Shiicada ka Garab dagaalanta Ciidamada Ciraaq oo Beeniyay inay dib uga Gurteen Dirirta ka socota Magaaladda Talcafar

Baghdad 24. August 2017 (SDN/QJ):-Hogaanka warfaafinta ee Milateriga Ciraaq ayaa beeniyey wararkii sheegayey inay maleeshiyaadkii shiicada ee garabka u ahaa milaterigu ay dib uga baxeen dagaalka ka socda Magaalada Tal-cafar.   Bayaan ay Milateriga Ciraaq soo saareen ayay wax kama jiraan ku tilmaameen wararka ay warbaahinta qaarkeed baahinaysay sheegayey inay maleeshiyaadka shiicadu dib uga baxeen…

Read More

Waddanka Koonfur Africa: Dad Cuna Hilibka Dadka Oo La Qabtay, Waxa Lagu Aqoonsaday Iyo Cabsida Shacabka

Darban 24. August 2017 (SDN/QJ):- Afar nin oo Orgobeyaal Hilibka Dadka Cuna ayaa Booliiska Dalka Koonfur Afrika ay Xabsiga u taxaabeen. Markii la waydiiyay Raggaasi sida ay dadka u cunaan ayaa mid ka mid ah waxa u soo saaray qayb ka mid ah lug iyo gacan bini-aadam. Ciidamada Booliiska oo uu weheliyo Ninkii dad cunka…

Read More

Addis Ababa: Gabadh Warkeedu Qabsaday Caalamka Oo Dalkeeda Dib Ugu Laabatay & Dhacdo Naxdin leh oo Qabsatay!!

Addis Ababa 24. August 2017 (SDN/QJ):- Gabadha shaqaale ahayd oo u dhalatay dalka Itoobiya, oo 4 bilood ka hor lagu soo tuuray guri fooq, dalka Kuweyt ayaa Shalay ku soo laabatay dalkeedii hooyo, markii muddo dalkaasi lagu daweynayay. Gabadhan oo magaceeda la yidhaahdo Adesech, ayuu warkeedani qabsaday, cinwaannada warbaahinta caalamka. Gabadhan shaqaalaha oo ka lulata…

Read More

Wasiirada Arrimaha Dibada Maraykanka Iyo Turkiga oo Kulan Gaar ah wada qaatay Xili Xidhiidhka labada dal aad u xun yahay

Ankara 24. August 2017 (SDN/QJ):-Wasiirka difaaca ee Dalka maraykanka Jim Matios ayaa Dhigiisa Dalka Turkiga Magaalada Ankara  kula yeeshay wadahadalo ku saabsan taageerada hubka ah ee ay washington siiso kooxaha kurdiyiinta reer Suuriya oo ay Turkigu u aqoonsan yihiin kooxo argagixiso. Socdaalka Wasiirka difaaca Maraykanku ku joogo dalka Turkiga waxa uu ku soo beegmayaa iyadoo…

Read More

Gudoomiyaha Lagu Muransan Yahay Sharciyadiisa ee Golaha Wakiiladda oo Maanta Shir Gudoomiyey Fadhigii G.Wakiiladda Xili Xildhibaan Talyanle uu Goob Joog ahaa DAAWO

Hargaysa 23. August 2017 (SDN/QJ):- Fadhigii maanta Golaha Wakiilada Somaliland oo loo balansanaa In lagu doorto gudoomiye ku xigeenka koowaad ee golahaasi  ayaa dib loo dhigay Loona Balamay Maalinta Axada ee Soo Socota. Fadhigan Waxaa Shir Gudoominayay Gudoomiyaha Lagu Muransan yahay Sharcinimadiisa ee Golaha Wakiiladda Mudane Baashe Maxamed Faarax .   Gudoomiye Baashe Maxamed Faarax…

Read More

Maxay Xukuumadda Somaliland ka Tidhi Cabashada Ganacsatada ee Ku Wajahan Shirkada DPW ee Maamusha Dekeda Berbera?

Hargaysa 23. August 2017 (SDN/QJ):- Xukuumadda Somaliland ayaa ka hadashay cabashada ay ganacsatada Somaliland ka gudbiyeen shirkadda DP world ee uu Madaxweyne Siilaanyo ku wareejiyay maamulka dekedda Berbera. Wasiirka ganacsiga Dr. Cumar Shucayb Maxamed oo Geeska Afrika u waramay iyo badhasaabka gobalka Saaxil Jaamac Yuusuf oo BBC u waramay ayaa ka hadlay arrintan. Ugu horayn…

Read More

Xogo uu Helay Mid ka Mid ah Wargaysyada Ka Soo Baxa Hargaysa oo Muujiyey Halista Safarka Wasiirkii Hore ee Amuuraha Dibada Somaliland ee Muqdisho!!

