Mudanayaasha Baarlamanka Somaliland ee Laga Soo doorto Gobolka Sanaag oo Ka Hadlay Dagaal u dhexeeya Laba Beelood oo Gobolkaasi wada dega DAAWO

Hargaysa 04.Sep 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaanada Golaha Wakiiladda ee Laga soo doortay Gobolka Sanaag ayaa Ka Hadlay Dagaal Sababay dhimashada in Ka Badan Toban Ruux iyo Dhaawac kale oo ka dhacay Sadex Deegaan oo ka tirsan Gobolka Sanaag Isla markaana u dhexeeyay Laba Beelood oo Oodwadaag ah Isla markaana wadaaga Dhiig iyo Dhalasho. https://www.youtube.com/watch?v=588jzTVtoVE

Read More

Muuse Suudi Yalaxow oo si Kaftan ah uga sheekeeyey demenaanta qurbajoogta: “Dadka Dibedaha Ka Imahaa ee Shaqooyinka u socdaa Wax la Soo Maray ma oga, Xildhibaanay Rabaan, Hadana waxay rabaan Madaxweyne” DAAWO

Muqdisho 04.Sep 2016 (SDN/QJ):- Muuse Suudi Yalaxow oo Mar ka mid ahaa Hogaamiye Kooxeedyadii ka Jiray Magaalada Muqdisho intii danbena Siyaasada Somalia ayaa ka hadlay Sida ay Qurbejoogtu uga War la’ Yihiin Siyaasada Somalia oo ay ka doonaan inay u soo Shaqo Tagaan. https://www.youtube.com/watch?v=BLtI9VCr_Tc

Read More

Amaro Cusub Oo Sucuudigu Ku Soo Rogay Dadka Gudanaya Moosinka Xajka

Makka 04.Sep 2016 (SDN/QJ):- Wasaarada Arrimaha Diinta ee dawlada Sucuudiga ayaa war qoraal ah oo ay soo saartay ku shaacisay shuruuc cusb oo la xidhiidha gudashada waajibaadka Xajka, isla markaana waxay ku sheegtay in laga mamnuucay dadka gudanaya cibaadda arrimaha la xidhiidha siyaasada iyo madhabaha diinta ka hadalkooda. Qoraalka Wasaarada waxaa lagu sheegay inay mamnuuc…

Read More

Taliyihii Ciidanka Asluubta Somaliland oo Dhaawac ka soo Gaadhay Shil Baabuur oo Ka Dhacay Duleedka Boorama

Boorama 04.Sep 2016 (SDN/QJ):- Taliyaha Ciidamada Asluubta Somaliland Sareeye Guuto Maxamed Cabdi Xudhuun ayaa Xalay Fiidkii Shil Baabuur galay kaas oo lagu dawaynayo Cisbitaalka Guud ee Magaalada Boorama. Sida Shabakada Qurbejoog uu Khadka Telefoonka ugu Sheegay Sarkaal ka mid ah Bah’da Cisbitaalka Magaalada Boorama Waxaa uu dhaawaca Taliyuhu Yahay Mid aan Sidaa u weynayn,Waxaana Sidoo…

Read More

“TV-ga ama Jaraa’idka buunbuuninaya fool xumooyin dalkan halis ku ah, Waxaa Inta Aan Wasiirka Warfaaafinta Ahay Ballan Ku Qaadayaa In Aanu….” Wasiir Caddaani

Hargaysa 03.Sep 2016 (SDN/QJ):-Xukuumadda Somaliland, ayaa shaaca ka qaadday inay tallaabooyin adag ka qaadayso Masuuliyiinta laamaha kala duwan ee dowladda ka tirsan iyo Saxaafadda buun-buuninaya ama ka qayb-qaata hurinta Colaadaha Qabiilooyinka ama Beelahas, isla markaana amarro ka soo saartay dagaal-beeleedka maalmihii Arbacada iyo Khamiista ee shalay iyo dorraad ka dhacay deegaanno ka tirsan degmada Ceel-afweyn…

Read More

Madax-dhaqameedk Gobolka Sanaag oo Xukuumadda Siilaanyo Ku Eedeeyey Colaadda Ceel-afweyn DAAWO

Ceerigaabo 03.Sep 2016 (SDN/QJ):- Inta badan Madaxda Dhaqanka ee gobolka Sanaag, ayaa Shir Jaraa’id oo ay Sabtidii Maanta si wada-jir ah ugu qabteen magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolkaas, ka soo saaray Baaq nabadeed, isla markaana Xukuumadda Somaliland ku dhalliilay inay faro-gelin ku hayso Colaadda deegaannada Ceel-afweyn ka tirsan ku dhex-martay laba Beelood oo deegaan-wadaag ah,…

Read More

Kulan Sadex Geesood ah oo Dhex Maray Xukuumadda,Xisbiyada Iyo Komiishanka & Wasiirka Arrimaha Gudaha oo u Digay Xubno Wasiiro ah DAAWO

Hargaysa 03.Sep 2016 (SDN/QJ):-Kulan Sadex Geesood ah ayaa Waxaa Maanta Yeeshay Xukuumadda Somaliland,Hogaamiyeyaasha Xisbiyada Qaranka iyo Komiishanka Doorashooyinka Qaranka kaas oo lagaga arrinsanayay inaan la Siyaasadayn Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha ee Laga qabanayo 6 Deegaan ee dhinaca Xeebta Galbeed ee Dalka.

