Madaxtooyada Somaliland oo Faahfaahin ka Bixisay Heshiiska ay la gashey Shirkada Dp World DAAWO

Hargaysa 07.Sep 2016 (SDN/QJ):- Waxa si rasmi ah qalinka loogu duugay Heshiiskii Casriyeynta iyo Ballaadhinta Dekedda Caalamiga ee Berbera kaasoo u Dhexeeyey Dawladda Imaaraadka Carabta iyo Jamhuuriyadda Somaliland. Heshiiska dhex maray laba dhinac nuxurkiisu wuxuu ahaa in Shirkadda DP World oo laga leeyahay Dubai (UAE) ay maalgaliso Marsada Caalamiga ah ee Berbera (BPA).

Read More

Damaca Iska soo Hor Jeeda ee Siyaasiyiinta Khaatumo ee Ku Wajahan Wada Hadalka ay la Fureen Somaliland DAAWO

Laascaanood 07.Sep 2016 (SDN/QJ):-Siyaasiyiinta Ku abtirsada Beesha Gobolka Sool ayaa aragtiyo kala duwan ka aaminsan Wada hadal lala Furo Somaliland kaas oo u dhexeeya Somaliland Iyo Kooxda Khaatumo. Qaar ka mid ah Siyaasiyiinta iyo Aqoonyahanka beeshaas ayaa aaminsan in Hogaanka Khaatumo uu ka Leexday Sababihii loo doortay. https://www.youtube.com/watch?v=RCeuCzrKE_0

Read More

‘’Xil- Gudasho La’aan Madaxweynahu Iigamuu Qaadin Xilka Wasiirnimo Xuseen Deyr” Afhayeenka Madaxtooyada DAAWO

Hargaysa 07.Sep 2016 (SDN/QJ):- Afhayeenka Qasriga Madaxtooyadda Somaliland Xuseen Aadan Cige ‘’Xuseen Dayr’’ horena u ahaa Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Ganacsiga ayaa Sheegay in Madaxweynuhu aanu Xil gudasho la’aan uga qaadin Xilkii Wasiirnimo. https://www.youtube.com/watch?v=IVSk6cdu51E

Read More

Kooxda Al-Shabaab oo Ka Hadashay Weerar Cirka iyo Dhulka ah oo Lagu Qaaday

Toora-tooroow 07.Sep 2016 (SDN/QJ):- Kooxda Al-Shabaab, ayaa sheegtay inay Ciidammo Maraykan ahi ku weerareen Fadhiisimmo ay ku leeyihiin deegaanka Toora-toorow oo ka tirsan gobolka Shabeellada hoose ee dalka Soomaaliya. Waxay Al-Shabaab, sheegtay inay dagaalyahannadeedu iska difaaceen weerarka ay Ciidammada Maraykanku ku soo qaadeen saqdii-dhexe ee habeen-hore, kuwaasoo ay sheegtay inay taageerayeen Diyaaradaha dagaalka oo deegaankaas…

Read More

Gudoomiyaha Gobolka Awdal Mustafe Shiine oo Taageeray Dhaqangalka Heshiiska DPW DAAWO

Boorama 07.Sep 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Awdal Mustafe Cabdi Ciise ‘’Mustafe Shiine’’ ayaa sheegay inay Gobol ahaan soo dhawaynayaan Heshiiskii kama danbaysta ahaa ee ay Kala Saxeexdeen Xukuumadda Somaliland Iyo Shirkada DPW ee Dalka Isu Taga Imaaraadka Carabta. https://www.youtube.com/watch?v=Rr3CKNzh77Y

Read More

Fal Celinta Shacabka Gobolka Togdheer ee Ku Wajahan Heshiiska Maalgelinta Dekeda Berbera DAAWO

Burco 07.Sep 2016 (SDN/QJ):- Labadii Caano Maal ee u danbeeyay Waxay Warbaahinta Somaliland soo Gudbinaysay Dareenka Bulshada ee La Xidhiidha Dhamaystirka Heshiiskii u dhexeeyay Xukuumadda Somaliland Iyo Shirkada Imaaraadka ee DPW Kaas oo doraad labada dhinac si rasmi ah Qallinka ugu wada Duugeen https://youtu.be/kDP4ejXWynM

Read More

Waxaa Bushaaro naga ah in Dhalinyarta Jaamacadaha Ka Baxday  Intooda Badani Heli Doonaan Fursado Shaqo

Hargaysa 07.Sep 2016 (SDN/QJ):- Wasiirul Dawlaha Wasaarada waxbarashada oo Ka hadlay Xafladii Qallin-jabinta Jaamacada Adis-ababa University Oo Ka Dhacday huteel Maansoor Ee Magaalada Hargaysa, Wasiirul Dawlahu Waxa Uu sheegay In Maalmihii u dambeeyey Dhalinyartii ugu tira badnay oo qalin jabinayeen, Waxaanu Sheegay in tayada loo baahan yahay jaamacadaha si loo gaadho istaanderka caalamiga, Sidoo kale…

