“Markii Xukuumaddu Heshiiska La Gashay Shirkadda DP World Waxa Ila Soo Hadashay Jabuuti Oo Ii Sheegtay Inay Ka Xun Yihiin,Anigana Waa la iga Qariyey Qadhiidhkii Xaqul Qallinkii…” Faysal Cali Waraabe
Hargeysa, 3 June, 2016-(SDN/QJ): – Guddomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa ka shifay siro la xidhiidha heshiiskii Dekeda berbera saamaynta uu ku yeeshay Xidhiidhkii Somaliland iyo Jabuuti isagoo sheegay in markii xukuumada Somaliland heshiiska la gashay shirkada Dubai ports World ay isaga la soo xidhiidhay dawlada Jabuuti una sheegtay sida ay uga xun…
