Al Shabaab oo weerar ka fulisay Muqdisho
Muqdisho September 28, 2024(QJ)-Al-Shabaab ayaa weerar loo adeegsaday galtaalo ku qaaday bar koontarool oo ciidamada dowladda ay ku leeyihiin degmada Kaxda. Weerarka ayaa ka dhashay iska horimaad dhex maray ciidamada dowladda iyo maleeshiyada Al-Shabaab ee weerarka soo qaaday. Isbaarada la beegsaday ayaa lagu magacaabaa Buurta Cali Jannaale, waxaana dagaalka la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala…
