Warbixin soo Bandhigaysa Sida la Yaabka leh ee Gudoomiye Cirro iyo Weftigiisa loogu soo Dhaweeyay Magaaladda Ceerigaabo DAAWO

Ceerigaabo 16. August 2017 (SDN/QJ):- Murrashaxa Madaxweynaha Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) iyo Wefti uu hoggaaminayo oo maalmihii u dambeeyey socdaal la xidhiidha wacyi-gelinta qaadashada kaadhka codaynta doorashada ugu maqnaa goballada Sool iyo Sanaag, ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay Xarunta Gobolka Sanaag ee magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobalka Sanaag. Murashaxa Madaxweynaha WADDANI Dr.Cabdiraxamaan…

Read More

Sheekh Mukhtaar Roobow oo ku Dhawaaqay inuu ka Baxay Al-Shabaab,Dulucda wada Hadlo u socda isaga Iyo Dawlada Federaalka Somalia & Hay’ada Xuquuqul iinsaanka oo Xaaraan ku tilmaantay in Cafis Loo Fidiyo DAAWO

Muqdisho 16. August 2017 (SDN/QJ):- Hoggaamiye ku xigeenkii hore ee ururka Al-Shabab Mukhtaar Roobow Abu Mansuur ayaa sheegay inuu si rasmi ah uga baxay ururka Al-Shabab. Roobow oo shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho, waxa uu sheegay inuu Al-Shabab uu hore uga baxay shan sano iyo toddoba bilood ka hor. Waxa uu sheegay inuu xilligaas ku…

Read More

Siyaasi Abiib Timo Cad oo ka Dayriyey Xaalada Dhismaha Waddada Ceerigaabo Isla Markaana Sheegay in Jidkaasi aanu ka Danbayn Hogaamiye Xirsi

Ceerigaabo 16. August 2017 (SDN/QJ):- Siyaasiga Abiib Diiriye Nuur Timocad ayaa xukuumada haatan ku dhaliilay mid ka baxsatay wadadii Ceerigabo, isla markaasna aanay wadadu ka danbayn wasiirkii madaxtooyada ee hore Xirsi Xaaji Cali. Waxa uus siyaasigani sheegay in xaalada wadadii Ceerigaabo ay liidato kadib markii wasiirka madaxtooyada ee hore meesha ka baxay, isla markaasna wasiirka…

Read More

Warbixin Telefishanka Aljazeera Ka Diyaariyey Rabshadihii ay Sababtay Doorashadii Dalka Kenya DAAWO

Nairobi 16. August 2017 (SDN/QJ):- Waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa warbixin Telefishanka Aljazeera Qaybtiisa Englishku Ka diyaarisay rabshado Iyo mudaharaado ka dhacay dalka Kenya Oo taageerayaasha musharaxa laga badiyay Odinga dhigayaan. Doorashadii dhowaan ka dhacday dalka Kenya ayaa waxaa ku guulaystay Madaxwayinihii hore ee dalkaasi Uhuru Kenyatta waxayna taasi keentay inay si wayn u Cadhoodaan…

Read More

Ururka Dalsoor Oo Komishanka Doorashooyinka Ugu Baaqay Inay Wakhtiga Doorashada Dib U Dhigaan Haddii Aanay Xakamayn Karayn Axsaabta Qaranka

Hargaysa 16. August 2017 (SDN/QJ):- Ururka Waddaniga ah ee Dalsoor, oo ah urur ka shaqeeya arrimaha danta guud iyo waddaniyada ayaa shir jaraa’id ku Magaalada Hargeysa, kaasoo uu baaq ugu diray komishanka doorashooyinka qaranku. Ururku wuxuu sheegay in baaqani uu ka dhashay ka dib markii ay arkeen in olole ballaadhan ay labada xisbi ee Kulmiye…

Read More

Khubaro Shaaciyey Suurto galnimada in Dahabka lagu Daawayn karo Cudurka Halista ah ee Kansarka!!

Scotland 16. August 2017 (SDN/QJ):- Baadhitaan caafimaad oo dhowaan la sameeyey ayaa lagu ogaaday suurtagalnimada in dahab la shiiday lagula dagaalami karo cudurka kansarka. Culimada seyniska oo ka tirsan jaamacadda Edinbrugh ee gobolka Scotland ee dalka Ingiriiska ayaa sheegay in dahabka loo adeegsan karo in lagu xakameeyo unugyada Kansarka. Kooxdan dhakhaatiirta ah ayaa adeegsaday walxaha…

Read More

Gorgorka Mushaharka ugu Badan ka qaata Qaarada Yurub & Shaqadiisa oo ah inuu ilaaliyo Nadaafada Qalabka Xidigiska ee Hawada sare

London 16. August 2017 (SDN/QJ):- Arrimah ugu muhiimsa ee qalabka Xidigiska iyo hawada sare loo adeegsado (Astronomical equipment) ayaa ah inay nadiif ahaadaan , iyagoo markaasi u sheqeeya sida ugu wanaagsan. Sidaas darteed xarunta European space station ee loo yaqaan Estrack ayaa shaqaalaysay shimbir Gorgor ah si uu ilaaliyo nadaafada xaruntan. Gorgorkan oo lagu magacaabo…

