Murrashaxa Madaxweynaha KULMIYE oo koobab guddoonsiiyey Kooxaha tartannadan ku guulaystay + Muuse Biixi oo orod uu ku wareegay garoonka Xawaadle kaga mahadceliyey soo dhawayn loo sameeyey

Hargeysa 03.July 2016 (SDN/QJ):-Guddoomiyaha KULMIYYE, ahna murrashaxa Madaxweynaha ee xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qaybgalay xidhitaanka tartamo kubadda cagta ah oo bisha Barkaysan ee Ramadaan ka socday garoomada Xawaadle iyo Aw Aadan oo ku kala yaal degmooyinka 26-ka June iyo Gacan-libaax ee Hargeysa siday ukala horreeyaan. Guddoomiye Muuse Biixi oo ay wehelinayeen xubno…

Read More

Waa Maxay Saamaynta ay ku Fadhido Xubinimada Itoobiya ee Golaha Amnigu?

Addis Ababa 03.July 2016 (SDN/QJ):- Dawlada Itoobiya ayaa dhowaan loo doortay xubin aan joogyo ahayn oo ka mid ah Golaha amniga ee Waramada Midoobay, waxana ay xilkaa hayn doontaa mudada labada sanadood ah ee soo socda., hadaba waa maxay saamaynta ay joogitaankeeda golahasi ku yeelanayso xaaladaha qaaradda afrika gaar ahaan ta gobolkan geeska afrika ee…

Read More

Doorashada Gudoonka Midowga Afrika oo Lagu tartamayo Iyo Ismaandhaafka Jira

Addis Ababa 03.July 2016 (SDN/QJ):- Doorashada gudiga ururka Midnimada Afrika ayaa loo arkaa inay noqoto imtixaan adag oo loo maro xil saamayn ku leh masiirka guud ee qaaradda iyo ku taagnaanta mabaa’diida uu Ururku u taagan yahay, iyadoo gudiga sare uga fadhiyaan dalalka xubnaha ka ah Ururka inay dhacdo tartan doorasho  oo dhammaystiran , kas…

Read More

Faysal Cali Waraabe Oo Xilkii Ka Qaaday Guddoomiyihii Gobolka Saaxil Ee Xisbiga UCID

Hargeysa,2,7,2016 (QJ/SDN) – Gudoomiyaha xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Eng.Faysal Cali Waraabe oo goordhaweyd war saxaafadeed uu soo saaray nuqul ka mid ah soo gaadhay xafiiska war qabadka ee shabakadda Qurbejoog.Com ayaa waxa uu sheegayaa in gudoomiyuhu uu xilkii ka qaaday Marwo Rooda Axmed Yaasiin Gudoomiyihii xisiga UCID ee gobalka Saaxil. Gudoomiye Faysal  ayaa xil kaa…

Read More

Hoggaamiyaha Al-Qaacidda oo Al-Shabaab Ugu Baaqay in ay Sare u qaaddo Weerarada Muqdisho iyo Kenya

Muqdisho,2,7,2016 (QJ/SDN) – Sheekh Dr. Aymen Al-Dawaahiri Hoggaamiyaha Ururka Al Qaacidda ayaa kalimad maqal iyo muuqaal ah oo uu jeediyay uga hadlay dagaalka ka socda Soomaaliya. Dawaahiri ayaa xarakada Al-shabaab ku ammaanay dagaal ay kula jiraan ciidanka dowladda Somaaliya iyo AMISOM. Al Qaacidda waxay Xarakada Al-Shabaab ugu baaqday in ay sare u qaaddo weerarada ka…

Read More

SHEEKH AADAN-SIIRO: “Waar Derajooyinka Ciidanka ka daaya Qabyaaladda”

Hargeysa,2,7,2016 (QJ/SDN) – Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa khudbaddii Jimcaha ee shalay kaga hadlay Zakaatul-fidriga, Maaddaama oo lagu jiro Gabogabada Bisha Barakaysan ee Ramadaan. Sheekhu waxa kale oo uu khudbaddiisa kaga hadlay oo uu soo bandhigay mar kale qorshayaal wax loogu qaban karo Dadka Reer Somaliland ee Danyarta ah, isagoo sidoo kalena…

Read More

Somalia: Wasaarada Haweenka oo ka hadashay Dhaliishii Culumadu ay u soo jeediyeen Sharciga JINSIGA

Muqdisho,2,7,2016 (QJ/SDN) – Wasaaradda Haweenka Somalia, ayaa intii lagu guda jiray bilihii hore ee Sannadkan waxa ay Golaha Wasiiradda hore geeyeen Qoraalka Siyaasadda Qaran ee Jinsiga kaasoo ka halayo Waxyaabo badan oo illaalinayo Gender-ka – Jingsiga oo ah qoyska, ee ka kooban Hooyadda, Aabaha iyo Caruurta. Siyaasadda Qaran ee Jinsiga (National Gender Policy ) oo ka…

