Ugaaska Guud Ee SAMAROON Oo Ku Baaqay Wada-hadallo Laga Yeesho Muranka Dhuleed Ee Waqooyiga Hargeysa DAAWO
Ottowa, 8 September, 2016-(SDN/QJ): – Ugaaska Guud ee Beelaha Samaroon Ugaas Cabdirashiid Ugaas Rooble Ugaas Doodi, ayaa ku baaqay Wada-hadallo Guud oo laga yeesho Muranka Dhuleed ee ka taagan Lixda Goobood ee Waqooyiga Magaalada Hargeysa, si loo baajiyo Colaad sokeeye oo ka qarxa halkaasi. Ugaaska oo ka hadlayey Kulan uu Qurba-joogta Beelaha Samaroon ee Kanada…
