Sool:Dagaal Hor leh oo Ka Qarxay Deegaan u dhow Dharkeen-geeyo Iyo Khasaaraha Dhimasho ee Ilaa hada
Laascaanood 05.June 2016 (SDN/QJ):- Warar Shabakada Qurbejoog ka heshay Ilo lagu Kalsoon yahay oo Ku Sugan Gobolka Sool ayaa Sheegaya in Goor Gaaban oo Galabta ah uu dagaal ka qarxay degaanka dhumay oo ah degaan ay wada dagaan beelaha walalaha ah ee Shalay Jimcihii uu Dagaalku ku dhex maray dagaamada dharkeengeeyo. Warku Wuxuu Sheegayaa in…