Read More

Qisada Nin Turjumaan ah oo ka hawl gala Xafiiska Baarlamaanka Midowga Yurub oo Ku Hadla 47 Luuqadood

Brussels 16. August 2017 (SDN/QJ):- Mr.Ioannis Ikonomou oo u dhashay dalka Giriiga ayaa ah madaxa qaybta turjumadda ee barlamanka Yurub tan iyo sanadkii 2002 ( European Commission in Brussels). Ioannis ayaa ah nin ku hadla 47 luqadood oo kala duwan, waxaana ka mid ah luqadaha u waaweyn ee uu ku hadlo Greek, English, German, Italian,…

Read More

150,000 Oo Qof Oo Sannadkiiba U Dhimanaaya    Cimilada Sii Xumanaysa Dhammaadka Qarniga 21-aad Daraasad Cilmiyeed hor leh!!

Moscow 16. August 2017 (SDN/QJ):- Khubaro kala duwan oo ka socday jaamacaddo dhawr ah ayaa daraasad ay sameeyeen waxa ay ku sheegeen in ay sadaal ay sameeyeen oo la socotay daraasaddooda ay ku ogaadeen in cimilada sii xumaanaysaa ay dili doonto sannad walba 150,000 oo qof marka uu dhamaado qarniga 21-naad. Kooxdan ayaa muddo waday…

Read More

‘’Tigidhkii Dahabka ahaa’’ Ma Khiyaamu Sameeyay Mise Shirkada ayaa Khalad Gashay?

New York 16. August 2017 (SDN/QJ):- Steve Rothstein waa nin u dhashay Maraykanka,  sanadkii 1987 ka iibsaday shirkada dayuuradaha Maraykanka tigidh lagu magacaabi jiray Golden Ticket ( Tigidhkii Dahabka ahaa) kaasi oo qiimihiisu dhamaa 250 kun doller. Tigidhkaasi ayay shirkaddu ugu ogolaanaysay qofka iibsada inuu ilaa inta uu nool yahay meel kasta Dayuuradaha shirkadda ugu…

Read More

‘’Midab Takoorku Waa Shar Kuwa Qaska Iyo Rabashadaha ka wada Maraykanku Waa Munaafiqiin aan Weji ku lahayn dalkan’’ Madaxweyne Donald Trump

Washington 16. August 2017 (SDN/QJ):- Madaxweyne Trump ayaa ka hadlay  rabshadaha ka cusurinimada ku salaysan ee ka socda gobolka Virginia, wuxuu sheegay inuu midab-takoorku yahay shar ummaddaha kala kexeeya. Wuxuu dambiilayaal ku tilmaamay kuwii masuulka ka ahaa fowda iyo qaska, Trump wuxuu  magaacbay ururo ay leeyihiin caddaanku oo cunsurimo ku caan baxay. Haweenay 32 jir…

Read More

Buuro aad u waaweyn oo Dhoobo ah oo Galaaftay Nolosha Dad aad u tiro badan & Cabsida ka taagan Caasimada Sierra Leone ee Free Town

Free Town 16. August 2017 (SDN/QJ):- Wararka ka soo baxaya caasimada Free Town ee dalka Sierra Leone ayaa sheegaya in tirada dadkii ku dhintay deegaanka Shugar Luuf ay korodhay, iyadoo gaadhay 312 qof ka dib markii Buur dhoobo ahi ku soo rogmatay deegaankaasi maalintii shalay. Afhayeen u hadlay Hay’adda Laan-Qayrta cas oo ku sugan Free…

Read More

Roobab Laxaadkiisu Weyn yahay oo si Xidhiidh ah uga Da’aya Caasimadda Shiinaha,Dadka oo La Daad Guraynayo & Goobihii Dalxiiska oo la Xidhay

Bejin 16. August 2017 (SDN/QJ):- Roobab laxaadle oo si xidhiidha uga da’aya Caasimada dalka shiinaha ee Bejin ayaa sababay in Ilaa Afar boqol oo Qoys Goobihi ay deanaayeen laga daad guriyeeyo isla markaana la xidho dhammaan Goobihii dalxiiska. Bayaan ka soo Baxay Dawladda Hoose ee Magaalada Bejiin ayaa ku taliyey inay dadku ka durkaan dhammaan…

Read More

Dagaalo Qadhaadh oo Ka Socdo Magaalada Raqa ee Suuriya Xoogaga Isbahaysiga oo Kala Badh Magaaladaasi Gacanta ku haya

Raqa 16. August 2017 (SDN/QJ):- Wakaaladda Wararka ee France press ayaa sheegtay inay dagaalo Culusi ay ka dhacayaann Magaaladda Raqa  ee dalka suuriya ee xarunta u ah Ururka Daacish halkaasi oo xoogagga Daacish ay dagaaladu ku dhexmareen isbahaysiga kurdiyiinta ee Mareykanku taageero. Dagaalka ayaa laysu adeegsaday Hubka noocyadiisa kala duwan ,iyada oo Dayuuradaha dagaalka ee…