Hargaysa 23. August 2017 (SDN/QJ):-Wasiirkii Hore ee Wasaaradaha Arrimaha Dibadda iyo Ganacsiga Somaliland Mudane Maxamed Cabdilaahi Cumar ayaa saddexdii maalmood ee ugu dambeeyey waxa uu ku sugan yahay caasimadda waddankaasi Soomaaliya ee Muqdisho isaga oo kulamo kala duwan la qaatay Madaxweynaha dalkaasi Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo iyo Ra’iisal Wasaarihiisa Xasan Cali Khayre. Waana hal maalin…

Read More

“Anigu Ma Jecli In Layla Xanto Amb. Cawil Iyo Cali Warancadde Oo Weli Saaxiib Ayaanu Nahay Laakiin…’’ Siyaasi Siciid Sulub

Hargaysa 23. August 2017 (SDN/QJ):- Siyaasiga Siciid Sulub Maxamed oo ka mid ah Musdambeedka Xisbiga WADDANI ayaa sheegay In ay ku badan tahay xanta uu xisbigiisu iska weydiiyo saamaynta ay rag ay isaga saaxiibo ku ahaayeen saaxaddii UDUB oo haatan KULMIYE ka tirsani ku yeesheen dhoollatuska siyaasaddeed ee xilligan ka dhex socda axsaabta. Siciid Sulub…

Read More

“Intii Ay Haweenku Hadhow Odhan Lahaayeen; Maxaa Wax Looga Qaban-waayay Ninka Intuu Qol Yar Ka Kiraystay Suuqa Doqon-ma-waaye Lacagta…’’ Gudoomiyaha Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka

Hargaysa 23. August 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Xafiiska Guddida Imtixaannaadka Qaranka Somaliland Daauud Axmed Faarax oo isaga iyo masuuliyiinkale oo wasaaradda waxbarashadaka tirsani warbaahinta kula hadleen xafiiskooda ayaa ka digay kooxo uu sheegay in ay sitaan magacyo Foojari ah oo waalidiinta iyo ardayda reer Somaliland  ka ibinaya deeqo waxbarasho oo ay sheegeen in uu dalka Turkigu…

Read More

Fadhigii Maanta ee Golaha Wakiiladda oo Mar Sadexaad loo balamay inuu Qabsoomo Maalinta Axada, Labada Dhinac oo isla qaatay in Khilaafka Dibada lagu soo Dhameeyo,Ciidan Xoogan oo la Keenay Xaydaabka Golaha,Saxaafada oo Dibad Joog ka ahayd Iyo Jewigii Maanta DAAWO

Hargaysa 23. August 2017 (SDN/QJ):-  Fadhigii ay Maanta Ku Balansanayeen Mudanayaasha Golaha Wakiiladu inay Ku doortay Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Golahaasi ayaa ku soo Dhamaaday in Mar Sadexaad loo balamo inuu Fadhigaasi qabsoomo Maalinta axada ee soo socota. Fadhigan oo uu Shir gudoominayay Gudoomiyaha Lagu Muransan yahay Sharciyadiisa Mudane Baashe Maxamed Faarax ayaa la…

Read More

Taliyaha Laanta Socdaalka Somaliland oo Iftiimiyey Waxqabadyo u Hirgalay Mudooyinkii u Danbeeyay

Hargaysa 23. August 2017 (SDN/QJ):- Taliyaha Guud Ee Taliska Ciidmada Socdaalka Jsl S/Guuto (Brigadier) Maxamed Cisman Caalin ayaa ka hadlay Qorsheyaal ay Ku Horumariyeen Laanta Socdaalka Somaliland. Taliyuhu wuxuu xusay inay hirgaliyeen 8 Degmo kana sameeyeen Laamo Socdaal Iyo Unugyo U Shaqeeya Nooca Loo Yaqaan Mobile Unit Oo Wata Gaadiid Qalabaysan. Taliyaha Guud Ee Taliska…

Read More

“Waxaan buslhada reer Laascaanood la qabaa dareenkooda, ma jirto magaalo qiimaha nalku yahay $ 0.3 ILLAAHAY baa noo soo diray Gurmad Solar Energy” Foosiya Madamed Jibriil

Laascaanood 23. August 2017 (SDN/QJ):- Bulsho weynta Somaliland ee ku dhaqan gobollada iyo degmooyinka dalka ayaa inta badan ka cowda qiimaha laydhka oo ay sheegeen in uu aad u sareeyo, habadda Magaalada Laascanood ee Xarunta gobolka Sool ayaa ka duwan cabashada gobollada kale waxaanay nasiib u yeelatay in ay noqoto magaaladan ugu qiimaha jaban uguna…

Read More

Basaasida Dadka Lagu Dabo Jiro,Xirfadaha La Isticimaalo & Qalabyada Casriga ah ee loo adeegsado

Hargaysa 23. August 2017 (SDN/QJ):- Qarniga 21-naad waxaa dunida sirdoonka ku soo kordhay tabo cusub oo loo adeegsado dagaalka lagu hayo ururrada Islaamiga ah, waxaa ka mid ah: – Basaasidda xidhiidhada isgaadhsiinta: Basaasidda noocan ah waxaa ugu horreeya in la dhegeysto talefannada laga dirayo goobaha lagu tuhmayo in ay ururradani awood ku leeyihiin ama laga maleegi…

Read More

Maxkamad fara gelisay Xukunka Sadexda Dalqadood Ah Ee Lagu Furo Haweenka Muslimiinta!!

Delhi 23. August 2017 (SDN/QJ):- Maxkamadda ugu saraysa dalka Hindiya ayaa sharcidarro ku tilmaantay furitaanka degdeg ah ee saddexda dalqadood ay halka mar ku dhawaaqaan ragga Muslimka ah ee dumarka furaya. Maxkamadda ayaa go’aankan qaadatay ka dib markii ay soo gaareen dhawr codsi oo ay usoo gudbiyeen ururrada u dooda xuquuqda dumarka.   Dadka u…

Read More