Dawlada Kenya oo Bilowday Dib u Celinta Qaxootiga Xeryaha Dhadhaab

Dhadhaab 04.July 2016 (SDN/QJ):- Dawlada Kenya  ayaa  billowday inay Dalkooda dib ugu celiso Qaxootiga Soomaaliyeed ee ku jira xeryaha Dhadhaab ee Gobalka Waqooyi-Bari dalka Kenya. Qaxooti tiradoodu tahay  180 Ruux oo ah kuwii ugu Horreeyay ayaa  dawlada Kenya Gaadiid ku daabushay, Waxayna geysay Magaalada Dhoobley ee gobolka Jubbada Hoose, si looga sii gudbiyo meelihii ay…

Read More

Murashaxa Xisbiga Dimuquraadiga ee Maraykanka Hillary Clinton oo lagu baadhayo Xarunta FBI ee Washington

Washinton 04.July 2016 (SDN/QJ):- Musharaxa xilka Madaxweynaha ee dalka Maraykanka Hillary Clinton ayaa  hortagtey haaya’adda FBI waxaana la weydiiyey su’aalo la xidhiidha  E-mailkii ay isticmaashey xilligi ay ahayd Wasiirka. Hillary Clinton,  ayaa hore raaligelin uga bixisey in ay isticmaashey  E-mailkeeda gaarka ah iyo Server ay si gaar ah u lahayd xilligii ay ahayd Wasiirka Arrimaha…

Read More

Mas’uulkii Sadexaad ee Xil Wasiirnimo ka soo Qabtay Xukuumada Siilaanyo oo Cisbitaalka Guud ee Hargaysa lagu dabiibayo

Wasiirkii Hore ee Wershadaha Abiib Diiriye Nuur (Timacad) Waxaa uu Saddex Ku Yahay Laba Wasiir Oo Soo Maray Xukuumadda Oo  Intii Lagu Gudo Jiray Bishan Barakaysan Ee Ramadaan   Cusbitaalka La Dhigay Hargaysa 03.July 2016 (SDN/QJ):- Wasiirkii Hore ee wasaaradaha warfaafinta iyo Wershadaha ee xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo hoggaamiyo  Abiib Diiriye Nuur (Abiib Timacad) ayaa xaalad caafimaad…

Read More

Wefdi saxafiyiin ah oo madaxwaynaha Puntland Mr Gaas kala Xaajoonaya Xidhitaankii Radio Daljir

Gaalkacyo 03.July 2016 (SDN/QJ):- Wafdi ergo ah oo u badan saxafiyiin  ka hawl gala Puntland ayaa safar ku tagay magaalada Gaalkacyo si ay wada xaajood ula yeeshaan madaxwaynaha Puntland C/weli Maxamed Cali “ Gaas”, ugana codsadaan in xayiraadda laga qaado warbaahinta Dajir oo maalinkii 10-aad xiran. Saxafiyiinta gaaray magaalada Gaalkacyo ee qorshaynaya inay madaxwaynaha arkaan…

Read More

FAADUMO DAYIB: Haddii aan guuleysto waxaan Al-shabaab la furi doonaa Wadahadalo Nabadeed

Muqdisho,3,7,2016 (QJ/SDN) – Haweeneyda keliya ee isku soo sharraxday inay u Tartanto xilka Madaxweyennimo ee Somalia Doorashada dhacaysa dhamaadka sannadkan 2016-ka, Faadumo Dayib ayaa sheegtay inay Wada-hadallo nabadeed la furayso Al-shabaab, Haddii ay ku guuleysato Hoggaanka Soomaaliya. Faadumo Dayib, ayaa sheegtay inay tani ka mid tahay Rajooyinkeeda gaarka ah, haddii loo doorto Madaxweynaha Somalia, waxaana…

Read More

SAWIRRO: Qodista Riiggii Biyaha Ee Banka Qool-cadey Oo Maanta Si Rasmi Ah Loo Dhagax-dhigay

Hargeysa,3,7,2016 (QJ/SDN) – Waxaa Maanta si rasmi ah loo dhagax dhigay Riig Biyo ka soo saari doonaa Banka Qool-caday kaas oo qeyb ka ah Mashruuca banka qoolcaday. Munaasibad ka dhacday halka laga qodayo Riiggan oo ah Badhtamaha Banka Qoolcaday ayaa waxaa ka soo qeyb galay Masuuliyiin kala duwan oo isugu jiray Madaxda Axsaabta Qaranka, Wasiiro,…

Read More

Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani oo Sheegay in aanay Ogolaan doonin in la Kala Qaado Doorashooyinka Is barkan ee Madaxtooyadda Iyo Wakiiladda DAAWO

Hargaysa 03.July 2016 (SDN/QJ):- Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa Meela dag iska Taagay hadal haynta ku Saabsan in la Kala Qaadayo Labada Doorasho ee Isku Sidkan ee Madaxtooyadda Iyo Golaha Wakiiladda Maadaama ilaa haatan Xisbiyada Qaranku aanay go’aan rasmi ah ka gaadhin Xal u helida Saami qaybsiga Gobolada dalka ee Kuraasta Golaha Wakiiladda.

