Ciidamada dawlada oo ku dagaalamayCaasimada gudaheeda
Muqdisho November 01, 2024(QJ) -Iska hor imaad u dhaxeeyay ciidamo ka wada tirsan dowladda Soomaaliya oo geystay khasaare kala duwan ayaa ka dhacay nawaaxiga Isgoyska Ex Koontarool Afgooye ilaa Soonakeey. Iska horimaadka ayaa ka dhashay ciidamo ka tirsan dowladda oo burburiyay dhismayaal ku yaalla dhul la isku haysto. Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda oo qaab…
