Muuse Biixi iyo Ururadii uu diiwaangeliyey oo aan weli Aqbalin Natiijadii doorashooyinka
Hargeysa November 20, 2024(QJ) – Waxa ilaa iyo haatan aan aqbalin natiijadii doorashooyinka Somaliland ee shalay ay ku dhawaaqeen Guddida doorashooyinka Somaliland Muuse Biixi iyo ururadii uu dhawaanta diiwaan geliyay si uu ugu carqaladeeyo doorashooyinka Madaxtooyada. Doorashadii dhacday November 13, 2024 ee uu ku guuleystay Musharax Cabdiraxmaan Ciro ayaawaxa dhamaan hanbalyeeyay dawlada deriska iyo kuwa…