Read More

Madaxweynaha oo ka qaybgalay Xafladda Furitaanka Dhismaha Cusub ee Wasaaradda Macdanta iyo Tamarta SAWIRO

Hargaysa 06.Sep 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo ayaa maanta ka qaybgalay xadhigana ka jaray dhismaha wasaaradda Macdanta iyo Tamarta Somaliland, dhismahaas oo noqday dhismihii ugu quruxda badnaa guud ahaan wasaaradaha dalka ka hirgalay intuu madaxweyne Silaanyo hoggaaminaayey talada dalka.   Munaasibadan oo ahayd mid aad loo soo agaasimay waxa hadalo ka…

Read More

‘’Mudada Heshiiska DPW ee Marsada Berbera Ma aha 30 Sanno ee Waa 40 Sanni 2020ka kama horayn karto inay hawlgasho dekedda cusub ee DP World Berbera’’ Cali Guray & Qoraalada la Kala Saxeexaday Akhri

Hargaysa 06.Sep 2016 (SDN/QJ):- ‘’Sida aan u fahmay mudada Heshiiskan Maalgashiga Dekedda Berbera ee DP World iyo Dawladda Somaliland mudadiisu maaha sodon sanadood ee waa afartan sanadood,Sidaa Waxaa Qoraalka Ku Bilaabay Gudoomiye Ku Xigeenka 3aad ee Xisbiga Ucid Cali Maxamed Yuusuf ‘’Cali Guray’’. Cali Guray ayaa Qoraal uu Niskii Danbe ee Xalay ku Baahiyey Barta …

Read More

Oday Sheegay Inuu Ahaa Ninkii Magaca Siilaanyo U Bixiyey Madaxweynaha Somaliland Adeerna U Yahay Oo Nolol Xumo Ka Cabanaya DAAWO

Berbera 06.Sep 2016 (SDN/QJ):- Nin Oday ah oo lagu magacaabo Cabdulaahi Xaashi Nuur sheegayna in uu adeer u yahay Madaxweynaha Wakhtigan ee Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa sheegay in uu adeer u yahay Madaxweynaha ahaana ninkii isagu magaca u bixiyey Naanaysta Siilaanyo ayaa sheegay in uu ka cabanayo nolol xumo adag isaga oo…

Read More

Xukuumadda Somaliland oo Sharaxaad ka Bixisay Heshiiskii Dhamaystirka Maalgelinta Dekeda Berbera Kana Jawaabtay Hadalo ka soo Yeedhay Mas’uuliyiin ka Tirsan Dawlada Somalia DHAGAYSO

Dubai 06.Sep 2016 (SDN/QJ):- Somaliland iyo Shirkadda DP World ayaa magaalada Dubai ee dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta ku kala saxiixday heshiis ku saabsan maalgelinta dekedda Berbera. Heshiiska ayaa imanaya xilli dhowaan baarlamanka Somaliland uu ogolaaday heshiiskan ay dowladda la galeyso shirkadda DP World. Wasiirka Madaxtooyada ee Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi oo ka mid ahaa weftiga…

Read More

Salaad Cali Jeelle Oo Khudbad Jaanta La Wadhay Ka Jeediyey Muqdisho, Iskuna Sifeeyey Laandheeraha Koowaad Ee Jufada Uu Ka Dhashay DAAWO

Muqdisho 06.Sep 2016 (SDN/QJ):- “Musuqmaasuqu Bani Aadamka ayuu ka bilaabmaa, Tusaalle ahaanna Caddaalad-darrada Waagan {Xilligan} inna soo wajahaysa ee Mustaqbalka innagu soo socota waxaa ka mid ah…” “NGO-yadu dadka laga tirada badan yahay ayaa ay gacan siiyaan [laakiin] Horta Ogaada sideedaba Mashruuc hadduu yimaado laguma kala laandheeraysana. Haddiise aad Gaalada u tagto waxa ku leedahay…

Read More

Qabashadii Madaxweyne Ku Xigeenkii Hore ee Punt Land,Murankii Madaxda,Hoyashadii Hargaysa Iyo Dhoofkii Shalay DAAWO

Hargaysa 06.Sep 2016 (SDN/QJ):- Madaxweyne Ku-xigeenkii hore ee Maamul-goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland General Cabdisamed Cali Shire, ayaa Axaddii doraad lagu qabtay Garoonka Diyaaradaha Cigaal ee magaalada Hargeysa ee xarunta Somaliland, Isagoo ka yimi dhanka Garoowe, kuna socday Caasimadda dalka Itoobiya ee Addis Ababa, isla markaana waxoogaa muran ah baa ka dhashay tallaabaddaa, balse markii dambe arrinta…

Read More