Heer kulka Geeska oo Cirka isku shareeri doona
Addis Ababa October 17, 2024(QJ) -Heerarka kulaylka sii kordhaya ayaa laga digayaa in uu kuleyl daran ka keeno dalal badan oo Geeska Afrika ku yaalla, sida ay sheegtay Xarunta Saadaasha Cimilada (ICPAC) ee urur goboleedka IGAD. Warbixinteedii ugu dambeysay ee saadaasha cimilada, ICPAC waxay tilmaantay in ugu yaraan lix waddan ay wajihi doonaan kulayl aad…
