Xukuumadda Turkiga oo Mar Kale Shaqooyinkii ay Hayeen Ka Eriday 4 Kun oo Shaqaale ahaa oo ay Ku Xidhiidhisay Inqilaabkii Fashilmay

Ankara 01. May 2017 (SDN/QJ):-Xukuumadda dalka Turkiga ayaa shaqada ka eriday ilaa afar kun oo qof oo shaqaale ah kuwaasoo lagu eedeynayo inay ku lug lahaayeen inqilaabkii dhicisoobay ee bishii juley ee Kal hore ka dhacay dalkasi. Qaraarkani waxa uu saameeyey ilaa Kun qof oo ka mid ahaa shaqalaha wasaaradda Cadaaladda,in ka badan Kun Askari…

Read More

Booliis Digniin Siiyey Bisad laga shakiyey & sababta Xayawaan looga Shakin karo!!

Washington 01. May 2017 (SDN/QJ):- Bisadda looga shakiyey inay haysato qori nooca rayfalka ah ayaa loogu yeedhay ciidamada booliiska ee magaalo ku taal Maraykanka. Bisaddan ayuu ciidanka booliiska soo gaadhsiiyey nin ku arkay geed ay saarnayd intuu sawir ka soo qaaday. Sarkaal ka tirsan booliiska magaalada Newport, Oregon, ayaa ku tilmaamay muuqaalka ninku u keenay…

Read More

Baadariga Ugu Sareeya Kaniisadda Catholic-Ga Pope Francis Oo Ku Baaqay In Ergo Caalami Ah Loo Saaro Xiisadda Kuuriyada Woqooyi

Roma 01. May 2017 (SDN/QJ):-Baadariga ugu sareeya kaniisadda Catholic-ga, Pope Francis, ayaa ku baaqay in la galo dhexdhexaadin caalami ah si loo dejiyo xiisadda sii kordhaysa ee u dhaxaysa Maraykanka iyo Kuuriyada Woqooyi ee ku saabsan hawlaha nukliyeerka ee dalkaas. Baadarigu wuxu carrabka ku dhuftay in tusaale ahaan dalka Norway “had iyo goor ba u…

Read More

Kuuriyada Waqooyi Oo Hanjabaadda Maraykanka Kaga Jawaabtay Tijaabada Gantaal Kale

Pyongyang 01. May 2017 (SDN/QJ):- Dowladda Kuuriyada Waqooyi ayaa mar kale tijaabisay mid kamid ah Gantaaladeeda riddada dheer, balse waxaa lagu soo warramayaa in gantaalkaasi uu hawada ku qarxay daqiiqado kadib, iyadoo la rumeysan yahay in tijaabadaasi lagu fashilay. Arrintan ayaa imaaneysa xili Maraykanka ku hanjabayo inuu tallaabo militari ka qaadi doono Kuuriyada Waqooyi haddii…

Read More

Munaasibadda Midawga Isbedel-Doonka Somaliland Ee Samadoon Iyo Xisbiga Ucid Oo Maanta Ka Dhacday Maansoor Hotel Ee Hargaysa DAAWO

Hargaysa 30. April 2017 (SDN/QJ):-Munaasibaddan oo ahayd mid si heer sare ah loo soo agaasimay, ayaa waxaa ka soo qeyb galay Ergooyin isaga kala yimid Gobolada Somaliland oo ka socday Dallada Sama-Doon ee isbedel-doonka ah, Masuuliyiin ka socday Xisbiga UCID, DHalinyaro, Taageerayaal iyo Marti sharaf kale . Waxaana ugu horayn Halkaasi ka hadlay Xubno ku…

Read More

Madaxweynaha Oo Hambalo U Diray Shaqaalaha Somaliland Munaasibadda Maalinta Shaqaalaha Adduunka

Hargaysa 30. April 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, ayaa munaasibada 1-da May awgeed, wuxuu hambalyo iyo bogaadinba u diray dhammaan Shaqaale-Weynaha JSL, meel kasta oo ay ku sugan yihiinba. Madaxweynuhu wuxuu shaqaalaha JSL, uga mahadnaqay gudashada xilalka iyo masuuliyadaha kala duwan ee ay Qaranka u hayaan iyadoo weliba ay dalka ka…

Read More

Jawigii Madal uu Maanta Xilkii Kula Wareegay Xoghayaha Cusub ee Dawladda Hoose ee Hargeysa

Hargaysa 30. April 2017 (SDN/QJ):- Xoghayaha fulinta Dawladda Hoose ee Hargeysa, Cali Xasan Cawaalle, ayaa xaflad ballaadhan oo martidu ku badan tahay oo lagu qabtay Huteelka Guulleed ee caasimada Hargeysa, xilkii kala wareegay Xoghayihii hore Mowliid Kayse Muxumed Waxaa xafladaas oo si heer-sare ah loo soo agaasimay ka soo qaybgalay Wasiirul-dawlaha Amniga ee Wasaaradda Arrimaha…

Read More

Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Amar Buuxa Ku Siiyay Hanti Dhawrka Qaranka Iyo Komiishanka Maamul Wanaaga inay Caddaalada Hor Keenaan Mas’uul Kasta oo Lunsada Dhaqaale Qaranku Leeyahay Wakhtiga Kala Guurka ah SAWIRO/DAAWO

