Category: Wararkii ugu Dambeeyay
Prof Axmed Ismaaciil Samatar Ma Xisbiga Kulmiye ayuu Ku Biiray Mise Xisbiga Kulmiye ayaa Ku Biiray? Faallo Suxufi C.laahi Maxamed Cali
Hargaysa 15.June 2016 (SDN/QJ):- Sooyaalka argtiyaha siyasadeed Prof Axmed Ismaaciil Samatar ma ah kuwa ku bilaabmaya intii uu shaaciyey in uu quus ka joogo aragtidii uu mudada ay jirtay Somaliland ee dheer uu difaaci jiray ee “Wada jirka Soomaaliya” oo ay qayb ahaan isaga xagiisa Somaliland ka mid ahayd wadajirkaas oo difaaceeda sidoo kalena weerar ku…
Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Kormeer ku Tegay Xaafadaha Hargaysa ee Waxyeelada uu Gaadhsiiyey Roobkii Doraad DAAWO
Hargaysa 15.June 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha JSL Md Axmed maxamed maxamuud Siilaanyo ayaa kormeer ku soo maray xaafadihii ugu khasaaraha badnaa habeenkii xalay markii ay dabayl qoyan oo roobab wadataa ku dhufatay caasimadda somaliland, taasoo gaysatay khasaare nafeed iyo mid maaddi ahba.
Maxay Indhahooda ku soo arkeen Wasiirka Madaxtooyada Iyo Duqa Hargaysa oo Booqday Dadkii Waxyeeladu ka soo Gaadhay Roobkii Hargaysa ka Da’ay? DAAWO
Hargaysa 15.June 2016 (SDN/QJ):-Wasiirka wasaaradda madaxtooyada Somaliland iyo maayirka caasimada hargaysa ayaa soo kormeeray guryihii Waxyeeladu ka soo gaadhay Roobkii Dabaysha watay ee ka da’ay Caasimada Hargaysa.
DAAWO: “Qisasul Quraan” Sheekh Almis Yaxya
Hargeysa,15,6,2016 (QJ/SDN) – Halkan ka daawo Sheekh Almix Yaxye oo inoo soo jeedinaya Qisaska quruxda quruxda badan ee Quraanka ku jira iyo fahankooda, waxaana diyaariyey True Cable TV
Wasaaradda Beeraha oo ka Hadashay Khasaaraha uu dhinaca Beeraha u Gaystay Roob dabaylo Watay oo doraad Hargaysa ka Da’ay DAAWO
Hargaysa 15.June 2016 (SDN/QJ):-Wasiirka Wasaaradda Beeraha Somaliland Md, Maxamed Awdaahir Ibraahim Ayaa Ka Hadlay Xadiga uu Le’eg yahay Roob doraad galab ka da’ay Magaalada Hargaysa oo Gaystay Khasaare Nafeed iyo Mid Hantiyeed.
Mas’uuliyiinta Wasaaradda Waxbarashada oo ka Hadlay Khasaaraha uu Dugsiyada Hargaysa soo Gaadhsiiyey Roobkii Dabaylaha Watay DAAWO
Hargaysa 15.June 2016 (SDN/QJ):-Wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee somaliland ayaa soo kormeertay dugsiyadii ay waxyeeladu ka soo gaadheen roobkii baaxada lahaa ee Doraad ka da’ay caasimada hargaysa.
Qudhaanjada Ku Qaniinta Ha Dilin ee u Mahadnaq.(Xogta Dahsoon Iyo Bisha Ramadaan) DAAWO
Hargaysa 15.June 2016 (SDN/QJ):- Qudhaanjadu waxay ka mid tahay Xasharaadka yaryar ee meelkasta oo caalamka ka tirsan laga heli karo, hadii ay ku qaniinto qudhaanjadu ha ka xanaaqin, hana u qaadanin inay waxyeelo kuu gaysatay, hana ku fekerin inaad disho, sababtoo ah qaniinyadeedu waxay kuu leedahay faa’iido waana in aad ugu mahadnaqdaa (inkastoo ilaahay leeyahay…
DAAWO: Prof : Axmed Ismaaciil Samater oo Ku Biiray Xisbiga Kulmiye
Boorama,14,6,2016 (QJ/SDN) – Prof : Axmed Ismaaciil Samater ayaa si rasmiya ugu biiray xisbiga haya talada Somaliland ee Kulmiye, waxana munaasabad balaadhan oo lagu qabtay Magaalada Boorame ka soo qayb-galay madaxweyne kuxigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici hogaanka xisbiga Kulmiye oo uu hogaaminayay Muuse Biixi Cabdi Guddoomiyaha xisbigaasi iyo xubno ka tirsan golaha Wasiirada Xukuumadda madaxweyne Siilaanyo….
