Shacab Dibad-Bax Ka Muujiyey Wadaad Daaci Ahaa Oo Laascaanood Lagu Qabtay, Hargeysana Loo Soo Dhaadhiciyey
Laascaanood 04, October 2016 (SDN/QJ):-Xuseen Maxamed Maxamuud oo bare dhinaca diinta iyo culuumta maaddiga ah ka ahaa dugsiyo ku yaalla tuulada Goljanno ee gobolka Buuhoodle, isla-markaana gacanta ku hayey masaajidka magaaladaas ku yaalla, ayey ciidamada ammaanku dhawaan kasoo qabteen magaalada Laascaanood, waxana ay usoo dhaadhiciyeen magaalada Hargeysa oo uu haatan ku xidhan yahay. Macallin Xuseen…