Hargaysa 30. April 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, wuxuu maanta oo ay bishu tahay 30 April 2017  kulan muhiimada isugu yeedhay Saddexda hay’addood ee kala ah Hanti dhawrka guud ee qaranka , Xeer Ilaalinta qaranka iyo Komishanka Maamul wanaaga.   Nuxurka Kulankan uu Madaxweynuhu la qaatay Saddexdan Hay’adood ee Dastuuriga wuxuu daranaa,…

Read More

Siyaasadda Jir Jiroole-nimo ee Siyaasiyiinta Somaliland Iyo Tusaale Maanta Taagan Waa Wasiirkii Hore ee Caddaalada Haatana Ka Mid ah Saraakiisha Xisbiga Waddani (Shalay Iyo Maanta) & Ayaamihii Qaarbaa Danbeeya DAAWO

Hargaysa 30. April 2017 (SDN/QJ):- Siyaasiga Somaliland waa Mid is bedbedala Isla Markaana Maalinba halka ay Dantiisu Ku jirto u doogsin carara,hadii Giraanta Siyaasadu la rogmato Wuxuu qaadaa dhabo ka Duwan Kii uu hore ugu Socday Wuxuu Tagaa Halkii uu Shalay Dhaliisha ba’an u hayay.

Read More

Xildhibaan Siciid Warsame Ismaaciil Oo Shaaciyey inuu u Tartamayo Jagada Gudoomiye Ku Xigeenka Kowaad ee Golaha Wakiiladda

Hargaysa 30. April 2017 (SDN/QJ):- Xildhibaan Siciid Warsame Ismaaciil, oo ka mid ah mudaneyaasha golaha Wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa shaaciyay in uu u sharaxan yahay kursiga guddoomiye ku xigeenka koowaad ee shirguddoonka golaha wakiilada, marka uu guddoomiye Cabdiraxmaan Ciro  xilka ka dego. Xildhibaanka oo shalay u waramayay qaar ka mida warbaahinta   ayaa waxa uu cadeeyay…

Read More

Filim Xiiso Leh Oo Xambaarsan Goobaha Taariikhiga Ah Ee Somaliland Oo La Soo Bandhigay

Hargaysa 30. April 2017 (SDN/QJ):- Waxa Huteelka Maansoor ee caasimada Hargeysa, lagu daahfuray  Filimkii u horreeyay ee dukumantari ah  ee ugu xiisaha badnaa ee  laga sameeyo goobaha taariikhiga ah ee Jamhuuriyadda Somaliland a iyo quruxda dhulka hooyo. Waxaanu noqday filim aad u sii jiitay dadkii daawaday ee ka qaybgalay xafladii lagu soo bandhigay. Waana filimkii…

Read More

Qaar ka Mid ah Shacabka Hargaysa oo Soo Dhaweeyay Lacag uu Wasiir Caddaani Ku Xareeyay Qasnada Dawlada DAAWO

Hargaysa 30. April 2017 (SDN/QJ):- Qaybo ka mid ah Shacabka Caasimadda Hargaysa ayaa ka falceliyey Sida ay u arkeen Film ka hadlaya Taariikhda soo Jireenka ah ee Gobolada bari ee Somaliland oo ay Wasaaradda Warfaafintu soo bandhigtay Iyo lacag dhan 120 Kun oo Dollar oo Wasiirka Warfaafinta Somaliland Mudane Caddaani uu Ku wareejiyey Wasaaradda Maaliyada…

Read More

Marxuum Rashiid Balluu Ibraahim Oo Intii Uu Noollaa Kaga Sheekeeyey Shakhsiyadiisa Fanneed Ee Taxnayd 1948-Kii Illaa Uu God-Galay 2017 Taas oo dhan 69 Sano

Hargaysa 30. April 2017 (SDN/QJ):- Alla ha u naxariistee Fannaankii caanka ahaa ee Rashiid Balluu Ibraahim ayaa aas qaran loogu sameeyey magaallada Hargeysa,kadib markii habeen hore saqdii dhexe uu si kedis ah u geeriyooday. Alla ha unaxariistee Rashiid Balluu Ibraahim Cali oo ahaa fannaan weyn oo muddo ka badan lixdan sano ku soo dhex jiray…

Read More

“Siyaasadda Lagama Qalin-Jebiyee Waa Laga Fadhiistaa, Markaad Ka Fadhiisatana La Taliye Iyo Oday Siyaasadeed Ayaa Lagu Danbeeyaa”.Siyaasi Xinif 

Hargaysa 30. April 2017 (SDN/QJ):- Siyaasigga Cabdikariim Axmed Maxamed (Xinif),ayaa markii ugu horaysay si dad badan uga jawaabay hadal uu Hogaamiyaha Xisbigga Mucaaradka ah ee WADDANI warbaahinta Khamiistii ka sheegay,kaas oo nuxurkiisu ahaa inuu ka qallin-jabiyay Madarasaddii Siyaasadda ee Madaxweyne SIILAANYO,balse ragga wali ku hadhay ee Muuse Biixi ka midka yahay ay Fahmo-adkaaddeen,taas oo keentay…

Read More