Read More

Xildhibaan ka  Tirsan Golaha Guurtida oo Bedka soo Dhigay Asaraarka ku Duugan Wareejinta Dekeda Berbera DAAWO

Hargaysa 03.July 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan Maxamed Xaaji Cabdiraxmaan oo ka mida golaha guurtida Somaliland ayaa badka soo dhigay siro ku gadaaman wareejinta dekeda berbera ee ay xukumaddu ku wareejisay shirkada DP World,sidoo kalena waxa uu sheegay in dhulkii ay marayeen beebka dhuumihii haamaha shiidaalku lagu wareejiyay dayr isla markaana lagu wareejiyay dad gaar ah.

Read More

“Ciidanka booliska in Aqoontooda kor loo qaado oo la kordhiyo tiradiisa, tayadiisaba, iyo qalabkiisaba waa Siyaasada Xukuumadda Madaxweyne Axmed Siilaanyo.” Wasiirka Madaxtooyadda DAAWO

Hargaysa 03.July 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyadda Somaliland Mudane Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa ka qayb gala munaaisbad balaadhan oo tababar loogu soo xidhayey Ducad ka tirsan Ciidanka booliska. Munaasibadaasi oo ka dhacday Dugisga tababarka Ciidanka booliska ee ku yaala degmada mandheera ee Gobolka Saaxil, ayaa masuuliyiintii ka qayb galay waxa ka mid ahaa Wasiirka madaxtooyada,…

Read More

Baro oo Ku Dayo Muwaadinkaaga Danta Guud Wax ka Qabtay iyo Marti qaadka Qoraaga Maxamed Cabdi Daa’uud DAAWO

Hargaysa 03.July 2016 (SDN/QJ):- Maxamed Cabdi Daa’uud Waa Qoraa Weliba si Xeel dheer uga Hadlay Buug uu Curiyey oo Hal hayskiisu ahaa Hadimooyinka qaadka kaas oo Xambaarsan Daraasado iyo Macluumaad Wax badan ka taraya Nolosha Bulshada Isla markaana uu si durugsan ugaga hadlay Waxyeelada qaadku u Leeyahay Nolosha Qofka iyo Daroogooyinka ku Jira. Sama fale…

Read More

“Cadaalladii Iyo wax wada lahaanshihii Muuse Biixi Sheegayay ma cadaalad darradan ayay ku dambeysay? Suldaanka Beel KULMIYE Dhiigooda Raacay Oo Cadaalad Darro Ka Tirsaday Muuse Biixi DAAWO

Gabiley 03.July 2016 (SDN/QJ):- Suldaan Ibraahim Jaamac Samatar, oo ka mid ah salaadiinta Somaliland kana soo jeeda gobolladda Awdal iyo Gabiley, ayaa sheegay inuu ka xumaaday wax uu ugu yeedhay cadaalad darro uu sameeyay Guddoomiyaha ahna Murrashaxa madaxweynaha KULMIYE Muuse Biixi Cabdi oo uu sheegay inuu ka qadiyay beelaha Samaroon guddida fulinta ee uu Arbacadii…

Read More

Dhacdo Cajiib ah:Dhaawacyada Labadii Ardaa ee Dharkeyn Geeyo ku Dagaalamay oo Goob Isku Mid ah lagu dawaynayo oo ka hadlay Dareenkooda DAAWO

Hargaysa 03.July 2016 (SDN/QJ):- Xubno ka Mid ah Maleeshiyaadkii ku Diriray Deegaanka Dharkeyn Geeyo ee Koonfurta Gobolka Sool oo haatan lagu dawaynayo Cisbitaalka Guud ee Hargaysa ayaa ka hadlay Sidii uu Dagaalkaasi u dhacay iyo Baaqa ay Bulshada u dirayaan https://www.youtube.com/watch?v=MT-8X6BdM3M

Read More

Afhayeenka Xisbiga Waddani oo Beeniyay Hadal uu Warbaahinta Siiyay Mas’uul ka Tirsan Xisbigaas oo Sheegay in Ciida kadib ay Xisbiga Waddani ku Soo Biirayaan Kooxdii Isbedel doonka Kulmiye DAAWO

Hargaysa 03.July 2016 (SDN/QJ):- Afhayeenka Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Xildhibaan Ibraahin Mahdi Buubaa ayaa ku dooday in Xisbigoodu uu yahay ka ugu Taageerayaasha Badan Xisbiyada Jira Waxaa kale oo uu ka hadlay War uu Warbaahinta Siiyay Mas’uul Sare oo Ka Tirsan Xisbigaas oo Sheegay in Ciida kadib la qaban doono Xaflada Midowga Waddani iyo…

Read More

Wax ka Ogow Taariikhda Iyo Marxaladihii Nololeed ee uu soo Maray Sheekha Caanka ah ee Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir DAAWO

Hargaysa 03.July 2016 (SDN/QJ):- Waxa uu ka mid yahay Haldoorka Culimada Somalida ee Magaca ku Yeeshay Fidinta Diinta Islaamka Waxa uu ka soo Jeedaa Qoys lagu Ixtiraamo dhinaca Diinta Isagoo u Waramayay Barnaamijka baro Muwaadinkaaga ku dayashada Mudan rubuc qarnigii tegay ayuu ku faahfaahiyey heerarkii ay Noloshiisu soo martay iyo Caqabadihii la soo dersay Waa…

Read More