Madaxweynaha Kiinya oo heshiisiinaya Xasan Sheekh iyo Abey Axmed
Caruusha November 30, 2024(QJ) – Hogaamiyeyaasha Soomaaliya, Itoobiya, Kenya iyo Uganda ayaa qorsheynaya in ay kulmaan si loo yareeyo xiisadaha ka taagan gobolka Geeska Afrika ee u dhaxeeya Soomaaliya iyo Itoobiya, sida uu ku dhawaaqay Madaxweynaha Kenya William Ruto. Isagoo ka hadlayay magaalada Caruusha ee dalka Tanzania ayuu Ruto hadalkan ka sheegay isagoo ah guddoomiyaha…
