SAWIRRO: Diyaar-garow Xooggan oo loogu jiro Ciidul-Fidriga oo ka socda Magaalada Muqdisho

Muqdisho,4,7,2016 (QJ/SDN) – Muqdisho ayaa waxaa ka socda diyaar-garow xooggan oo ay shacabku ugu jiraan maalinta ciidda oo nagu soo fool leh. Waxaana Mashquul xooggan laga dareemayaa Suuqyada Muqdisho sida Bakaaraha, Xamar-weyne iyo Suuq Bacaad. Dadweynaha, ayaa waxay iibsanayaan Dharka Ciidda iyo Sidoo kale macmacaanka ay ka mid yihiin Xalwada, waxaana suuqyada buuxiyay carruur iyo…

Read More

“Wasiir Cukuse Anigaa Ku Filan Abtiyaal Balse Maanta Maan filan inaad Naga Shakidaan” Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye DAAWO

Hargeysa 04.July 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiye Muuse Biixi Cabdi oo ka hadlayay Daahfurka Riig Biyoodka Banka Qool Caday ayaa Odayaasha Deegaankaasi Weydiiyey Cida ka baxday Heshiis ay hore u wada gaadheen,Waxaa kale oo uu Sheegay inaanu ka filayn in iyagoo is afgarad ku kala tagay Iyaga iyo Odayaasha Deegaanka Banka Qoolcaday inuu Yimaado Shaki Cusubi.

Read More

“ Mashruucan Qoolcaday in cid lagu keeno, iyo in cid lagu soo daabulo looma samayn, waxa loogu tallo galay inuu Deegaankan nooleeyo.” Wasiirka Madaxtooyada DAAWO

Hargeysa 04.July 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyadda Somaliland Mudane Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa ka qayb galay munaaisbad oo laga dhawaaqay is af garad laga gaadhay Muran ka dhashay mashaariic ay Xukuumaduu ka wado banka Qoolcaday. Wasiirka Madaxtooyadda Maxamuud Xaashi oo hogaaminayey watfi balaadhan oo ka tirsan Xukuumadda Somaliland ayaa khudbad ka jeediyey munaasibadaasi oo ka…

Read More

Gudoomiye Ku Xigeenka 3aad ee Xisbiga Ucid oo Sheegay in Gudoomiye Faysal aanu Arag Xafiiska Xisbiga Ucid ee Gobolka Saaxil & Sababta Faysal ka Hor taagan Tegista Berbera

Hargeysa 04.July 2016 (SDN/QJ):-Gudoomiye Ku Xigeenka 3aad ee Xisbiga Ucid Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf Cali Guray ayaa ka fal celiyey Xil ka qaadistii uu Gudoomiye Faysal Cali Waraabe ku sameeyay Gudoomiyihii Xisbiga Ucid ee Gobolka Saaxil Marwo Rooda Axmed Yaasiin . Waxa uu Cali Guray qoraal uu ku faafiyey Dagalka uu ku leeyahay barta Xidhiidhka…

Read More

“Waxaan ugu Baaqayaa Gudida Diiwaangelinta Ururada Siyaasada inay Xidhaan Xafiiska Ucid ee Gobolka Saaxil ilaa inta ay soo Saarayaan Go’aankii Khilaafka Xisbiga Ucid” Marwo Rooda Axmed Yaasiin DAAWO

Hargeysa 04.July 2016 (SDN/QJ):- Marwo Rooda Axmed Yaasiin oo uu Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Sheegay doraad inuu Xilkii Gudoomiyenimo ee Gobolka Saaxil uu ka qaaday ayaa dhankeeda ku dooday inaanay Eng Faysal Cali Waraabe u aqoonsanayn Gudoomiyaha Xisbiga Ucid . Rooda Axmed Yaasiin oo ah Garabka Jamaal Cali Xuseen ayaa Gudida Diiwaangelinta iyo ansixinta Xisbiyada qaranka…

Read More

“Muusow, Dhig Buugga Askarinimada Ah Oo Madaxweyne Siilaanyo Waydii Buuggii Kulmiyihii Hore Ku Guuleystay..” Murashax Jamaal Cali Xuseen

