Madaxweyne Siilaanyo oo Ka Qayb Galay Dufcadii 143aad ee Jaamacada Hargaysa ka Baxda Iyo Xaaji Cabdi Waraabe oo Shahaado Sare Lagu Maamuusay DAAWO/SAWIRO

Hargaysa 04.Sep 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo, ayaa ka qaybgalay Xaflada qalinjebinta Jaamacada Hargeysa oo ay maanta 04/09/2016, ka qalinjebiyeen dufcadii 13aad ee wax ka barata sanadihii u dambeeyey, ardayaasoo tiradoodu dhamayd 862, kana qalinjebiyey kulliyadaha kala duwan ee ay ka kooban tahay Jaamacadu. Xaflada Qalinjebinta Ardayda dhamaysay waxbarashadii Jaamacada  ee…

Read More

Faah Faahin Dheeraad ah: Ugu yaraan 3-Ruux oo ku Geeriyooday Rabashadihii ka dhacay Laascaanood,Saldhigii Magaaladaas oo Dablay Hubaysani la Wareegeen & Xaalada oo Weli Murugsan

Laascaanood 04.Sep 2016 (SDN/QJ):-Ugu yaraan saddex qof ayaa ku geeriyooday, lix qof oo kalena way ku dhaawacmeen iska-hor-imaad u dhexeeya ciidamada booliika iyo dabley kasoo jeeda degmada Laascaanood ee Gobolka Sool. Iska-hor-imaadkan ayaa ka dhashay kaddib markii ilaalada taliyaha qaybta booliska ay toogasho ku dileen nin dhallinyaro ah, taasoo keentay inuu dhasho kacdoon khasaare xoogan…

Read More

Madaxweyne Axmed-siilaanyo Waxa U Yaala Go’aan Labada Daran Mid Dooro Ah

Hargaysa 04.Sep 2016 (SDN/QJ):- Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo, isagoo ku jira bilihii u dambeeyay ee muddo xileedka labada sannadood ah ee ay golaha guurtidu u kordhiyeen, ayaa wuxuu la daalaa dhacayaa laba go’aan midka uu qaadan lahaa.   Saddexda xisbi qaran ayaa Madaxweyne Siilaanyo ku soo riixay go’aan ay iskaga fogaynayaan eeddo maxali ah iyo…

Read More

Dagaal Iyo Mudaharaad Khasaare Sababay oo Ka Dhacay Magaalada Laascaanood SAWIRO

Laascaanood 04.Sep 2016 (SDN/QJ):-Waxay ahayd abaaro 11:00 Am subaxnimo , markii ay bilaabeen shacabka laascaanood  mudaaraad ay kaga so horjeedsadeen Dilalka qorshaysan ee soo noq noqday ee ka dhacaya magaalada . Dadkan ayaa waxaa ay  wateen Boodhado badan oo ay ku qoran Hadalo ay ku tilmaamayaaan Dareenkoda  taliyaha Ciidamada Police ee Laascaanood iyo askar  uu watay…

Read More

“Haddii Dhinacyada Somaliland Isla Gartaan Dibu Dhigista Doorashada Reer Sool Dartood, Maxaa Dhib Ah Ee Ku Jirra?” Ms Harriet Mathews DAAWO

Hargaysa 04.Sep 2016 (SDN/QJ):- Dowladda Britain, ayaa shaaca ka qaadday inay u madax-bannaan tahay go’aankeeda ay ku aqoonsan karto Madax-bannaanida Somaliland, hase-yeeshee ay jiraan tallaabooyin aan la’aantood lagu tallaabsan Karin, isla markaana haddii ay wakhtigan Ingiriisku ku dhawaaqo inuu Somaliland aqoonsaday ay ka cadhoonayso Soomaaliya, taasina dhibaatooyin cusub keeni karto. Waxay dowladda Ingiriisku ku doodday…

Read More

Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi oo ka Sheekeeyay Duruufo ay soo Wada Mareen Ambassador Cawil Cali Ducaale DAAWO

Hargaysa 04.Sep 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Talada Somaliland haya ee Kulmiye ahna Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbigaas Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa ka waramay Duruufo ay soo Wada mareen Ambassador Cawil Cali Ducaale Mar uu ka hadlayay Xaflad loogu Wanqalayay Buug Cusub oo Ambassador Cawil soo saaray.

Read More

Buug Koobsaday Taariikhda Soomaalida intii u dhaxeysa 1960kii ilaa 2010 oo lagu Soo Bandhigey Hargeysa Iyo Ambassador Cawil Cali Ducaale oo Sharaxay DAAWO

Hargaysa 04.Sep 2016 (SDN/QJ):- Wasiirkii hore ee maaliyada Somaliland Ampasador Xuseen Cali Ducaale, ayaa magaalaa Hargeysa kusoo bandhigay buug loogu magac daray (Raad Raaca Taariikhda Soomaaliyeed). Buuggan oo ka hadlaya Marxalladihii kala duwanaa ee ay soo martay Taariikhda Somalida, Buuggu waxa kale oo uu ka hadlayaa Madaxdii Soo martay Somaliya siday u maamul jireen Somaliya…

Read More

Hogaamiyaha Kooxda Khaatumo Prof Galaydh Iyo Wefti uu Hogaaminayo oo Gaadhay Degmada WidhWidh Kana Hadlay Wada hadalka u Socda iyaga Iyo Xukuumadda Somaliland DAAWO

