Baarlamanaka Soomalaiya oo magacaabay Guddi Doorasho
Muqdisho November 07, 2024(QJ) – Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa magacaabay guddi ku meel gaar ah oo ka kooban 15 xubnood oo ka kala socda labada Aqal, kuwaas oo soo diyaarin doona hindise sharciyeedka doorashooyinka, shuruucda ururada siyaasadda iyo xisbiyada, sharciga dhismaha guddiga doorashada, iyo xeer hoosaadka. Tani waxay daba socotaa codsigii uu dhawaan…
