Guddiga Qandaraasyada Somaliland oo Sir Fashilisay Amarrana ku soo rogtay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda DAAWO

Hargaysa 06.Sep 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Guddiga Qandaraasyada Qaranka Somaliland Shariif Abbokor Dhuuxyare, ayaa shaaca ka qaaday in Xafiiskiisu joojiyey Warqad oggolaansho ah oo uu siin jiray Hay’adaha iyo Wasaaradaha kala duwan ee dowladda, kaasoo u fasaxayey inay Hay’adda ama Wasaaraddu qaban karto tartan Qandaraas ama bixin Qandaraas. Hase-yeeshee, aanay hadda laga bilaabo jiri doonin Hay’ad…

Read More

Madaxweynaha Puntland Oo Si Foolxun U Caayay Madaxweynaha Soomaaliya, Kuna Tilmaamay Doqon Aan Dalkiisa Kala Aqoon, + Sababta Karka DAAWO

Garowe 06.Sep 2016 (SDN/QJ):- Madaxweyna Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland Cabdi-Wali Maxamed Cali Gaas ayaa weedhihii ugu Qalafsanaa ku weeraray Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud,Waxa uu ku tilmaamay Nacas aan dalkiisa kala aqoon,islamarkaana doonaya inuu mar kale isku soo taago Doorashada Madaxtinimada Soomaaliya ee dambe,Waxa uu hadalkani daba socday Hadal dhawaan ka soo yeedhay Madaxweyne…

Read More

“Dad Ka Shaqaynayay Bangiga ayaa Khiyaano Sameeyay oo Lacagtii Ku Beddeshay Faalso,Laakiin arrintu Ma aha…..” Xasan Sheekh

Muqdisho 06.Sep 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka hadlay lacag dhawaan la sheegay in laga xaday Qasnadda Bangiga dhexe ee dwoladda Soomaalliya, isla markaana wuxu ku dooday inaan qaab musuqmaasuq ah lagula bixin lacagtaas ee nidaam uu ugu yeedhay khiyaamo lagu lunsaday, dadna u xidh-xidhan yihiin hadda.   Madaxweyne Xasan Sheekh wuxuu…

Read More

‘’Waxaan Cadaynayaa in Laga Bilaabo Maanta aan u Taaganahay Murashaxa Madaxweyne ee Somali” Raysal Wasaaraha Somalia DHAGAYSO

Muqdisho 06.Sep 2016 (SDN/QJ):- Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, oo Saxaafadda kula hadlay Xafiiskiisa Muqdisho, ayaa ku dhawaaqay inuu yahay Musharax Madaxweyne.   Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa sheegay inuu doonaayo Afarta sano ee soo socota inuu hogaamiyo Soomaaliya, islamarkaana uu la yimaado isbedel siyaasadeed.   Waxa uu sheegay dalka xilligaan inuu u baahan…

Read More

Manhajka Cusub ee Ay Dajisay Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Somaliland (Falanqeyn)

Waxaanu su’aashaasi  iyo kuwo kale waydiinay Macalin Sadaam Xuseen Carab oo Jaamacadaha Dalka wax ka dhiga. Hargaysa 06.Sep 2016 (SDN/QJ):- Xukuummada Somaliland ayaa dhawaan Sameysay Manhajka Cusub oo lagu dhigi Doono Dusgiyada Hoose, Dhexe iyo Sare ee Somaliland.   Wasaarada Waxbarashada iyo tacliinta Sare ee Somaliland ayaa Muddo Dheer kadib soo bandhigtay, dib u habeyn…

Read More

Somaliland oo Madaaradeeda u Furtay Diyaaradihii Qaadka Ka Keeni Jiray Kenya Kadib Markii ay Somaliya Joojisay

Hargaysa 06.Sep 2016 (SDN/QJ):- Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa sheegtay inaanay waxba ka khusaynin amar ay dawladda Soomaaliya ay dalkeeda ka mamnuucday qaadka miirooga ee dalka Kenya lagaga keeno diyaaradaha. Dawladda Somaliland waxay sheegtay in diyaaradaha qaadka ka Keena Kenya ay soo fadhiisan karaan madaarrada Somaliland, sidaasna waxa lagu caddeeyay war-saxaafadeed uu soo saaray afhayeenka wasaaradda…

