Daawo:- Somaliland Oo Ka Jawaabtay Muuqaalkii Hore Ee Wasiirka Dekeddaha Soomaaliya
Hargeysa,12,5,2016 (QJ/SDN) – Wasiirka Ganacsiga iyo Maalgashiga Caalamiga ah ee Somaliland Mudane Xuseen Aadan Dayr oo maanta qaar ka mid ah warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeysa ayaa ka jawaabay Muuqaal hore oo ku taariikhaysnaa [April 22, 2015] kaasi oo wasiirka Dekedaha iyo Kalluumaysiga Soomaaliya Nuur Faarax Xirsi uu ku diidanaa in dekedda Berbera lagu wareejiyo gacan…