Hargeysa 04.July 2016 (SDN/QJ):-Berigii dawladda Maraykanku ay dayaxa gaadhay markii ugu horeysay taariikhda, ayaa oday reer miyi ahi uu waxoogga adhi ah keenay sayladdii ku taallay ilaa imikana ku taalla magaaladda Burco ee gobolka Tog-dheer. Odaygan ayaa markuu xoollahii soo iibiyey ee uu makhaayadahii fadhiistay ayaa wuxuu arkaa uun dadkii oo Raadyowgii ku xoonsan oo…

Read More

Madaxweyne Erdogon oo Furay Buundaada Afaraad ee Caalamka ugu Dheer & Khudbadii uu Ka Jeediyey DAAWO

Istanbul 04.July 2016 (SDN/QJ):-Madaxweyne Erdogan ayaa furay bridge ama buundada Afraad ee Caalamka ugu dheer ahna talaabad ee ugu dheer Yurub, waxayna isku xidhi doontaa Magaalooyinka Istanbul iyo Bursa, dherer keeduna waa 2.6 kilometers “Konton Sano ka hor ayay ka hadlayeen in la dhiso bridge kan wayna ahayd in ay dhisaan lkn iyaguna way hadlaan,…

Read More

Gudoomiyaha Gobolka Sool oo Ka Hadlay Halkuu Marayo Xal u Helida Shaqaaqadii Dharkeyngeeyo & Siyaasiyiin uu Digniin u diray DAAWO

Laascaanood 04.July 2016 (SDN/QJ):-Gudoomiyaha Gobolka Sool Mustafe Cabdi Ciise “Shiine” ayaa Dhanbaal Tacsi ah u diray Qoyskii,Qaraabadii,Bulshada Gobolka Sool Iyo Guud ahaan Shacabka Somaliland ee uu Ka Baxay alle ha u Naxariistee Marxuun Garaad Abshir Saalax Maxamed oo Ku Geeriyooday Dalka Sweden,Waxaa Kale oo Gudoomiyuhu ka hadlay Sida ay u Socoto Hawlgalka Nabadeed ee Labadii…

Read More

“Magaalada Dhuumay la Yidhaa Waxay SNM-tu ka wadaa Dagaalka Lagu Magacaabo Ethnic Cleansing ee Isir baa’binta” Tawaawaca Cali Khaliif DAAWO

Saaxdheer 04.July 2016 (SDN/QJ):- Hogaamiyaha Kooxda Khaatumo Prof Cali Khaliif Galaydh ayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ku eedeeyay inuu wado dagaalka Isir sifayntaee Afka qalaad loogu yeedho “Ethnic Cleansing” isagoo u sibir saaraya Colaadii laba ardaa oo Walaalo ah ku dhex martay Deegaanka Koonfurta Gobolka Sool ee Dharkayngeeyo iyo Dhuumay. https://www.youtube.com/watch?v=P-U3fLJDC18

Read More

Beesha Gobolka Awdal ee Degen Gobolka Gabiley oo Taageeray Baaqii ka soo Baxay Suldaan Suldaan Ibraahim Jamac Samatar DAAWO

Hargeysa 04.July 2016 (SDN/QJ):-Beesha Gobolka Awdal ee Degen Gobolka Gebilay ayaa Taageeray Hadal ka soo Yeedhay Doraad Suldaan Ibraahin Jaamac Samatar oo Sida fiinta uga qaylyay Caddaalad daro ay Beeshiisu ka tirsanayso Gudoomiyaha ahna Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi . https://www.youtube.com/watch?v=n5h7_A0nZOg Beeshan ayaa ka Cadhootay Qaabka uu Gudoomiye Muuse Biixi…

Read More

‘’Amarkuu Madaxweyne Siyaad Bare Na siiyay Wuxuu ahaa Taangi Lama Isticimaali karo,Diyaarad lama Isticimaalo Karo,Shacabka Xabad laguma ridi Karo Taasi Waxay ahayd Naxariis uu Madaxweynuhu Shacabkiisa u qabay’’ Dhagar qabe Morgan oo Dafirsan Xasuuqii uu ka gaystay Somaliland DAAWO