Read More

Dowladda Soomaaliya oo joojisay Duulimaadyadii Diyaaradihii Qaadka Soomaaliya & Saamaynta Ka Dhalanaysa DHAGAYSO

Muqdisho 06.Sep 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo duulista Hawada Soomaaliya mudane Cali Axmed Jaamac  “jingali” oo la hadlay Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee SONNA, ayaa sheegay in si KMG ah ay dowladda Soomaaliya u hakisay duulimaadyadii diyaaradaha qaadka ee dalka Kenya.   Wasiir Jingali ayaa xusay in maalintii shalay Maareeyaha Hay’adda Duulista iyo Saadaasha Hawada…

Read More

Qarammada Midoobay oo Shaacisay in Caddaaladda la Horkeeni Doono Shaqsiyaad Dawladda Soomaaliya ka Tirsan

Nairobi 06.Sep 2016 (SDN/QJ):- Wakiilka Qarammada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Ambassador Michele Kitin, ayaa markii ugu horreysay shaaca ka qaadday in caddaaladda la horgeyn doono masuuliyiin ka tirsan maamulka taagta daran ee Muqdisho oo loo haysto xadgudubyo ay u geysteen warbaahinta maxalliga ah. Ambassador Michele Kiting oo shir-jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho shalay, ayaa tafaasiil ka…

Read More

Duul Culimo Qastay: Wadaado Dadka Khalkhal Galiyey Markii ay Jihada Loo Tukado ku sheegeen mid Khalad ah iyo Dadkii oo laba Meelood u kala Tukaday!!

Gaalkacayo 06.Sep 2016 (SDN/QJ):- Magaalada Gaalkacyo ee Caasimadda Gobolka Mudug ee dalka Soomaaliya oo ah magaalo siyaasad ahaan kala qaybsan, dhibaatooyinkii dagaalada sokeeye gayaysiiyeen waxa u raacaya kooxo wadaado ah oo dadka deegaankaasi khalkhal weyn galiyey kuwaasi oo falkii ugu layaab badnaa toddobaadkan ka gaystay kadib markii ay masaajidda qaar kaga khudbeeyeen in jihada ay…

Read More

Biyo-Dhaca Warbixin Golaha Guurtida La Hor-Dhigay Oo Dhabar Adayg Iyo Dhego Nugeyl Ugu Baaqday Xukuumadda Dhexe

Hargaysa 06.Sep 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiye ku xigeenka guddida arrimaha gudaha, Nabadaynta Iyo Difaaca  ee golaha Guurtida Somaliland Xildhibaan Ibraahim Ciise Xaaji Buux ayaa tafaasiil ka bixiyey Warbixin Toddoba qoddob ka koobnayd oo ay isaga iyo guddidiisu soo hordhigeen fadhigii golahoodu yeeshay maalintii shalay. Warbixintan oo taabanaysay arrimaha nabadaynta iyo difaaca ayaa sidoo kale uu xildhibaanku…

Read More

Buuga Halgan Iyo Hagar Daamo ee C.laahi Yuusuf Qoray ,Ka Soo Bixistii Xabsiga Itoobiya Iyo Xaaladii Halgankiisa

Hargaysa 06.Sep 2016 (SDN/QJ):- Kolkii ay maydkii dibada u soo saareen, Itoobiyaanku waxay u yeedheen dadkayagii magaalada joogay, kuwaas oo ay ku yidhaahdeen ‘’ninkani waa is diley qaata maydkiisa oo xabaasha’’. Dadkii aadbuu uga naxay oo waxaa xataa shaki galay aqoonsigiisii, oo maydka loo wareejiyay dadku wuxuu ahaa lafo iyo maqaar kaliya. KA SOO BIXII…

Read More

Door Intee Le’eg ayay Iran Ku Lahayd Weeraradii 11 September ?