Read More

Qaraar Kasoo Baxay Baarlamanka Yurub Oo Digniin Kulul Loogu Jeediyay Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele Oo Sida Lagu Sheegay Warbixintan Ku Kacay Xadgudubyo Badan

Djibouti 03.Sep 2016 (SDN/QJ):-Baarlamaanka Midawga Yurub, Iyada oo la eegayo  qaraaradii hore ee aanu ka soo saaray Wadanka Djibouti, siiba kuwii soo baxay July 2013-kii  ee ku saabsanaa xaalada Djibouti iyo  15/1/2009-kii   ee ku saabsanaa xaaladda Geeska Africa. Iyada oo la eegayo wada shaqeynta  siyaasadeed e ka dhaxeysa Midawga Yurub iyo Gobolka Geeska Africa ee ku salaysan…

Read More

Murashaxa Xisbiga Kulmiye oo Baaq u diray Beelaha Ku diriray Gobolka Sanaag Kana Dalbaday Xubnaha Golaha Wasiiradu inaanay Siyaasadayn 6 Goobood ee Diiwaangelinta Laga Qabanayo DAAWO

Hargaysa 03.Sep 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa Maanta Baaq Nabadeed u diray Beelaha Dirirtu ku dhex martay Deegaano ka tirsan Gobolka Sanaag oo uu ka dalbaday inay u Dhego Nuglaadaan Ciidamada Qaranka Iyo ergada Nabadeed.

Read More

Ciidamada Qaranka Somaliland oo Amar Buuxa Lagu Siiyay inay Joojiyaan Colaada Deegaanka Gobolka Sanaag DAAWO

Hargaysa 03.Sep 2016 (SDN/QJ):- Xukuumada Somaliland ayaa sheegtay in Ciidamada Qaranka la siiyey awaamiir Madaxweyne oo lagu farayo in ay awoodooda Sharci ay u isticmaalaan cid kasta oo ka hortimaadda nabadaynta laga dhex bilaabay beelaha ku dagaalamay deegaano ka tirsan Degmada Ceel-afweyn ee Gobolka Sanaag. Wasiirka wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo wacyigelinta Md Cismaan cabdilaahi saxardiid…

Read More

Wasiirka Diinta oo Ka Jawaabay Mu’aamaradii Soomaaliya u Dhigtay, DAAWO

Hargaysa 03.Sep 2016 (SDN/QJ):-Wasiirka Wasaarada diinta iyo aw qaafta Somaliland sheikh khaliil cabdilaahi Axmed ayaa beeniyay inuu kulan layeeshay masuuliyiin ka Socday dawlada somaliya,waxaana uu cadeeyay Masuuliyiintaasi safar ku ahayeen madaarka oo aanu jirin kulan uu layeeshay. Wasiirka oo shirjaraa’id ku qabtay Magaalada hargaysa ayaa cadeeyay in xukuumadda Somaliland iyo somaliya ay yihiin labada dawladood…

Read More

“Midnimadii lixdankii ee Somaliland iyo Somaliya waxa qaribay Siyaad Barre sannadkii 1977, waxaana sannadkan 2016 sii baabiiyay Xasan Sheekh Maxamuud’’ Siyaasi Ismaaciil Buubaa

Hargaysa 03.Sep 2016 (SDN/QJ):- Siyaasiga Ismaaciil Maxamuud Hurre (Buubaa), ayaa tilmaamay in Maxamed Siyaad Barre uu sannadkii 1977 qaribay midnimada Somaliland iyo Somaliya ee lixdankii, islamarkaana uu Madaxweynaha hadda ee Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud sannadkan 2016 sii aasay.   Prof Buubaa, ayaa qoraalo uu baahiyay, wuxuu kaloo ku sheegay in madaxbanaani buuxda oo ay Somaliland…

Read More

Wasiir Ku-xigeen Xukuumadda Siilaanyo ka tirsan oo Shaaciyey inuu KULMIYE ka baxayo & Sababta DAAWO

Hargaysa 03.Sep 2016 (SDN/QJ):- Wasiir Ku-xigeen ka tirsan Xukuumadda talada Somaliland haysa ee Madaxweyne Siilaanyo hoggaamiyo, ayaa shaaca ka qaaday inuu ka baxayo Xisbil-xaakimka KULMIYE haddii Barnaamijkiisa siyaasadeed ee qoraalkiisa wakhtigan gacanta lagu hayo lagu soo daro in 26-ka bisha June laga dhigo maalinta Qaranka Somaliland oo laga guuro 18-ka May oo hadda sannad kasta…

Read More

“Madaxweyne Siilanyow Dalka Badbaadi Oo Anaga Na Badbaadi, Oo Adigu is badbaadi..Waxa Looga Jeedaa Dagaalka Sanaag Si Dadku Waddani U Galin In Dagaal Sukeeye Dalka Laga Rido.”Baaqa Dhalinyarada Beesha Muuse Abokor DAAWO

Ceerigaabo 03.Sep 2016 (SDN/QJ):- Qaar ka mid ah dhalinyarada iyo waxgaradka beesha Biciide ee Muuse Abokor ee Gobolka Sanaag, ayaa ku eeddeeyay Wasiirka madaxtooyada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi inuu ka dambeeyay dagaalka labada beelood ee walaalaha ee dagaalka sababay khasaaraha dhimashada iyo dhaawaca ee ku dhex-maray deegaanka Darar-weyne ee Sanaag, isla markaana Guddoomiyaha Garabka dhalinyarada…

Read More