Biyo La’aan Ka Tagaan Magaalada Boorama
Boorama,14,6,2016 (QJ/SDN) – Wararka naga soo gaaraya Boorama ayaa sheegaya in biyo la’aan ba’an ay faro kulul ku heyso magaalada Boorama. Biyo yarida ayaa waxaa loo aanaynayaa abaartii dhawaan lasoo maray dhamman dalka qeybihiisa kala duwan; ceelashii ayaa badanaa guray magaaladaas oo ka tirsan gobolka Awdal. Inkastoo roobab badan ay gu’gii ka da’een Awdal hadana…
Donald Trump: Somalida Mareykanka ku Nool Waxay doonayaan inay ku biiraan Kooxda ISIS
Washington,14,6,2016 (QJ/SDN) – Murashaxa Xisbiga Jamhuuriga ee Marykanka, Donald Trump, ayaa mar kale ku celiyay baaqiisii ahaa – in Muslimiinta laga Mamnuuco in dalka Mareykanka ay soo galaan. Trump oo khudbad jeediyay ayaa ku sheegay in Soomaalidu ku Nool dalka Mareykanka ay doonayaan inay ku biiraan Ururka Daacish ama ISIS. Isagoo ka hadlay dhacdadii maalin…
Uganda: Boob lagu Hayo Qalabka Xafiisyada ee Ururada Caalamiga ah
Kampala,14,6,2016 (QJ/SDN) – Dalka Uganda, sanadihii lasoo dhaafay ee dhowrka ahaa gaar ahaan 2dii sano ee lasoo dhaafay waxaa dad aan heybtooda la garan la sheegay in ay boob ku hayeen oo usoo dhacayeen xafiisyada heyadaha caalamiga ah ee halkaa kuyaala. Dadkaa ayaa la sheegay inay ka xadaan ama ka xadayeen kombuyuutaro iyo qalab kale…
Dhoofka Xoolaha nool oo ka bilowday Kismaayo [Daawo]
Kismaayo,14,6,2016 (QJ/SDN) – Dekedda magaalada Kismaayo waxaa maanta ka dhoofay ku dhawaad 1,200 oo neef oo lo’ ah, kuwaa oo laga kala keenay gobollada Jubaland. Xoolahan oo dhammaantood ahaa lab ayaa waxaa loo dhoofinayay dalka Masar ayadoo ay dhoofinayeen ganacsatada rugta ganacsiga iyo warshadaha Jubaland ee JCCI. Maareeyaha dekedda Kismaayo Axmed Xaaji Aadan oo warbaahinta…
Shaybaarkii Xannaanada Xoolaha Soomaaliya oo Maanta Dib loo Furay Mudo fog Kaddib
Muqdisho,14,6,2016 (QJ/SDN) -NWasiirka Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa Somalia iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ahna Duqa Muqdisho – ayaa Maanta si Wadajir ah Xarigga uga jaray Sheybaarka Dhexe ee Caafimaadka Xoolaha Soomaaliya ee Magaalada Muqdisho. Dr. Maxamed Muuse Yusuuf oo ku hadlay magaca hay’adda QM u Qaabilsan cunnada iyo Beeraha ee FAO, oo goobta ka hadlay…
Garoonka Diyaaradaha Muqdisho oo lagu Qabtay Raashin Dhacay oo loo Waday G/Gedo
Muqdisho,14,6,2016 (QJ/SDN) – Ciidanka booliska ee ka hawlgala garoonka diyaaradaha Muqdisho, ayaa maanta Gaacanta ku dhigay Raashin dhacay oo ka koobnaa Noocyada kala duwan oo ay leedaha Hay’adda Cunnada Aduunka ee WFP. Raashinkan oo ka koobaaa; Galley, Masaggo (Haruur), Misir iyo noocyada kale ee miraha ayaa ah kuwo aan la cuni karin, iyadoo la sheegay…