Washington 06.Sep 2016 (SDN/QJ):- Qaar ka mid ah hoggaamiyayaashii dalka Iran ayaa lagu eedeeyay inay ku lug lahaayeen weeraradii 11-kii September 2001 loo geystay dalka Maraykanka, tirada madaxda dalka Iran ee lagu eedeeyay inay kaalin weyn ka qaateen sidii loo hirgalin lahaa weeraradaasi ayaa ah lix xubnood, kuwaasi oo uu ugu horreeyo madaxweynihii dalkaasi ee…

Read More

Gabadh Uu Dhalay Madaxweyne Obama Oo Xashiishad Cabaysa, Warbaahinta Oo Si Weyn Uga Hadashay

Washington 06.Sep 2016 (SDN/QJ):- Qaar ka mid ah Saxaafada dalka Mareeykanka ayaa si aad ah u daba dhigtay gabadha ama Curada Madaxweyne Barack Obama, Malia Obama, oo lagu qabtay iyada oo cabeysa ama Dhuuqaysa maandooriyaha Xashiishada loo yaqaan . Xilli  aabeheed Madaxweyne Obama iyo hooyadeed  Michella ay safar ku maqnaayeen  ayaa waxaa la sheegay in…

Read More

Maareeyaha Wakaalada Biyaha Hargaysa oo Heshiis Dhaqaale Buurani Ku Baxayo la Galay Shirkad Ku Guulaysatay Biyo Qaybinta Hargaysa

Addis Ababa 06.Sep 2016 (SDN/QJ):- Maareeyaha Wakaaladda Biyaha Hargeysa  Ibraahim Siyaad Yoonis oo uu wehelinayo Wasiirka Beeraha Somaliland Prof. Maxamed Daahir, ayaa heshiis la saxeexday shirkad laga leeyahay dalka Jarmalka oo ku guulaysatey inay diyaariso nashqadda mashruuca biyo-qeybinta caasimadda.   Munaasibadda saxeexa heshiiska oo ka dhacday magaalada Addis Ababa ee xarunta waddanka Itoobiya shalay, waxa…

Read More

Qarax Goor Dhawayd Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Iyo Muuqaaladii u Horeeyay ee soo Baxa DAAWO

Muqdisho 05.Sep 2016 (SDN/QJ):- Qarax Xoogan ayaa waxa uu ka dhacay  goor dhaweyd Wadada Maka Al Mukarama Ee Magaalada Muqdisho. Gaari nuuca Raaxada ah oo yaallay Hoteelka Maka Al Mukarama Hortiisa ayaana mar keliya qarxay waxaana halkaasi ku dhawacmay Labo qof oo mid ahaa qof ku dhex jiray Baabuurkaasi kan kalena uu ahaa Darawal Mooto…

Read More

Heshiiskii Dekedda Berbera iyo Shirkadda DP World Oo Goordhaweyd Qalinka Lagu Duugay DAAWO

Dubai 05.Sep 2016 (SDN/QJ):- Xukuumadda Somaliland Iyo Shirkada DPW ee maalgelinaysa Dekeda Magaalada Berbera ayaa Goor dhawayd oo Maanta ah Si rasmi ah Qallinka ugu Wada Duugay Dhamaystirka Heshiiskaas oo ka dhacay Magaalada Dubai. Heshiiskan ayaa waxaa Somaliland u saxeexay Wasiirka Arrimaha Dibadda Mudane Sacad Cali Shire, halka shirkadda Dp World uu u saxeexay Madaxa…

Read More

”Mar haday Aqalkayga, Haddii layga Adkaadiyo, Hadaan Raystey Idhaahdaba, Mar lay oohin u Tahay, Bal maxaan Istafiiday? Maansadii Ergo & Dardaarankii Abwaan Gaariye AHN DAAWO

Hargaysa 05.Sep 2016 (SDN/QJ):- Ku Sinaan 24 Sanno ayaa Laga Joogaa Markii allle ha u Naxariistee Abwaan Maxamed Xaashi Dhamac “Gaariye” Tiriyey Maansada Ergo oo uu Ka Dhex Jeediyey Fagaaraha Khayriyada ee Magaalada Hargaysa Isagoo Wakhtigaas Ceelalyo Nabadeed Sida Baaqna u diraya  Laba Beelood oo Walaalo ah oo Wada Dega Gobolka Saaxil oo Xiligaas ay…

Read More