Ciidamada Kiinya iyo Al Shabaab ku dagaalamay Garrisa
Garrisa November 25, 2024(QJ) – Ciidamada amaanka dalka Kenya ayaa howlgal ay ka sameeyeen magaalada Gaarisa ee gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya waxa ay ku dileen mid ka mid ah kooxaha argagaxisada ah, waxaana ay kusoo qabteen hub fara badan. Ciidanka la dagaalanka Argagixisada ayaa sheegay in kooxdooda gaarka ah ee loo yaqaano (SOG)…