Taliyihii Sirdoonka Soomaaliya ee NISA oo Xilkii laga Qaaday iyo Taliye KMG ah oo la Magacaabay
Muqdisho,14,6,2016 (QJ/SDN) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh. Maxamuud, ayaa maanta xil ka qaadis ku sameeyey taliyihii hay’adda Nabad-sugidda iyo sirdoonka Qaranka (NISA), Jen. C/raxmaan Maxamed Tuur-yare. Xasan Sheekh, ayaa xilka qaadista taliyaha u cuskadey qodobbada 87-aad iyo 90-aad ee dastuurka KMG-ka ah ee Soomaaliya, iyo isagoo tixgelinaya baahi la xiriirtey in is-beddelada lagu sameeyo Hoggaanka…
“Hadii Dhinacayagu ku Qanci Waayo Go’aanka Gudida Diiwaangelinta Waxaan Racfaan u qaadan doonaa Maxkamada Sare,Laakiin Faysal Halkaas ayuu Isagu afka dhulka dari doonaa” Cali Guray
Waxa Na Deeqa Cadaalad,Wax Ka Yar Iyo Wax Ka Badan Midna Dooni Mayno Hargaysa 14.June 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiye Ku Xigeenka 3aad ee Xisbiga Ucid Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf “Cali Guray” ayaa ka hadlay hadii go’aanka ka soo baxa gudida diiwaangelintu uu Raaligelin waayo Talaabada Kale ee u furan,Waxaa kale oo uu ka hadlay Hadii Go’aankaasi…
Maxaa Ka Soo Baxay Kulan Laba Geesood ah oo Weftigii Xukuumada Somaliland ee Laascaanood ku Sugnaa ay Yeesheen? DAAWO
Laascaanood 14.June 2016 (SDN/QJ):- Waftigii Wasiirada ahaa ee ku sugnaa magaalada laascanood ayaa laba kulan oo kala duwan oo lagago hadlayo nabadgelyada waxay ku qabteen xarunta maamulka Gobolka sool.
Gudoomiyaha Gobolka Togdheer Iyo Wefti uu Hogaaminayo oo Kormeer ku maraya Deegaamada ku Teedsan Xuduuda Somaliland iyo Itoobiya DAAWO
Burco 14.June 2016 (SDN/QJ):-Gudoomiyaha Gobolka Togdheer Maxamed aadan Qabo Iyo Weftigii Uu Hogaaminayey ayaa kormeer ku maray deegaanada xuduuda ay S/land la leedahay dawlada Itoobiya.
Munaasibad lagu daahfurayay Biyo Balaadhinta Koonfurta Hargaysa Iyo Dooda Wasiirada DAAWO
Hargaysa 14.June 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Khayraadka Biyaha Mudane Baashe Cali Jaamac ayaa Xadhiga ka Jaray Kaydadka ay Biyaha ka Cabayaan Xaafadaha Ayax 1 Iyo Ayax 2.
Boorama: Xaflad uu Kulmiye Kula Midoobayo Prof Axmed Ismaaciil Samatar oo Maanta loo Balansan yahay,Maxaase ka Jira in Prof Samatar loo Magacaabi doono Xilka Wasiirka Boosaha?
Boorama 14,June 2016 (SDN/QJ):- Waxaa Shalay Gaadhay Magaalada Boorama ee Xarunta Gobolka Awdal Wefti uu hogaaminayo Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ahna Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi oo Qasdiga Socdaalkiisu ku qotomo soo dhawayn uu Xisbul Xaakimka Kulmiye u samayn doono Prof Axmed Ismaaciil Samatar oo Cadeeyay inuu ku Biirayo Xisbiga Kulmiye. Qabanqaabada…
