJ):- Wargeyska Huffington Post qaybtiisa afcarabiga ku soo  baxda ayaa qormadan oo uu Wargayska Geeska Afrika afsoomaali u rogay waxa uu ku soo bandhigay xaqiiqooyin la xidhiidha dalka Faransiiska, oo aanay ka warqabin inta badan ee dalalka dunida iyo xitaa dad badan oo Faransiiska gudihiisa ku nool. –  Magaalada Baariis oo…

Read More