Garoowe 04.July 2016 (SDN/QJ):- Maxamed Siciid Xirsi (Morgan) oo ka mid ahaa Saraakiishii Dawladdii Maxamed Siyaad Barre ee Xasuuqa u geystay Shacabka Reer Somaliland, ayaa khudbad uu ka jeediyay Magaalada Garoowe kaga hadlay waxa uu ugu yeedhay Midnimada Soomaaliyeed. Morgan oo Hayb ahaan ka soo jeeda Puntland isla-markaana dhawaan safar kaga yimid Dalalka Reer Galbeedka…

Read More

Madax Ka Tirsan Xukuumadda Oo Dhalinyarada Iyo  Aqoonyahanka Gobolka Saaxil Ugu Baaqay Inay Taageeraan Heshiiska Maalgelinta Dekedda Berbera

Hargaysa 04.July 2016 (SDN/QJ):-Wasiir ku xigeenka Wasaarada Wershadaha Somaliland Cali Axmed Maxamed (Cali-dhagoolle) iyo Agaasimaha guud ee Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Sheekh Saleebaan Siciid Cali oo shalay warbaahinta kula hadlayey magaalada Hargeysa ayaa dhalinyarada iyo aqoonyahanka gobolka Saaxil ugu baaqay inay taageeraan heshiiska Somaliland ku abshirtay ee ay la gashay shirkadda DP World, isla markaana…

Read More

Sarkaal Sare oo Ka Tirsanaa Ciidanka Liyuu Boolis ee Kililka 5aad ee Itoobiya oo ka Goostay Ciidankaas soona bandhigay Siraha Ciidankaas DHAGAYSO

Hargeysa 04.July 2016 (SDN/QJ):- Cornayl Hire C.laahi Caydiid oo Sheegay inuu ka mid ahaa Saraakiisha Ciidanka Liyuu Boolis ee Dawlad Deegaanka Somalida Itoobiya kana soo Goostay ayaa ka warbixiyay Sababihii ku Kelifay inuu ka soo goosto Ciidankii uu ka Tirsanaa. https://www.youtube.com/watch?v=d3RMJ77-qGk

Read More

Xoghayaha Siyaasada Xisbiga WADDANI Ee Qaarada Yurub Baxnaan Xaaji Aadan Oo Qalab Ciyaareed Ugu Deeqay Laba Kooxood Oo Ka Dhisan Degmada Faca-weyn Ee Cadaadley

Cadaadley 04.July 2016 (SDN/QJ):- Xoghayaha arimaha Siyaasada Xisbiga WADDANI u qaabilsan qaarada Yurub Md Baxnaan Xaaji Aadan Ismaaciil oo muddooyinki ugu dambeeyey ku sugnaa dalka ayaa qalab ciyaardeed dhemaystiran ugu deeqay laba kooxood oo ka dhisan degmada Faca-weyn ee cadaadley. Deeqdan oo ka koobnayd dirays iyo kubado ayaa wuxu Xoghaye Baxnaan ku wareejiyey guddoomiyaha degmada…

Read More

Maxkamad Ku Taalla NORWAY Oo Cafiday Nin Soomaali Ah Oo Qudha Ka Jaray Nin Uu Dhex Maray Khilaaf Ka Dhashay Qabyaalad

Tromsø, 04.July 2016 (SDN/QJ):-  Dhageysiga dacwadda iyo Doodda ku saabsan kiiska loo haystay Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Cabdimaalik Yuusuf oo ka socotay muddo afar maalmood ah gudaha Maxkamadda magaalada Tromsø ee Woqooyiga dalka Norway ayaa lasoo gebagebeeyey. Dacwaddan Kiiska oo aan la furin tan iyo sannadkii 2002-dii ayaa dib uga bilowday magaaladani Tromsø ee…

Read More

8 Sanno ee u Danbeeyay iyo Tirada Dadka Shacabka Ah Iyo Argagixisada Ee Ay Dileen Drones-ka Maraykanka

Washington , 04.July 2016 (SDN/QJ):- War-saxaafadeed ka soo baxay Aqalka Cad ee Dalka Mareykanka ayaa lagu sheegay in Weerarada ay fuliyeen Diyaaradaha Drones lagu Dilay ugu yaraan 116 Ruux oo Shacab ah tan iyo Sanadii 2009-kii markii Madaxweyne Barack Obama uu la wareegay talada Dalkaas. Weeraradaasi oo xagga cirka ahaa ayaa Diyaaradaha Drones-ka waxey siyaabo kala…

Read More