Qaramada Midoobey oo Soomaaliya ugu deeqday $5 Million
NY November 15, 2024(QJ)-Qaramada Midoobay ayaa 5 milyan oo dollar ku taageertay Soomaaliya, deeqda ayaa ka timi sanduuqa wax ka qabashada xaaladaha degdega ah ee Soomaaliya si looga taageero Soomaaliya abaaraha ku soo wajahan, gaar ahaan kuwa saameeynaya bartamaha iyo koonfurta Soomaaliya iyo Puntland. Maalgelinta ayaa la filayaa in lagu caawiyo in ka badan 130,000…
