War Deg Deg Ah: Tirinta Codadka Doorashada Gudoomiye kuxigeenka 1-aad oo dhamaatay (Yaa ku horeeya)
Muqdisho 12. January 2017 (SDN/QJ):-Waxaa hada soo dhamaatay Tirinta Codadka Doorashada Gudoomiye kuxigeenka koowaad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, waxaana goordhaw la filayaa in si rasmi ah loo shaaciyo natiijada doorashada. Shabakada Qurbejoog.com ayaa natiijooyinka horu dhaca ah ay heshay ayaa muujinaya in Doorashada uu ku horeeyo Musharax Cabdiweli Muudey kaa oo helay codad gaaraya 111-cod ,…