Read More

Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamaanka Somaliland Oo Geeriyooday iyo Madaxweyne Siilaanyo Oo Tacsiyadeeyay

Hargeysa,1,7,2016 (QJ/SDN) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo Isagoo ku hadlaya magaciisa, kan dawladda iyo ka shacbiga Somalilandba waxa uu tacsi u dirayaa, Golayaasha Qaranka, Wakiilada, Guurtida, waxgaradka, waayeelka, aqoon yahanka, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo shacbiga somaliland ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Marxuum Xildhibaan Ibraahim Maxamed Xuseen (dhaadheere) oo…

Read More

Wasiirkii Hore Ee Maaliyadda Somaliland Oo Xaalad Caafimaad Loo Dhigay Cusbitaalka Hargeysa

Hargeysa,1,7,2016 (QJ/SDN) – Wasiirkii hore ee wasaaradda maalliyada Muj Maxamed Xaashi Cilmi ayaa dhawrkii caano maal ee u dembeeyey xaalad caafimaad u jiifay cusbitaalka guud ee Hargeysa, kadib markii uu in dhawaale bukaan socod ahaa. Muj. Maxamed Xaashi Ayaa shalay la dhigay Cusbitaalka guud ee Hargeysa kadib markii xaalad caafimaad la sooderistay, sida ay ehelladiisu…

Read More

Mandheera Kenya: Lix qof oo lagu dilay weerar lagu qaaday basas

Gaarisa,1,7,2016 (QJ/SDN) – Wararka ka imaanya gobolka Soomaalida ee Waqooyi-bari Kenya ayaa sheegaya in maanta rag hubeysan ay weerareen basas maraayay deegaan ka tirsan degmada Mandheera. Lix qof oo rakaabkii gawaaridaa lasocday kujiray ayaa dhintay. Wararku intaa waxay ku dareen in dadkaasi dhinteen kadib markii dableydu ay rasaas ooda uga qaaday basaskaa oo labo ah….

Read More

SAWIRRO: Xuska 56-sano guuradii Xorriyada iyo Midowgii Soomaalida oo lagu Qabtay Muqdisho

Muqdisho,1,7,2016 (QJ/SDN) – Munaasabad lagu Xusayay 56-guuradii kasoo Wareegatay markii gobollada Koofgureed ee Somalia ay Xorriyadda ka qaateen gumeysigii Talyaaniga, isla markaana ay Soomaaliya Midowday, ayaa Xalay lagu Qabtay Muqdisho, iyadoo ay ka Qayb-galeen Mas’uuliyiin kala duwan oo ka Tisran Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamulka Gobolka Banaadir. Gobollada Waqooyi ee Somalia, ayaa waxay ka Xorroobeen…

Read More

‘’Anigu hadii aan ka gardaranahay Faysal Wallaahi Ardaagiisa Reer Suldaan Guuleed ayaa xidhe ii ah oo wax Allah iyo wixii ay iigu taliyaan ogolahaye,Laakiin Isagu..’’ Cali Guray

Hargaysa 01.July 2016 (SDN/QJ):-  Gudoomiye Ku Xigeenka 3aad ee Xisbiga Ucid Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf ‘’Cali Guray’’ ayaa ka Falceliyey Hadal shalay ka soo Yeedhay Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe oo Sheegay inaanu Xisbiga Ucid Wax Muran ahi ka Jirin laakiinse dad Mashruuc soo qaatay ay Meelahaas la Wareegaan In Xisbigii la isku…

Read More

“Mashruuc-Ba La Qaatay La Yidhaa Xisbiga Ucid Wuu Is Haystaa, Rooda Axmed Yaasiin Waxaan Siiyay Digniin, Xildhibaan Qabille Isagu Xisbiga Ucid Kuma Jiro” Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Oo Qodobo Badan Bayaamiyay DAAWO

Hargaysa 01.July 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Ucid ayaa ka hadlay Hadalo ay Warbaahinta Siisay Marwo Rooda Axmed Yaasiin oo ah Gudoomiyaha Xisbiga Ucid ee Gobolka Saaxil Isla markaana ay ku durtay Heshiiska Xukuumadu ku Wareejinayso Dekeda Berbera Waxa uu Gudoomiye Faysal Sheegay inuu Rooda siiyay Digniin kadib markii ay ka hor timid Siyaasadiisa. Gudoomiye Faysal…

Read More

“Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Xisbiga Ucid kuma Meteli karo Go’aan ka Gaadhista Saami qaybsiga Kuraasta Wakiiladda” DAAWO

Hargaysa 01.July 2016 (SDN/QJ):- Garabka ka Soo Hor Jeeda Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa Sheegay inaanu Gudoomiyahoodu u Matali Karin Wada Xaajoodka u Socda Sadexda Xisbi qaran Si ay Xal uga Gaadhaan Saami qaybsiga Kuraasta Golaha Wakiiladda. Waxaa Halkaasi ka Hadlay Xoghayaha Golaha Dhexe ee Xisbiga Ucid Eng. Xasan Sabce; Gudoomiyaha Gobolka…

Read More