Xaddiga Lacagta Dawladdu Ugu Talo-gashay Warbaahinta Xuska 18 May Iyo Wasiir Caddaani Qadarka uu ka Lunsaday
Hargeysa, 13 May, 2016 (SDN/QJ) :– Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka Iyo Wacyigalinta Somaliland Md. Cismaan Cabdilaahi Saxardiid Caddaani ayaa lagu soo waramayaa in uu account ama xisaab u gaar ah ku shubtay lacag dhan $21,000, taasoo qayb ka ahayd lacaga dhan in ka badan Konton Kon Oo Dollar oo ay xukuumadda Somaliland ugu talo gashay…