Read More

”Wax Gorgortan ah Laga Geli Maayo Go’aankii Golaha Wakiiladda Iyo Qaraarkii Maxkamadda Sare ee Khilaafka Golaha Wakiiladda Dib ugu Soo Celiyey inaan anagu Saxno” Xildhibaano Taageersan Gudoomiyaha Lagu Muransan Yahay Sharcinimadiisa DAAWO

Hargaysa 15. August 2017 (SDN/QJ):-Xubno ka mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiiladda Gaar ahaana Taageersan Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda ee Lagu Muransan yahay Sharcinimadiisa ee Baashe Maxamed Faarax oo Maanta Warbaahinta la hadlay ayaa Sheegay in Go’aankii Golaha Wakiiladdu ku doortay Gudoomiyaha Cusub Mudane Baashe Maxamed Faarax iyo Qaraarkii ka soo baxay Maxkamada Sare ay Yihiin Go’aamo…

Read More

Wefti uu hoggaaminayo Murrashax Muuse Biixi oo si wayn loogu soo dhaweeyey deegaamada bariga Sanaag iyo casuumaddii saldabbada ugu facaweyn Somaliland + Nuxurka khudbad uu u jeediyey bulshada SAWIRO/DAAWO

Hadaaftimo 15. August 2017 (SDN/QJ):-Weftiga uu hoggaaminayo Guddoomiyaha xisbul-xaakimka Somaliland ee KULMIYE, ahna murrashaxa Madaxweynaha xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa noqday murrashax Madaxweyne kii u horreeyey booqda deegaanka Hadaaftimo ee bariga Somaliland oo ah guriga saldannada ugu facawayn Somaliland. Weftiga Guddoomiyaha KULMIYE oo ku guda jira socdaal la xidhiidha wacyigelinta kaadh qaadashada gobollada Sanaag…

Read More

Ku Xad-Gudubka Shuruucda Doorashadu Waa Halista Ugu Weyn Ee Hor taalla Doorashada Somaliland

Hargaysa 15. August 2017 (SDN/QJ):- Xafiiska la Socodka Arrimaha Doorashooyinka (EMO) ee Xarunta CPA, ayaa soo bandhigay dhacdooyin uu diiwaangeliyey oo uu ku baaqayo in si toos ah wax looga qabto, haddii kalena ay saamayn guracan ku yeelan karaan qabsoomida doorashada Madaxtooyada JSL ee la filayo inay dalka ka qabsoonto 13-ka bisha Noofambar ee sanadkan…

Read More

Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Ka Hadlay Xaaladiisa Caafimaad,Sababta uu Murashax Muuse Biixi u Taageero, Doorashooyinka,Qaadashada Kaadhka Codbixiyaha DAAWO

Hargaysa 15. August 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha jamhuuriyadda Somaliland Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa Xogwaran gaar ah siiyay Telefishanka Qaranka Somaliland. Waxa uu Madaxweyne Siilaanyo ka hadlay arrimo door ah oo ay ka mid yihiin hawlgalka qaadashada kaadhka codbixiyaha ee ka socda Gobolada bari, Sababta uu u Taageero Murashax Muuse Biixi Cabdi,Sida ay tahay Xaaladiisa Caafimaad iyo…

Read More

Hargaysa oo Maanta Aas Qaran Loogu Sameeyay  Taliyihii Qaybta Baanboyadda ee Ciidanka Booliska oo Xalay Geeriyooday Iyo Madaxweyne Siilaanyo oo Tacsi u Diray DAAWO

Hargaysa 15. August 2017 (SDN/QJ):-Madax iyo Mas’uuliyiin ka Tirsan Golayaasha Qaranka iyo Hogaanka Ciidanka booliska Somaliland ayaa Maanta ka qayb galay aas qaran oo hargaysa loogu sameeyay alle ha u naxariistee Cabdi Xuseen Xirsi Geel-jire oo ahaa taliyaha Qaybta Baanboyada ee Ciidanka Booliska. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka…

Read More

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid oo Sheegay inay Xisbi ahaan ka Fiirsanayaan inay la Baxaan Xubinta Xisbigooda u qaabilsan Komiishanka Doorashooyinka & Cida uu Yahay Murashax ku Xigeenkiisu DAAWO

Ceerigaabo 15. August 2017 (SDN/QJ):- Eng. Feysal Cali Waraabe Gudoomiyaha Xisbiga Ucid ahna Murashaxa Jagada Madaxweyne ee xisbigaas ayaa sheegay inay Xisbi ahaan ka fiirsanayaan Sidii ay ula bixi lahaayeen Xubinta xisbigooda ee la shaqaysa Komiishanka doorashooyinka,Isagoo Sheegay in ilaa hada aan waxba laga qaban Olole Siyaasadeed oo Labada xisbi ee Kulmiye Iyo Waddani ay…

Read More