Raysal Wasaaraha Itoobiya oo Amaan Xoogan u Soo Jeediyay Maamulka Dawlad Deegaanka Somalida Itoobiya,In lagu daydana u soo Jeediyey Kililada kale DAAWO

Addis Abab 08.July 2016 (SDN/QJ):- Raysal Wasaaraha Dalka Itoobiya Hailemariam Desalegn ayaa Sheegay in Dawlad Deegaanka Somalida Itoobiya ay Meel iska dhigeen Is Jiid Jiidadkii Hore u Jiray Isla markaana Wuxuuu amaanay Horumarka ay Gaadheen. https://www.youtube.com/watch?v=QKaPNWA4fdk

Read More

Taxanihii Qisaska Nolosha Iyo Tusmadii Xusuus Qor Dhakhtar-Ilkood Kala Soco Qurbejoog ‘’Aqoonsi Qiimaha Naftaada’’ DAAWO

Hargaysa 08.July 2016 (SDN/QJ):- Waa Qormadii Taxanaha ahayd ee Xusuus Dhakhtar Ilkood oo ay inoo Soo diyaariso Drs Hibaaq C.raxmaan Buubaal oo ah Dhakhtarad Aqoon durugsan u leh Xanuunada Ilkaha kana Shaqaysa Magaalada Hargaysa. Waxay Taxanahan inoogu soo bandhigaysaa Khibrad ay ka heshay Mudadii ay ka shaqaynaysay Mihnada dhakhtarnimo,Waxaana si Joogto ah Taxanahan idiinku soo…

Read More

19 Kun oo Dollar oo la Gudoonsiiyey Gabadh Ku Nool Magaalada Burco oo Xannuun Darteed Looga Cararay Iyo Bandhiga Sheeko Naxdin Leh DAAWO

Burco 08.July 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Gobolka Togdheer Maxamed Ibraahin Aadan Qabo ayaa ka qayb galay Barnaamij loogu magac daray “Kaalmee Kuwan” oo uu Hindisay Weriye Cabdi Maalik Muuse Coldoon Isla markaana soo Bandhiga Xaaladaha dadka Jilicsan ee danyarta ah ee u baahan Gargaar bani-aadminimo Waxaanu Maalintii u danbaysay ee Bisha Ramadaan Lacag dhan 19 Kun…

Read More

“Doorashada Oo Dib U Dhacdaa Waxay Halis Ku Tahay Nabadgalyada, Waayo ? Dadku Ma Doonayaan Muddo Kordhin Dambe,Komiishankana Waxaan Leeyahay…” Sheekh Aadan-Siiro

Hargaysa 08.July 2016 (SDN/QJ):-  Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro) ayaa ka hadlay Marxaladda Somaliland Mareyso, Doorashooyinka soo foolka leh, Heshiiska Maalgelinta Dekedda Berbera ee Xukuumaddu la gashay Shirkadda Carbeed ee DP World iyo Arrimo kale oo muhiim ah. Sheekh Aadan-Siiro waxa uu ugu horeyn farriin u diray komiishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland oo uu…

Read More

Bulshada Somalida ee Minnesota oo Gacanta laga taagay: Waxay wada isticmaalan Hal gaari, Hal mobile, iyo Hal Bangi

Minnesota 08.July 2016 (SDN/QJ):-Soomaalida Maraykanka ee kunool gobolka Minnesota ayaa la sheegaa inay tahay bulsho isku dayata oo markiiba isku meel isku raacda isku waxna samaysa. Haddaba maqaal dheer oo uu diyaarisay warbaahinta Minnesota Post ayay ku sheegeen in Soomaalidu ay gadato hal gaari, hal mobile isla markaana adeegsato hal Bank. Gaarigu waa Toyota Camry,…

Read More

Gudoomiyihii Hore ee Gobolka Banaadir oo si adag u Naqdiyay Hadal ka Soo Yeedhay Madaxweyne Xasan Sheekh DAAWO

Muqdisho 08.July 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyihii Hore ee Gobolka Banaadir Siyaasi Tarsan ayaa ka falceliyay hadal Maalintii Ciidal Fidri ka soo Yeedhay Madaxweynaha Somalia oo Sheegay in Cadawga Kowaad ee Dalku Leeyahay uu Yahay Alshabaab Kuwa labaadna ku tilmaamay dadka Siyaasiyiinta ah ee Dawladiisa Dhaliila. https://www.youtube.com/watch?v=cIyjFdNYfY0

Read More

Ma dhabaa in Raysal Wasaaraha Israel Netanyahu uu Isku Day dil ka Badbaaday intii uu Ku Sugnaa Nairobi?

Nairobi 08.July 2016 (SDN/QJ):- Jariirad ka soo baxda dalka Kuwait  oo lagu macacaabo (Kuwait daily ) ayaa waxaa ay daabacdey in Ra’isal wasaaraha dalka Israel Benjamin Netanyahu  uu a bad baaday isku day dil la rabay in lagu khaarijiyo maalintii Salaasada aheyd     xilli uu ku suganaa caasimada dalka Kenya ee Nairobi . Jariiradan oo soo…

Read More

Ururka Midowga Africa oo Mudeeyay Xiliga ay Somaliya kala Baxayaan Ciidamada Amisom

Addis Ababa 08.July 2016 (SDN/QJ):- Midowga Afrika ayaa sheegay inay Ciidankooda ku sugan Somalia ee AMISOM ay billaabayaan inay Somalia ka baxaan bisha Oktoobar ee Sannadka 2018-ka.   Golaha Nabadda iyo Amniga Midowga Afrika, ayaa sheegay in labada sano ee ay Somalia joogayaan ciidamada AMISOM ay ku wareejinayan Ciidanka Somalia goobaha muhiimka ah ee ay…

Read More

Paris: Laba Nin oo Xilal ka soo Qabtay Ruwaanda oo Maxkamad Faransiis ahi ku Riday Xabsi Madaxaa ha ku furto ah

Paris 08.July 2016 (SDN/QJ):- Maxkamad ku Taalla Waddanka Faransiiska, ayaa xabsi madaxaa-ha-ku-furto ah [Xabsi Daa’in] ku xukuntay maanta laba qof oo mas’uuliyiin horay uga soo noqday dalka Rwanda, kaddib markii lagu helay inay Qayb ka qaateen xasuuqii ka dhacay Rwanda Sannadkii 1994-kii.   Xubnahan la xukumay ayaa kala ah; Tito Barahira oo 65-jir ah iyo…

Read More

Natiijooyinkii ugu danbeeyay ee Qofka Noqonaya Raysal Wasaaraha Ingiriiska oo ay Laba Haween ahi isugu soo Hadheen

London 07.July 2016 (SDN/QJ):- Ra’iisal-wasaaraha cusub ee Britain ayaa noqon doona dumar. Xildhibaanada xisbiga talada haya ee Conservative-ka ayaa u codeeyay xoghayaha arrimaha gudaha Theresa May iyo wasiirka tamarta, Andrea Leadsom, oo ah labada qof ee ku soo baxay wareega saddexaad ee xubnaha xisbiga ee waddanka oo dhan ay u codayn doonaan. Michael Gove oo…

Read More