Widhwidh 04.Sep 2016 (SDN/QJ):- Wafti Balaadhan Oo Uu Hogaaminayo Hogaamiyaha Kooxda Khaatumo Prof Galydh Ayaa gaadhay Magaalada Widhwidh Waftiga Waxaa Kamid Ahaa Ku Xigeenkiisa C/le Cagalule Gudoomiyaha Baarlamaanka Maxamuud Shiikh Cumar Kuxigeenka 1aad Ee Barlamanka Faaduma Jamac Dheere Wasiiro iyo Xildhibaano ka Tirsan Kooxda Khaatumo Dhamaan Bulshada Reer Widhwidh Uma Kala Hadhin Soodhawaynta Madaxda Khaatumo…

Read More

Guddoomiyaha Guurtidu Muxuu ka yidhi Muranka Goobaha Cusub ee Diiwaangelinta,Dagaalka Sanaag & Xilalka Reer Sool? DAAWO

Hargaysa 04.Sep 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan (Saleebaan-Gaal), ayaa markii ugu horreysay ka hadlay xaaladaha dhawaanahan ka soo cusboonaaday deegaanno kala duwan oo dalka ka tirsan, isla markaana Baaq nabadeed ka soo saaray dagaalka Dogoble iyo Dararweyne oo ka tirsan degmada Ceel-afweyn ee gobolka Sanaag. Sidoo kale, Guddoomiye Saleebaan waxa uu…

Read More

Shakhsigii Ka Badbaadiyey inaan La Bililiqaysan Wershada Kabista ee Hargaysa oo Ka Sheekeeyay Mahadhooyinkii ka Soo Maray

“Ciidankii aan Hogaaminayay Waxay Nasiib u Yeesheen inay Qabtaan Wershada Kabid” ‘’Qiimayn iyo Daraasad la soo Saaray Waxaa lagu Ogaaday in Wershadaasi 95% Qalabkeedii yaalo,Isla markaana ay Shaqayn Karto hadii….”  “Mudo Shan Sanno ah oo Ciidan Qaran iyo Dawladi Jirin waxaanu ku jirnay dagaal laba Kooxood ah Midina doonaysay inay waxan qaataan ta kalena ay…

Read More

Wefti Ka Socda Xukuumadda Somaliland oo Ku Sugan Magaalada Dubai oo Ka Hadlay Wada Xaajoodkii u Danbeeyay ee ay La Leeyihiin DPW DAAWO

Dubai 04.Sep 2016 (SDN/QJ):- Weftigii ka koobnaa Xubnaha golaha Wasiirada una Xilsaarnaa heshiiska Somaliland iyo Shirkada caalamiga ah ee DP World oo maalmahanba ku sugnaa imaaraadka Carabta gaar ahaan magaalada Dubai, ayaa ka war bixiyey hawlihii shaqo ee ay u tageen halkaas iyo halka ay wax u marayaan wakhtigan, iyadoo uu u hadlay weftiga wasiirka…

Read More

Badhasaabkii Hore ee Gobolka Awdal Mr Ramaax oo Weedho Kaftan ah Hawada u Mariyay Shacabka Gobolka Awdal DAAWO

Boorama 04.Sep 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyihii Hore ee Gobolka Awdal Maxamed Cali Saleebaan Ramaax oo haatan loo bedelay Gobolka Sool ayaa mar uu Shalay Xilkii Gobolkaas ku Wareejinayay Gudoomiyaha Cusub ee Loo Magacaabay Mustafe Cabdi Ciise Shiine Wuxuu Hadalo Kaftan ah u Jeediyey Bulshada Gobolka Awdal. https://www.youtube.com/watch?v=EPKkmO4mLSE&feature=youtu.be

Read More

Guddoomiyaha SOLJA Oo Ka Jawaabay Hadallo Uu Wasiirka Warfaafintu Ugu Goodiyey Bahda Saxaafadda Somaliland

Hargaysa 04.Sep 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha ururka suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA ayaa wasaaradda Warfaafinta ku tilmaamay in ay ka mid tahay hay’adaha dawladda ee ugu ayaanka daran, maadaama oo aan inta badan la keenin masuuliyiin ku habboon xirfadeed iyada oo markasta oo isku shaandhayni timaadaa saamayso wasiirkeeda. Guddoomiye Xuuto oo daba socday hadal ka soo yeedhay…

Read More

Jamaal Cali Xuseen Iyo Wasiir Cadaani Oo Shalay Ku Sigtay Inay Isu Gacan Qaadaan Iyo Arrimaha La Isku Seegay Ee Keenay Cadhada

Hargaysa 04.Sep 2016 (SDN/QJ):- Musharaxa Madaxweyne ee Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen iyo Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Somaliland Md Cismaan Cabdilaahi Saxardiid (Cadaani) ayaa shalay dirqi ku sigtay inay Gacmaha iskula tagaan kadib markii uu Aqoonyahan Jamaal Waydiiyay laba su’aalood oo hal Xidhaale ku noqday Wasiirka,wakhti ay shalay ku kulmeen Huteel Hargeysa…

Read More

‘’Haddii La Kala Qaado Doorashooyinka Madaxtooyada Iyo Wakiilada,Waxaa Hubaal ah inay Somaliland Dhaxalsiinayso in Faraha Laga Qaado’’ Xildhibaan Maxamed F.Qabile

Hargaysa 04.Sep 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada ayaa ka hadlay wararka muddooyinkii ugu dambeeyey soo baxayey ee sheegayey inay Xukuumadda iyo Beesha Calaamku isku maan dhaafsan yihiin qabsoomida Doorashooyinka, gaar ahaan Doorashada Wakiilada, oo la sheegay inay Xukuumaddu doonayso inay dib u dhigto, waxaanu xusay in haddii…

Read More