Wasiir Caddaani oo Gudoomiye Cirro ka Dalbaday inuu Shaqaalaha TV-ga & Idaacadda Dawladda ka Raalli-geliyo Hadal uu yidhi
Burco 11. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Warfaafinta iyo Wacyigelinta Somaliland Cismaan Cabdillaahi Saxardiid (Caddaani), ayaa Musharraxa jagada Madaxweynaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ahna Guddoomiyaha Golaha Wakiillada ka dalbaday inuu Shaqaalaha Warfaafinta dawladda ee Idaacadda Raadyoow Hargeysa iyo TV-ga Qaranka ka raalligeliyo hadal ka soo yeedhay dhawaan oo uu ku sheegay…
